Webmaster

”Kala danbayntii iyo nidaamkii dawladnimo jileec ayaa galay,sababtu waxay doonto ha noqoto” Siyaasi CabdiKariin Xinif Mas’uul Xukuumadii uu ka Tirsanaa eedeeyay

Hargaysa 19. August 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha muumulka xakamaynta AIDS-Ka ee Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed ( Xinif ), ayaa ku tilmaamay dawladnimadii Somaliland inuu ku yimi jileec iyo habacsanaan dhanka maamulka ah. Masuulkan oo ka tirsan xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa si adag u sheegay in arintaas la hubo, waxaanu musharax Muuse Biixi ku tilmaamay mid nidaamka…

Read More

Mucaaradka Kenya Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Natiijadii Doorashada

Nairobi 19. August 2017 (SDN/QJ):-Isbaheysiga mucaaradka ee dalka Kenya ayaa xalay saqdii dhexe maxkamadda sare u gudbiyay dacwad ka dhan ah natiijadii doorashada oo guddiga doorashada uu ku dhawaaqay in uu ku guuleystay Uhuru Kenyatta. Xisbiga Odinga ee NASA ayaa horay u sheegay in aysan aadi doonin maxkamadda, balse ay gao’aankaasi qaateen ka dib markii ay…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Si Diiran Maanta loogu soo Dhaweeyay Caasimada Dalka ee Hargaysa DAAWO

Hargaysa 19. August 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa dib ugu soo Laabtay Caasimadda dalka ee Hargaysa kadib markii ay soo dhamaysteen Socdaal ay ku Tageen Gobolada Bari ee dalka.

Read More

Xubnaha Maalinta Beri u Tartamaya Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 19. August 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maalinta Beri ah Kulan yeelan doona Golaha Wakiiladda Somaliland Xili aan Weli Xal laga gaadhin Khilaafkii Ka Dhashay Doorashada Gudoomiyaha lagu muransan yahay Sharciyadiisa Baashe Maxamed Faarax Waxaana la filayaa in Goluhu Doorto Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda. https://www.youtube.com/watch?v=oBUGLWWp0kU  

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Sheegay In Ganacsato Ku Tartamayaan Inay Iibsadaan Dhulka Laynka Booliiska Ee Hargeysa DAAWO

Hargaysa 19. August 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee kaga hadlay dhibaato ka jirta Dekedda Magaalada Berbera oo Xukuumadda Somalilad ku wareejisay Shirkadda DP World. Sheekh Aadan-Siiro waxa kale oo uu khudbadda kaga hadlay Marxaladda Siyaasadeed ee dalku marayo iyo Arrimo kale oo ay ka mid tahay in Ganacsato…

Read More

Murashax Muuse Biixi iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo ku Soo laabtay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa DAAWO

Hargaysa 19. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu Hogaaminayay oo Laba Todobaad Socdaal ku saabsan Qaadashada kaadhka Codbixiyaha Ku Joogay Gobolada Bari Gaar ahaan Sool iyo Sanaag ayaa dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa.

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo U Dhoofay Dalka Imaaraadka Carabta DAAWO

Hargaysa 19. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuu (Siilaanyo), ayaa Safar ugu Ambo-baxay Dalka Imaaraadka Carabta. Socdaalkan oo lagu sheegay inuu yahay mid gaar ah, ayaa waxa Madaxweynaha ku wehelinaya Marwada koowaad ee Qaranka Aamina Xaaji Maxamed Jirde (Aamina-weris) iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Cali Axmed Cali.

Read More

Musharrax C.raxmaan Cirro oo Iftiimiyey Shax-Siyaasadeed uu Ciyaaray oo Xukuumadda Siilaanyo & Xisbigeeda Kulmiye Sida Fiinta uga Qayliyeen!!

