Webmaster

    Deegaanka Xeebta Kenya Oo Weerarro Hor leh Oo Khasaare Geystay Markale Laga Fuliyey

    Lamu:July,11,2014(SDN/QJ)-Saraakiisha Booliska Dalka Kenya, ayaa sheegay in Kooxo Dablay ahi ay Saaka Weerar ka fuliyeen Saldhig Boolis oo ku Yaalla Deegaanka Xeebta Lamu. Saraakiishan ayaa sheegaya in Kooxahan ay Si gaar ah u badhtilmaameedsadeen Saldhigga Xaafadda Pandanguo oo ku yaalla Deegaanka Xeebta oo hore weerarro noocan oo kale ahi  uga dhaceen. Taliyaha Ciidamada Booliska Lamu…

    Read More

      Marwada Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan Beer-laxawsi ah La Qaadatay Dhallinyaro Beesheeda ah iyo Waxyaabihii ay U Sheegtay

      Hargeysa:July,11,2014(SDN/QJ)-Waxa Xogo faahfaahsan laga helayaa kulan ay Marwada Madaxweyne Siilaanyo dhawaan la yeelatay tiro dhallinyaro ah oo ay isku beel yihiin, kuwaas oo Bannaanka keenay Waxyaabihii ay marwadu u sheegtay. Kulankan oo ay marwadu codsatay, ayaa lagu faaqiday sida ay dhallintani warbaahinta qaarkood u sheegtay  sidii kursiga mar kale loogu soo celin lahaa Madaxweyne Siilaanyo,…

      Read More

        Beesha Harti ee Jubooyinka oo ka cawday Madaxweyne Axmed Madoobe

        Kismaayo July 11,2014(SDN/QJ)-Odeyaasha dhaqanka ee beesha Harti ee gobolada Jubooyinka ayaa war ay soo saareen waxa ay uga cawdeen maamulka Jubba ee uu madaxda ka yahay Madaxweyne Axmed Madoobe,qoraalkuna sidan ayuu u dhignaa: KU: M/weynaha dowlad-gobaleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland OG: Odayaasha dhaqanka ee beelaha Kablalax OG: Wafdiga Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland OG: Wafdiga Xildhibaanada Dowladda Federaalka…

        Read More

        “Madaxweynuhu mararka qaarkood baadhis caafimaad wuu u bixi jirey, Laakiin arrin gaar ah oo aan hadda….”Guddoomiye Cirro

        Hargeysa:July,11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Ahna Guddoomiyaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa mar kale ku celiyey sida uu ugu xunyahay Tacaddiga iyo Dhibaatada ay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku Hayso Xorriyatul-qawlka iyo saxaafadda Madaxa Bannaan ee Dalka ka jirta. Guddoomiye Cirro oo  u warramay warbaahinta Maalintii shalay, ayaa daaha ka qaaday in Xadhiga iyo cabudhinta saxaafaddu ay…

        Read More

          Kenya: Refugees appeal against forced relocation to camps

          Refugees in Nairobi are appealing against a controversial ruling that would force thousands of Somalis from their homes to live in squalid overcrowded camps in north Kenya, Amnesty International said today. “This outrageous ruling affects the entire refugee population of Nairobi. Using the pretext of protecting national security, the Kenyan authorities have cracked down on…

          Read More

            Musuq-Maas​uqa Hadheeyey Mashaariic​da Biyo Gelinta Caasimada Hargeiysa oo fooda usaaran in Dalaagkii Biyuhu uu ka huro Caasimada Hargeisa

            Waxaa aduun gaadhaaya ilaa iyo $30 Million oo doolar ugu  deeqdey Dawalada khalijku (UAE)  dawalada Somaliland dhawaan si biyaha loo gaadhsiiyo shacab weynaha  ooman ee reer Somaliland gaar ahaan shacabka caasimada Hargeisa iyo nawaaxigeeda degan.Taariikhdu markey aheyd 2011-kii ayaa iyana wadamada midowga yurub (EU) ay  Somaliland u qoondeeyeen  deeq lacageed oo gaadheysa $27.5 million taas oo iyana loo…

            Read More

              Dawlada Federaalka oo ku Hawlan Sidii ay u Hakin lahayd Wada Hadaladii Somalia iyo Somaliland iyo Asbaabaha ay Salka ku hayso.

