Webmaster

Nuxurka Kulan Dhex Maray Siyaasi Ibraahin Daahir Dubad oo Xisbiga Waddani ka Tirsan Iyo Salaadiinta Gobolka Hawd

Hargaysa 20. August 2017 (SDN/QJ):-Kulankan ayaa waxa ka soo qayb galay suldaanka guud ee beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, Suldaan Xuseen Xaaji Cabdilaahi iyo Suldaan Cabdilaahi Laydh. Ujeedada kulankan ayaa ku saabsanayd is xog waraysi guud iyo mid gaar ahaaneed oo dhex maray siyaasi Ibraahin Daahir Dubad iyo salaadiinta deegaankiisa. Siyaasi Ibraahin…

Read More

Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Macalimiin Ardayda Ku  Caawiyey Qishkii Imtixaanaadka oo Markii ay Toobad Keeneen ay Cafiday & Hal Shardi oo laga Rabo AKHRI

Hargaysa 20. August 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa Si Rasmi ah Waxay Shaaca uga qaaday Macalimiin Ka mid ahaa Hormooyin ay hore Saxaafada ugu faafiyeen oo ka qayb qaatay inay ardayda ku caawiyaan Qishka intii lagu Jiray Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Fasalada 4aad ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa 8aad ee Dhexe,kuwaas oo garwaaqsaday Khaladkii…

Read More

Madaxweynihii Hirshabeele ee Xilka Laga Qaaday oo Gaadhay Magaaladda Muqdisho Kuna adkaysanaya inuu Isagu Yahay Madaxweyne Iyo eedayn uu u Jeediyey Dawlada Federaalka

Muqdisho 20. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble, oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Jowhar kana waday dagaal siyaasadeed. Cali Cosoble oo u muuqda mid rajadiisa ceel dheer ku dhacday ayaa magaalada Muqdisho u yimid sidii uu ula kulmi lahaa wakiilo katirsan Beesha Caalamka…

Read More

Xukuumada Federaalka Soomaaliya Oo Sheegtay In Hawl-gal Lagu Dilay 7 Dagaalyahan Oo Kooxda Al-shabaab Ka Tirsanaa

Muqdisho 20. August 2017 (SDN/QJ):- War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda oo Gacan ka helaya ciidamada Dawladaha Saaxiibka la ah Soomaaliya ay ku dileen Gobolka Jubbada dhexe 7 Dagaalyahan oo ka mid ahaa Al-shabaab. Qoraalka ayaa lagu sheegay in raggan la bartilmaameedsaday uu ka…

Read More

Madaxweynaha Nageria Muhammadu Buhari oo dalkiisa dib ugu laabtay kadib bilooyin uu ka maqnaa

Abuja 20. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Nageria Muhammadu Buhari ayaa dib ugu laabtay dalkiisa hooyo , kadib mudo sadex bilood ah oo ku sugnaa dalka Britain oo xaalad caafimaad uu u joogay. Muhammadu Buhari ayaa ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Abuja , waxaana halkaasi uga hor tagay si diirana ugu soo dhaweeyay Madax katirsan…

Read More

Xukuumada Talyaaniga Oo Markii Labaad Cabasho Ka Muujisay Whatsapp-ka Iyo Facebook-ga

Roma 20. August 2017 (SDN/QJ):-Dawladda dalkaasii Talyaaniga ayaa markii labaad cabasho ka muujisay dhibaato uu ku hayo Whatsapp-ku, isaga oo noqday walax sababta furiinka ugu badan ee wadankaasi ka dhaca, iyada oo uu kaalinta labaadna galay Facebook-gu. Looyaradda ugu saraysa dalkaasi Talyaaniga oo lagu magcaabo Gian Ettore Jasanaa ayaa sheegay in dhibta ugu badani ka…

Read More

Korodhka Dunnida ee Indho La’aanta iyo Sababaha loo Tirinayo inay Kor u Qaadeen

Hargaysa 20. August 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis cusub ayaa daaha ka rogtay in tirada dadka aragga waaya iyo dhibaatada caafimaad ee dhinaca indhuhu ay dunida oo dhan si aad ah ugu soo badanayso. Cilmibaadhis ay sameeyeen khubaro caafimaadka indhaha ku xeeldheer oo ay hormood u ahaayeen Robert R. Bourn iyo Seth R. Flaksman oo majaladda Lancet…

Read More

Buug Laga Diyaariyey Sheekadii Shan Daranley oo Hargaysa lagu Gardaadiyey & Weedhihii laga Yidhi Xaflad il yartu is qabatay

Hargaysa 20. August 2017 (SDN/QJ):- Xaflad lagu gar-daadinayay Sheekadii Caan-baaxday SHAN-DARANLEY oo markii ugu horeysay Buug ahaan if-ka ugu soo baxday ayaa lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Sheekada Shan-daranley oo uu qorey Abwaanka Axmed Cali Garas(MAQA-LOOCSHE), ayaa waxa tifaftiray Cabdinaasir Axmed Ibraahim, waxaana maal-gelisay oo soo daabacday Shirkadda Daabacada ee HEMA BOOks.  …

