Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayah Guud ee QM
Muqdisho Aug 13, 2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya dane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabbilay Ku-Xigeenka hayah Guud ee Qaramada Midoobay Peter Drennan. Madaxweyanaha iyo ku-xigeenka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay waxay ka wada hadlay wada shaqeynta Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, xaaladda ammaan ee dalka iyo taageerada Qaramada Midoobay ay u fidiso Soomaaliya. Mudane Peter…
