Qoyskii Lahaan Jiray Iskuulkii Al-baraka oo Ciidamada Amaanka Somaliland Xabsiga Dhigeen lana Xidhiidhiyeen Arrimo argagixiso
Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)- Booliska Somaliland ayaa habeen hore gurigooda kala baxay Axmed Maxamed Ducaale(Caawiye) Iyo Xaaskiisa Nuura Aw Yuusuf Cabdilaahi iyagoo geeyey xarunta sirdoonka Iyo Baadhista Dambiyada. Ilaa hadda ma cada sababta rasmiga ah ee qoyska gurigooda loogala baxay balse wararka soo baxaya ayaa sheegaya in loo qabtay baadhista kiiska qaraxii ka dhacay dalka…
