Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Ayaa Shir Balaadhan La Yeelatay Maamulayaasha Dugsiyadda Gobolka Maroodi Jeex
Hargaysa 18. August 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ayaa shir balaadhan la yeelatay maamulayaasha dugsiyadda gobolka maroodi jeex, shirkaasi oo lagu qabtay hoolka shirarka ee xarunta wasaaradda waxbarashadda ayaa waxa ay u jeedadiisu daaranayd guud ahaan sidii loo dardar-galin lahaa habsami u socodka waxbarashadda dalka. Waxa shirkaasi ka soo qayb-galay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda…