              Muqdisho 11.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Federaalka ee Somalia ayaa ku talo jirta Sidii ay u Joojin lahayd Wada hadaladii ay la lahayd Somaliland oo Shan Wareeg oo hore ay labada dhinac wada yeesheen. Sababaha Keenay Joojinta Wada hadalada ayaa Ilo Wareedyo ay Qurbejoog.com heshay Waxay Sheegayaan in Xukuumada Somalia u aragto in Wada hadalada labada…

              Read More

                “Dhibaatooyinka Kenya ka dhacayaa waa kuwo ku baahay Kenya oo dhan way habboon tahay inaan diiradda saarno siday wax u socdaan oo aan ka feejignaanno” Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka u qaabbilsan ee Afrika

                Washington 11.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Waddanka Maraykanka, ayaa shaaca ka qaadday inay Kenya ka gacan-siin doonto hawlgallada iyo la-dagaallanka ka dhanka ah Kooxda Argaggixisada ah ee Al-Shabaab iyo ka hor-tagga hawlgallada ay Kooxdaasi ka fuliso gudaha dalka Kenya, iyadoo Al-Shabaab tan iyo sannadkii hore laban-laabtay weerarrada ay ka fuliso waddankaas. Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibedda ee…

                Read More

                  Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Somalia oo lagu Dhex xidhay Xabsi ku Yaal Villa Somalia

                  Muqdisho 11.July 2014 (SDN/QJ)- Caluula Nuur Caluula oo ah Sargaal ka tirsan Xafiiska Ra’iisul wasaraha Soomaaliya ayaa Shalay Galab  waxaa lagu Xiray Xabsi ku yaala Villa Soomaaliya. Xiritaanka Caluula ayaa waxaa uu salka ku hayaa kadib Markii  isagoo u socda Xafiiskiisa ay is afdhaafeen sargaal ka tirsan ilaalada Madaxweynaha Soomaaliya. Is afdhaafkaasi kadib anaa waxaa…

                  Read More

                    Punt land oo Isu diyaarinaysa 16 Guurada Dhismaha Maamulkaas,Gudi Qabanqaabo oo loo saaray iyo Dib u habayn lagu samaynayo Hay’adaha dawlada qaarkood

                    Garowe 11.July 2014 (SDN/QJ)- Xarunta Madaxtooyada ee Punt land ayaa Waxaa  ku shiray golaha wasiirada dawladda puntland iyadoo  dood dheer iyo falanqeyn  laga yeeshay xaalada dalka,  ka dib waxaa ka soo baxay qodobada hoos ku qoran. Xaalada amniga Puntland marka loo eego xaalada guud ee soomaaliya waxay mareysaa meel aad u wanaagsan kaasoo shacabka Puntland…

                    Read More

                      Waraysi laga Qaaday Ninkii Gaadhiga u Waday Kooxdii Villa Somalia Weerartay, oo Fashiliyay Siro badan oo uu ka Hayay Madaxtooyada,Iyo Doorkii uu ku lahaa Qaraxyo Muqdisho laga Fuliyay

                      Muqdisho 10.July 2014 (SDN/QJ)- Xasan Muxiyadiin Xasan oo ah Eedaysanaha loo qabtay Qaraxii Xarunta Madaxtooyada ee Somalia isla markaan Kooxdii Weerarka soo qaaday u Waday Gaadhigii ay Madaxtooyada ku galeen ayaa Ka  Waramay Doorkii uu ku lahaa Hawlgalkaas. Eedaysane Xasan Muxiyadiin Xasan Waxa uu ka Mid ahaa Shaqaale ka Tirsan Shirkada Hormood oo Xafiis ku…

