Webmaster

    Israa’il iyo Xamaas oo Si Wada jir ah u Ogolaaday Xabad Joojin Mudo Shan Saacadood oo Qudha Soconaysa Iyo Goodiga Israa’il

    Gaza 17.July 2014 (SDN/QJ)- Israa’iil iyo Xamas ayaa aqbalay xabad joojin ku meel gaar ah oo muddo shan saacadood ah laga dhaqan gelinayo marinka Qaza. Israa’iil ayaa sheegtay in ay joojinayso duqeynta si loo fududeeyo dadaalada gargaarka iyo si dadka Qaza ay u helaan fursad ay ku heli karaan waxyaabaha daruuriga ah Xubin ka tirsan…

    Read More

      Urgent application for Somali girl’s live-saving surgery

      An urgent application has been brought before the High Court in Pretoria to ensure a 12-year-old Somali girl receives life-saving surgery, Lawyers for Human Rights (LHR) said on Wednesday. “She arrived in South Africa on July 4 as an asylum-seeker with the intention of applying for refugee status after fleeing conflict in Somalia,” LHR said…

      Read More

        Tacsi: Marxuumad Hooyo Faadumo Cabdillahi Shaqale‏

        Anagoo ah dadka/ururadan hoose ku qoran waxaan ka tacsi u dirayna dhammaan hablaha (Maryan/ Zuhuur/Samira) ilma Xaaji Faarax Gaydh iyo qoysaskoodda gar ahaan Gudoomiyaha Ururka Hablaha Gaaroodi Marwo Maryan Xaaji Faarax Gaydh oo Hooyadood Faadumo Cabdillahi Shaqale ku geeriyootay xalay afurkii (16/07/2014) London.   Haddaba Anaga oo ka tiraanyaysan geeridda ku timid Marxuumad Hooyo Faadumo…

        Read More

          Xoghayahii garabka haweenka xisbiga ucid ee london Marwo Casha Yusuf oo iska casishay xilkii ay ka haysay xisbiga oo dhawaan loo soo magacabay.

          London 16July14 (SD) Xoghayahii garabka haweenka xisbiga ucid laantiisa  london Marwo Casha Yusuf oo iska casishay xilkii ay ka haysay xisbiga iyada oo la soo xiriirtay qurbejoog.com Marwo caasha ayaa waxay shegtay in xilkeeda uu ka dhashay khilaaf XOGAN oo dhinaca garabka haweenka iyo masuulinta xisbiga ee laanta uk waxanay sheegtay in si loo  jaro…

          Read More

            Cudur Cusub oo ka Dilaacay Somalia iyo Qaramada Midoobay oo ku hawlan Wax ka qabashadiisa

            Nairobi 16.July 2014 (SDN/QJ)- Cudur ka dilaacay Soomaaliy,ayaa walaac weyn ku abuuray qaramada Midoobay isla markaana ay sheegeen in ay si dhakhso ah uga hawl gali doonaan la dagaalanka xanuunka cusub iyo sidii ay ku xakaman lahaayeen. Qaramada Midoobay ayaa lacag gaadhaysa $1.4 million Dollar  ugu tala-gashay in wax looga qabto cudurka Measles oo la…

            Read More

              Taliyaha Laanta Nabadgalyada Wadooyinka Somaliland oo dalbaday in la adkeeyo Qaabka Bixinta Liisamada Wadista Gaadiidka

              Hargaysa 16.July 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Nabadgelayda Waddooyinka Somaliland Faysal Xiis ayaa dalbaday in wax laga bedelo qaabkii loo bixin jiray liisamada wadista gaadiidka oo uu sheegay in markii hore si fudud loo qaadan jiray. Taliye Faysal Xiis  ayaa sidan ka sheegay mar uu ka hadlayey munaasibad lagu soo bandhigayey Xarunta Wasaarada Hawlaha Guud iyo…

              Read More

                25 Sanno ka Dib iyo Dhacdadii Xanuunka badnayd ee Xasuuqii Xeebta Jasiira ee Muqdisho {DHAGAYSO}

                Muqdisho 16.July 2014 (SDN/QJ)- Xasuuqii 47 qof oo isugu jiray aqoonyahan , professoro , ganacsato , dhallinyaro iyo farsamoyaqaanno uu taliskii siyaad barre koofiyad castiisii ku dileen xeebta jazeera 17july 1989 waxaa ka soo wareegay haatan 25 sano . Dadkaasi inta habeen saq dhexe laga soo ururiyay guryahoodii oo ay iska jiifeen magaalada muqdisho xaafadda…

                Read More

                  Halkan Ka Daawo: Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeenta Somaliland Oo Maanta Soo Bandhigtay Liisano Cusub Oo (Electronic ) Ah

                   Hargeisa 15/7/2014(SDN/QJ)Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeenta Somaliland Oo Maanta Soo Bandhigtay Liisano Cusub Oo (Electronic ) Ahoo  waxaii  imika ka danbeya  ay  gaadiidlayda somaliland qaadan  doonan  isagoo liisankani  ah  mid  casriya isgoo sidoo  kale  cagan  siinayaa ciidanka amanka oo si  fudud  loo helayo baburka danbiilaha ah Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe jog Concat@somalidiasporanews.com

