Webmaster

    Somali security chiefs sacked after attack

    Somalia’s president sacked his security chiefs yesterday after Islamist Shebaab fighters struck the heart of government in an escalating campaign of attacks in the capital and across east Africa. Al Qaeda-linked Shebaab commandos stormed the presidential palace late Tuesday for the second time this year, demonstrating again their ability to infiltrate Mogadishu and hit the…

    Read More

    Xulka Argentina oo Rigoorayaal Minciinsadey & Holland oo Samirkii Looga Bartey Ku Qanacdey(Germany vs Argentina Finals World Cup 2014) By Jaahuur.

    Brazil-09-June-2014 (SDN) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula jahaysaneynaa xagaa iyo magaalada baayac mushtariga caanka ku ah ee Sao Paulo waxaana isku arkay oo foodda isla galey xulka Argentina iyo Netherland (World Cup Semi Finals 2014). Ciyaartan oo ka dhacdey (Arena Connthians) ayaa ahayd ciyaar aad u xiisaa baadan waxaana ka soo qeybgaley dadweyne iyo taageerayaal…

    Read More

      Hadaad Xoriyad haysato Waxaa Jira kuwo ku Afura Nabad la’aan

      Haddii nabad aad ku seexato ood kusoo toosto ,dalkaaguna kuu xoryahay waxaad dooontaba ku haysoo waxa jira dar ku afura,gabbal iyo waa’na ay u tahay xorriyad la’aan,dhulkoodoo lagu haysto,iyo xadgudubyo kala duwan oo gumaysiga Yuhuudddu kula kaco ooy kamidyihiin dil, dhaawac, burbur iyo duqen,dhul boob,gadoomin, ,handadaad iyo qaar badan oo kale oo tacadiyo ah,kuwaasi oon…

      Read More

        Ciidan ka Tirsanaa Ciidamada Asluubta ee Maamul Goboleedka Punt land oo Maanta Ka soo Goostay laguna soo dhaweeyay Laascaanood Daawo

        Laascaanood 09.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Asluubta Maamul Goboleedka Puntland Kana  Soo Goostay Maamulkaas Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Gobolka Sool. Badhasaab ku Xigeenka Gobolka Sool,ayaa sheegay in Ciidankan ka soo goostay Maamul Goboleedka Punt land ee go’aansaday inay dadkooda iyo dalkooda wax la qaybadaan ay ku biiri doonaan Ciidanka isla markaana Mushaharkooda…

        Read More

          Musharax Jamaal Cali Xuseen “Waad arkayseen in Xuduudaheenii la soo xidhay iyo Siyaasadeenii arrimaha dibada oo Jah-wareersan”

          Hargaysa 09.July 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Jagada Madaxweynaha  Xisbiga Mucaaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen,ayaa Xukuumadda u soo jeediyay in ya ka baxdo gabi ahaanba wada hadalka la filayo in ay dhawaan ku dhex maraan Somaliland iyo Soomaaliya dalka Turkiga. Waxaa kaloo uu Musharaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID,ayaa Xukuumadda ku dhaliilay siyaasadda…

          Read More

            Agaasimaha sirdoonka iyo nabad sugidda qaranka oo la magacaabay

            Muqdisho 09.July 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa magacaabay agaasimaha hey’adda sirdoonka iyo nabad Sugidda qaranka. Ra’iisal wasaaraha ayaa xilka u magacaabay, C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo horey u ahaa safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Ingariiska. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa aqbalay magacaabista ( San-baloolshe), sida ay…

            Read More

              R.W Cabdiweli oo kulan isagu yeeray guddiyada Amniga iyo Siyaasadda ee golaha Wasiirrada.

              Muqdisho, July, 09, 2014 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa kulan deg-deg ah isugu yeeray guddiyada Amniga iyo Siyaasadda ee golaha Wasiirrada, waxaana ay ka hadleen xaaladihii u dambeyay ee dalka iyo go’aamadii uu qaatay Ra’iisul Wasaaruhu ee uu ku magacaabay Wasiirka amniga Qaranka iyo taliyayaasha Ciidamadda Booliska iyo Nabad-sugida….