Read More

Xaaska Madaxweyne Mugabe oo ka Baaqatay inay Hor tagto Maxkamad ku Taala Koofur Afrika

K.Africa 20. August 2017 (SDN/QJ):-Xaaska madaxweynaha Zimbabwe, Grace Mugabe ayaa ka baaqatay in ay ka  soo muuqato  maxkamad ku taala magaalada Johannesburg kadib markii sida la sheegey ay u gacan-qaaday haweeney 20 jir ah. Wasiirka booliiska Koonfur Afrika Fakile Mbalula ayaa sheegey in aysan xabsi ku jirin Grace maadaamaa ay adeecday amarada booliiska, balse la…

Read More

Wax akhrisku wuxuu qofka baraa Bulshaawi-nimo iyo Kalgacayl Wuxuuna Furaa Maskaxda Iyo Fahamka Qofka

Hargaysa 20. August 2017 (SDN/QJ):-Haddii aad tahay gashaanti ku hawlan xulashada saygii ay mustaqbalka qoysnimo la wadaagi lahayd, waa in aad xisaabta ku darsataa in uu noqdo nin wax-akhrisku balwad u yahay. Sababta aynu gabadha oo keliya u xusnay waa xaqiiqada jirta ee ah in dumarku aad uga cawdaan odayaasha oo akhriska kaga mashquula waqtigii…

Read More

Dhaxalkii Thomas Sankara iyo Hogaamintiisii Maalmihii Dahabiga ahaa !!

Burkina Faso 20. August 2017 (SDN/QJ):- Kadib ku nagaashaha xukunka dalkiisa Burkina Faso, halkan waxaa idin kugu soo gudbin karnaa guulihii uu ku hoggaamiyay wadankiisa muddadiisii afarta sano. Thomas Isidore Noël Sankara oo ifka joogay intii u dhaxaysay 21 December sanadkii 1949 ilaa 15 October 1987, wuxuu ahaa horjooge katirsan militariga xoogga dalka Burkinabe, xanbaare…

Read More

”Waxay Qolo Waliba Beri Soo Fadhiisan Doontaa Iyadoo Laba Gudoomiye Leh” Tiro ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo ka Digay Fadhi Beri Golahoodu ku dooranayo Gudoomiye ku xigeenka 1aad & Fariin ay Direen DAAWO

Hargaysa 19. August 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka Digay Cawaaqibka ka dhalan doona Fadhiga uu Maanta Shaaciyey Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiiladdu ee uu xusay inay isugu iman doonaan Xildhibaanada Golaha Wakiiladdu maalinta beri si loo doorto Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda. Waxay Xildhibaanadani Xuseen inaanu…

Read More

Rugta Ganacsiga Somaliland oo Cadaysay in Dekeda Berbera Tan iyo Intii DPW la Wareegtay uu Ku Yimid Hoos u Dhici ugu Weynaa & Cabashada Ganacsatada

Hargaysa 19. August 2017 (SDN/QJ):-Rugta ganacsiga Somaliland ayaa cadaysay in shirkadda DP world uga dartay nidaamkii shaqo ee dekedda Berbera islamarkaana uu dekedda hoos u dhac weyni ku yimid mudadii ay gacanta ku haysay. Guddoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland Md. Maxamed Shukri oo u waramay laanta Afka Soomaaliga ee BBC, wuxuu sheegay in tan iyo markii…

Read More

‘’Waa Nasiib Daro Xinif oo Malcaamad Qur’aan Macallin ka ahaa oo aan Xitaa Iskuul Gelin Isagoo aan CV lahayn in laga Dhigo Agaasime’’ Xildhibaan Mubaarik Bidhi DAAWO

Burco 19. August 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Mubaarik Bidhi oo ka mid ah Golaha Deegaanka ee Magaaladda Burco ayaa Jawaab ka bixiyey Weedho Shalay ka soo Yeedhay Agaasimaha Maamulka ee Komiishanka la tacaalida Cudurka Aids Cabdi Kariin Xinif. Agaasimaha muumulka xakamaynta AIDS-Ka ee Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed ( Xinif ), ayaa ku tilmaamay dawladnimadii Somaliland inuu ku…

Read More

Weriye iyo Sama Fale Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Ku Laabtay Magaaladda Muqdisho & Barnaamij uu ka Bilaabay DAAWO

Muqdisho 19. August 2017 (SDN/QJ):- Weriye iyo Sama Fale Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa ku laabtay Magaaladda Muqdisho ee Xarunta Dalka Somalia isagoo halkaas ka Bilaabay Barnaamij uu ugu Magac daray Waa Ku kaa Kaas oo Dadka Danyarta ah uu ku gudoonsiiyo Qadar Lacageed. https://www.youtube.com/watch?v=HAG3vFmfo9E&spfreload=5

Read More