                      Read More

                        Golaha Wasiiradda ayaa isku raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu go’aan ka gaarto cida qaadanaysa Basaboorka diblomaasiga

                        Muqdisho, July, 10, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka, iyadoo goluhu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen magacaabista Wasiirka amniga Qaranka iyo Taliyayaasha Ciidamadda Booliska iyo Nabad-sugidda oo dhawaan uu magacaabay…

                        Read More

                          Why some Somali clans protect pirates while others don’t

                          Communities in Somalia protect pirates when they have no better source of income, sometimes switching back to taxing legitimate trade when economic conditions improve, argues a new report. The international community currently relies on a costly, heavy military presence around Somalia in order to keep shipping lanes safe. However, a new academic study suggests a…

                          Read More

                            Crime in Somalia:Pirates v economists

                            SHIPS navigating the lawless seas of the Gulf of Aden must keep a constant lookout for Somali pirates. The roots of Somalia’s maritime banditry lie in its desperately poor coastal villages, where the choice between fishing and piracy is an easy one for many. But whereas plenty of attention has been given to pirates’ own…

                            Read More

                              The appointment Abdikarim Ahmed Mooge as Somaliland deputy Fishery minister has received a broad spectrum reception across Somaliland in view of the background of this noble family‏

                              Abdikarim Ahmed Mooge originated from respected noble family from somaliland that was famous for poetry sons, revolutionary and liberation struggle. The two brothers (Ahmed and Mohamded) had played countless songs that we consider it as a poetic or poetic sound that still refreshes in our memories and will remain over a long period to come….

                              Read More

                                Dawlada Somalia oo Maanta Ansixisay Sharciga la dagaallanka argagixisada

                                Muqdisho 10.July 2014 (SDN/QJ)- Xubnaha golaha wasiirradda ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyey magacaabista wasiirka amniga qaranka,  taliyayaasha ciidamada boliiska iyo nabad sugida iyo hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada. Kulanka wasiirrada oo la qabto Khamiis walba waxaa shir-guddoomiyey ra’iisalwasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed. Afhayeenka xukuumadda,  Ridwan Xaaji Cabdiweli oo saxaafada la hadlay kulanka…

                                Read More

                                  Dagaalkii Saaka ka Dhacay deegaanka Deefoow oo ay Ku Naf Waayeen Toban Ruux iyo Dhaawaca la hayo oo Lix Maraya

                                  Hiiraan 10.July 2014 (SDN/QJ)- Toban qof ayaa kudhimatay tiro kalena wey kudhaawacmeen dagaal ka dhashay dhul beereed oo saakay ka dhacay  deegaanka Deefoow oo 39 Km  dhinaca woqooyi galbeed  kaga beegan magaalada Baladweyne  ee xarunta gobolka Hiiraan, sida ay  kusoo warramayaan Weriyeyaasha ku sugangobolka Hiiraan. Dhimashada iyo dhaawaca ayaa u badan dhinacyadii dagaallamay, lix kamid ah…

                                  Read More

                                    Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Isku Shaandhayn Mug leh ku sameeyay Mas’uuliyiinta Dekhli soo saarka Wasaaradiisa

                                    Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale Ayaa Soo Saaray Wareegto Uu Isku Shaandhayn Ku Sameeyey Shaqaalaha Waaxyaha Wasaarada Maaliyada Ee Gobolada Dalka Wareegtada Wasiir Samaale Soo Saaray Waxay U Qornayd Sidan:- Waxa Shaqaalaha Magacyadoodu Hoos Ku Xusan Yihiin Lala Socodsiinayaa In Maanta Oo Bishu Tahay 10/07/2014 Loo Kala Bedelay Sidan…

                                    Read More