Caasimadda Somalia ee Muqdisho: 12 Jir Ay Dishay Baaskoolad Aabbihii Leeyahay Oo Uu Ku Ciyaarayey
Muqdisho 21. August 2017 (SDN/QJ):- Wiil da’diisa lagu sheegay 12-jir, ayaa Habeen hore isku dilay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, kadib markii uu isku dhuftay Bastoolad la sheegay in uu lahaa Aabihii. Wiilka is dilay, ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cadnaan Cabdi Cali, waxaana Aabihii uu kamid yahay Saraakiisha ciidamada Dowladda, gaar ahaan kuwa Militariga….