              Read More

                Tuhun Ka Dhashay Shirkadda La Siiyey Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Siyaasiyiin Ka Qaylo-dhaan Ka Diray

                Hargeysa:July,09,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa lagu eedeeyey inay Diiwaangelinta Codbixiya-yaasha siisay Shirkad gaar ah oo aan wax tartan ah u soo marin, isla-markaana dhinac ka dhaaftay shirkadihii soo codsaday  inay u tartamaan Diiwaangelintaas. Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Aqoon Jamaal Cali Xuseen ayaa afkiisa ka sheegay in diiwaangelintaas la siiyey shirkad gaar loo leeyahay, isla-markaana  dibadda ka…

                Read More

                  Troops retake Somali palace

                  Somali troops retook the presidential palace in the capital of Mogadishu after militants forced their way in and exchanged heavy gunfire with troops and guards. The new attack underscored the threat posed by Islamic extremist group al-Shabab in east Africa. Smoke billowed from inside the heavily-fortified presidential compound, and loud explosions and gunfire could be…

                  Read More

                    Maraykanka Oo Noqday Dawladdii Ugu Horraysay Ee Cambaaraysa Weerarkii Xalay Ee Villa Somalia

                    Washington:July,09,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Maraykanka ayaa si kulul u cambaaraysay Weerarka Al-shabaab Habeenkii xalay ka Fulisay Xarunta  Madaxtooyada Somalia. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in weerarkan uu tusaale u yahay in xaalada amni ee Muqdisho ay tahay mid aan weli degenayn isla markaana AL Shabaab weli khatar ku tahay amaanka caasimada…

                    Read More

                      Muxuu Yuusuf Garaad Madaxtooyada Ku soo Arkay Kadib Qaraxyadii Xalay Laga Fuliyey?

                      Muqdisho:July,09,2014(SDN/QJ)-Saxafiga/Siyaasiga caanka ah ee somaliyeed Yuusuf Garaad Cumar Axmed,  oo Habeenkii xalay ahaa Booqday Xarunta Madaxtooyada waxyar kadib markii Weerarku dhacay, ayaa Bulshada soomaaliyeed u iftiimiyey wixii uu soo arkay.  Yuusuf garaad ayaa markii uu Madaxtooyada dib uga soo noqday Bulshada la wadaagay Dhacdadan uu markhaatiga ka ahaa, waxana uu Boggiisa soo dhigay Qoraal kooban…

                      Read More

                      Xulka Germany oo 7-1 Afka Juuqda Gabey Uga Dhigey Xulka Brazil(World Cup Semi Finals) By Jaahuur.

                      Brazil-09-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaraha waxaynu ku eegeyna Brazil oo danbiilo goolal ah shaandhada lagaga dhigey talow maxay galabsatey? Akhyaartay ciyaartan oo lawada sugayey oo la islahaa waa ciyaar lagu raaxeysan doono ayaan u dhicin sidii la filayey oo xitaa bahweynta ciyaaraha jecel waxay is lahaayeen waxaa la iskaga badin doonaa goolal aan badneyn ama waxaa…

                      Read More

                        Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo 2-bilood Kadib Magacaabay Wasiirka Amniga

                        Muqdisho:July,09,2014(SDN/QJ)-Kadib markii uu Qarax Baarlamaanka laga Fuliyey Dartii isku casilay Wasiirkii hore ee Amniga somalia, ayuu muddo dheer kadib xalay Ra’isal wasaare Cabdiweli Magacaabay Wasiir cusub oo Amniga Somalia  yeelan doonto. Waxaa wasiirka amniga qaran xukuumada Soomaaliya loo magacaabay Khaliif Axmed Ereg oo ahaa taliyihii hore ee haya’dda nabad sugida qaranka ee gobolka Banaadir, sida…

                        Read More

                          Sirdoonka Djibouti Oo Aqallada Hargeysa Muwaadiniin Kala Soo Baxaya iyo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Wali Sii Wadda Ka-ganacsiga Shacabkeeda

                          Hargeysa:July,09,2014(SDN/QJ)-Wali waxa  ay Xukuumadda Somaliland  sii waddaa Ka-Ganacsiga Muwaadiniinteeda, waxana Habeenkii  Xalay Sir-Doonka Dalka Jabuuti oo kaashanaya Ciidamada RRu-da ee Somaliland ay Gurigooda kala baxeen lamaane is qaba oo deganaa Xaafadda Jig-jiga yar ee magaalada Hargeysa. Lammaanahan Xaaska ah ee is Qaba oo magacyadooda la kala yidhaahdo Cabdilaahi Caawiye iyo Nuura Aw-yuusuf Odowaa, ayaa Qafaalashadooda…

                          Read More