Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweyne Axmed Siilaanyo Iyo Ra’isal Wasaaraha Itoobiya
Addis Ababa 15.July 2014 (SDN/QJ)- Raysal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa shalay gurigiisa ku qaabilay weftigii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo labadii maalmood ee la soo dhaafay socdaal shaqo ku jooga magaaladda Addis-ababa ee dalka Itoobiya. Kulankaasi waxa madaxweyne Axmed Siilaanyo ku wehelinayay Wasiirrada Arrimaha dibadda, Waxbarashada Maxamed Biixi Yoonis iyo Samsam…