                  Read More

                    AMISOM oo soo dhawaysay qaabkii loo fashiliyay weerarkii shalay

                    Muqdisho 16.July 2014 (SDN/QJ)- Qoraal kasoo baxay howlgalka nabad ilaalinta Midowga Africa ee Somalia ayaa maanta 16.July.2014 lagu sheegay in lagu soo dhawaynayo werarkii shalay lala damacsanaa in lagu bartilmamaysto garoonka diyaaradaha Muqdisho halkaasoo amaankeeda la adkeeyay. Ciidanka DF ayaa shalay gacanta ku dhigay gaari lagu soo xiray walxaha qarxa iyadoona wadihii gaarigaasi lagu sheegay…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudbad Kooban Kaga Falceliyey Soo Dhaweyn Diirran Oo London Loogu Sameeyey DAAWO

                      London:July,16,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo oo Goor dhaweyd Gaadhay Magaalada London, ayaa  hadal kooban u jeediyey Xubno  ka mid ah shacabka reer Somaliland ee Uk ku dhaqan oo Halkaas soo dhaweyn ugu sameeyey. Madaxweyne Siilaanyo iyo Waftigiisa, waxa si gaar ah soo dhaweyn ugu  qaabilay xubno ay ka mid yihiin safiirka Somaliland ee Uk Cali Aadan Cawaale, Safiirka…

                      Read More

                        Wasaaradda Khaarajiga Somaliland oo Faahfaahisay Nuxurka Qoddobo Madaxweyne Siilaanyo iyo Ra’iisal-Wasaaraha Itoobiya isku afgarteen In Xuduudka Somaliland Etopia la Furo

                        Hargeisa 15/7/2014 (SDN/QJ)- Dawladda Itoobiya, ayaa ka hadashay nuxurka kulan dhexmaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ra’iisal-wasaarahooda Mr. Hailemariam Desalegn. Madaxa Arrimaha Afrika u qaabilsan Wasaaradda Khaarajiga Itoobiya Mr. Solomon Abebe oo warbaahinta dalkooda u warramay shalay, ayaa sheegay in kulanka dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Ra’iisal-wasaare Hailemariam Desalegn uu aad mid…

                        Read More

                        Xulalkii Uga Qeybgaley Africa Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka oo Lagu Shaambadeeyey Hal Talaabo Horey u Qaad & Talaabooyin Badan Dib U Qaad. (By Jaahuur)

                        Qurbejoognews.com-16-July-2014- Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa waxyaabihii xulalka Afirka u matalayey ka qabsadey koobkii kubadda cagta ee aduunka ee ka dhacay dalkaa Brazil 2014. Marka ugu horeysa waxaa ayaan daro ah laba xul oo ka mid ahaa xulalkii qaaradda Afrika u matalayey iney dhexdooda isku qacan qaadaan ciyaarta dhexdeeda iyo lagu nasbeynayo iney…

                        Read More

                          Dawladda Libiya Oo Dalbatay Farogelin Shisheeye iyo Maleeshiyo-Beeleedyo Halis Ku Haya Jiritaanka Dalkaas

                          Tripoli:July,16,2014(SDN/QJ)-Golaha Wasiirrada Dawladda Libiya ayaa kal fadhi ay yeesheen iskula gartay  in dalku dalbado Farogelin shisheeye. Wasiirka arrimaha dibadda Liibiya ayaa  isagu ku dhawaaqay inay qaramada Midoobay iyo iyo Beesha caalamkaba ka dalbadeen in si deg deg ah looga soo gaadho maleeshiyooyinka Faraha baas ku haya Dawladda aan cagaha adag u taagnayn ee Haatan Libiya…

                          Read More

                            Al-shabaab Oo Iska Fogaysay Dilkii Nafiisa Cismaan, Kana Hadashay Dhallinyaradii Shalay Lagu Qisaasay Muqdisho

                            Muqdisho:July,16,2014(SDN/QJ)-Xoogga Al-shabaab ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay Dilkii qisaasta ahaa ee shalay lagu fuliyey Labadii Wiil ee Dhallinyarada ahaa iyo waliba Dilka Haweenayda iyagu ku eedaysnaayeen ee Nafiisa Cismaan. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamed Xuseen (Cali Jabal), ayaa wuxuu sheegay inaanay Al Shabaab ka mid ahayn labadii nin ee…

                            Read More

                              Qoraagii Caanka ahaa Ee Cabdiqaadir Aroma Oo Xalay Geeriyooday

                              London:July,16,2014(SDN/QJ)-Allah Ha u Naxariistee waxa Habeenkii Xalay Magaalada London ee Carriga Ingiriiska ku Geeriyooday Qoraagii Soomaaliyeed ee Caanka ahaa ee Cabdiqaadir Cismaan (Cabdiqaadir Oromo). Canbiqaadir Oromo ayaa ka mid ahaa Qoraayada Somaaliyeed  Hibada u lahaa Qoraalka iyo Soo Bandhigidda Taariikhaha iyo dhacdooyinka soomaalida dhexdeeda ka dhex dhaca, waxana uu u geeriyooday Xanuun uu in muddo…

                              Read More