Ceerigaabo 18. August 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Xisbiga Kulmiye ee talada dalka Somaliland haysa, ayaa ka gubatay, isla markaana sida Fiinta uga qaylisay Ajande ama Shax-siyaasadeed cusub oo uu ciyaaray Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ka dib markii uu Ciidammada Qalabka sida ee Qaranka Somaliland u ballan-qaaday haddii uu Talada…

Read More

Taariikhda Iyo Sooyaalka Nololeed ee Macallin Siciid Saalax Axmed oo Mudo ka Badan Nus Qarni soo ahaa Macallin Iyo Xogwaran Raadayn Culus ku Reebaya Maskaxda Daawata DAAWO

Hargaysa 18. August 2017 (SDN/QJ):- Wuxuu ku dhashay gobalka Sanaag Soomaaliya, meesha la yidhaahdo Laas-qoray, taariikhdu markay ahayd 1945-ti. waxa uu waxbarashadiisi hoose/dhex ku qaatay Magaalada Ceerigaabo ee Gobalka Sanaag, ka hor intuun u gudbin dugsigii sare ee Cammuud ee magaalada Boorame. Maalin maalmaha ka mid ah Faarax xuseen (Hudle) oo kormeer shaqo ugu tagay…

Read More

Gudomiyaha Gobolka Awdal Oo Sheegay 6 goobod Ee Daldalan ee Codbixiyeyaashu inay Gobolka Awdal Ka Tirsan yihiin DAAWO

Boorama 18. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise ‘’Mustafe Shiine’’ ayaa Sheegay inay Gobolka Mas’uulka uu ka yahay ee awdal ay raacsan yihiin 6 Goobood oo Dal dalan isla markaana aanay dadka ku dhaqani ka codayn doorashooyinka kadib Muran Mudo dheer soo taxnaa oo u dhexeeya bulshada degta oo ku doodaysa inay…

Read More

Guddoomiye Cirro Muxuu Ka Yidhi Xaaladda Dekedda Berbera Iyo Waxqabadka Xukuumadiisu Fulin Doonto Hadii Talada Dalka uu Ku Guulaysto? DAAWO

Ceerigaabo 18. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa khudbad uu ka jeedinayey madal xisbiga WADDANI kusoo dhawaynayeen xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Ceerigaabo ayaa waxa uu kaga hadlay xaaladda ay wakhti xaadirkan ku sugan yihiin dekeda magaalada Berbera iyo wadadii Ceerigaabo. Waxaana uu sidoo kale soo bandhigay…

Read More

“Muuse Biixi Iyo Xisbigiisu Inama Boobi Karo Oo Nin Nin Kama Adka Ee Yaan La Qaadin Waddo Qaldan” Siciid Sulub DAAWO

Ceerigaabo 18. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Howlaha Guud ee Dowladdii Madaxwayne Riyaale Siyaasi Siciid Sulub oo imika ka mida saraakiisha sarre ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in waddani iska saaro shakiga ah in Codka la boobayo waxaanu sheegay in saddexda xisbiga isku mid yihiin ee cida wax qaldi kartaa xukumadda…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Qirtay Inuu Hoos U Dhacay Adeeggii Dekedda Berbera Intii Ay Gacanta Ku Haysay Shirkadda Imaaraadka ee DP WORLD & Hanjabaada Ganacsatada!!

Berbera 18. August 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay sheegay in adeeggii Dekedda Berbera uu hoos u dhac ku yimid, isla-markaana Ganacsatadu kala kulmeen caqabado. Masuuliyiintani waxa kale oo ay caddeeyeen in Shirkadda DP WORLD ee gacanta ku haysa Dekedda Berbera aanay sidii laga filayey u fulin heshiiskii ay Somaliland…

Read More

Xildhibaano u Codeeyay Murashax Talyanle oo Mudane Baashe Maxamed Faarax u aqoonsaday Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 18. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanno ka tirsan golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland oo u coddeeyay xildhibaan Cabdiraxmaan  Tayanle doorashadii Guddoomiyaha aqalkaas ee 6-dii Bishan qabsoontay, ayaa shaaciyay  inay u aqoonsan yihiin   Guddoomiyaha cusub ee golaha  Baashe Maxamed Faarax. Xildhibaan Mahdi  Xuseen Caddare,   Xildhibaan  Mahdi  Cabdilaahi Maxamuud  iyo  Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac oo si wadajir ah…

Read More