Webmaster

    Madaxwenne Xasan Sheekh oo ka hadlay dilkii Marxuum Xildhibaan Xayd

    Muqdisho June 04, 2014- Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dilkii maanta magaaladda Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee marxuum xildhibaan Maxamed Maxamuud (Xayd) oo ka mid ahaa Xlidhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo askarigii ilaalada ahaa ee la socday. Madaxweynaha ayaa marka hore tacsi u diray eheladdii, qaraabadii iyo dhammaan umadda…

    Read More

      Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo Casuumad Sharaf ku Maamuusay Mudanayaal u Tafo Xaydan Maamuus ka Xayuubinta Maayark Gebilay iyo Dalabaad uu Wasiirka Arrimaha Gudaha u Jeediyay

      Hargaysa 03.July 2014 (SDN/QJ)-Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa Caawa Xildhibaanada Gobolka Gabiley Munaasibada Casho Sharaf ah ugu sameeyey Hotel Maansoor ee Hargeysa Kulankan oo salka ku hayey dhaqdhaqaaqyo la doonayo in Xilka lagaga qaado Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Gobolka Gabiley, waxaanu Xildhabaan Xasan Cawaale Wasiirka Arimaha Gudaha Uga Digay inuu faro galin ku sameeyo hawla…

      Read More

        Xeradda ciidanka 54-aad ee Maamulka Punt land oo loogu Magac daray General Maxamed Dirir

        Garowe 03.July 2014 (SDN/QJ)- Qoraal kasoo baxay madaxtooyadda Puntland ayaa galabta lagu sheegay in Allaha u naxariistee Gen.Maxamed Dirir loogu magac daray xeradda ciidanka 54-aad oo ku taalada duleedka waqooyi ee magalada Garowe. Xeradan marxuumka loogu magac daray ayaa ka mid ah xerooyinkii ciidanka dowladdii Siyaas Barre waxaase wixii ka danbeeyay burburkii dalka ka dhacay…

        Read More

          Ra”isal Wasaaraha Somalia oo ka Hadlay Dilkii Xildhibaan Maxamed Maxamud Xayd

          Muqdisho, 3, July, 2014 (SDN/QJ)_ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka tacsiyeeyay dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Maxamuud (Xayd) oo maanta u geeriyooday weerar ay ku qaadeen dhagar-qabayaal xili uu marayay degmada Xamar-weyne. Mudane Cabdiweli ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, eheladii, asxaabtii, xildhibaanada iyo qaranka uu…

          Read More

            Maraykanka iyo Midowga Afrika oo Canbaareeyay Dilka Xildhibaan Maxamed Maxamud Xayd

            Muqdisho 03.July 2014 (SDN/QJ)- Guddiga midowga Afrika u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya ayaa cambaareeyey dilkii Alle ha u naxariistee, xildhibaan Maxamed Maxamuud Xeyd oo maanta lugu dilay magaalada Muqdisho. Kusimaha wakiilka  guddiga,  Lydia Wanyoto Mutende ayaa sheegtay in la joogo xilli ay Soomaalidu dadaal ugu jirto nabad iyo horumar laga taabbo-galiyo Soomaaliya. Wanyoto ayaa tilmaantay inay…

            Read More

              Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xeyd oo Baarlamanka Somalia ka Tirsan oo dablay Hubaysani Toogasho ku dileen

              Muqdisho 03.July 2014 (SDN/QJ)- Rag hubeysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku toogtay xildhibaan ka mid ahaa mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Maxamed Maxamuud Xeyd. Xildhibaanka ayaa la dilay xilli uu ka soo baxay gurigiisa, isagoo maraya agagaarka Afar-Irdoodka degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa kulan uu…

              Read More

              Halkan Ka Daawo Go’aankii Maayarka Salaxlay Iyo Xildhibanadisu Ka Qaateen Qaraarkii Wasaarada Arimaha Guduhu Ku Soo Gabagabaysay muarankii dhulka …..

              Hargeisa 3/7/2014 Waxa Maanta Magaalada Hargeisa  Shir  Jaraa,Id Maayaraka Degmada Salaxlaxy Iyo Qaar Ka Mida Xildhibanada Golaha Deganka Salaxlay  Ayaa  Maanata Qaadacay  Go,Aankii Wasarada Arimaha Guduhu Ku  Xukuntay  Muarnkii Dhulka Muada Badani  Soo Taagna ………. Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbo Joog concat@somalidiaporanews.com

              Read More

                Halkan ka Daawa: Wasirki Hore Arimaha Dibada Dr maxamed C/laahi Cumar Isagoo Ka Waramay Hankisa Siyaasadeed…..

                hargeisa 3/7/2014 (SDN/QJ) waxa  maanta madarka magaalada hargeisa ka soo degay wasiirki hore  wasaarada arimaha dibada somaliland  maxa,ed c/laahi cumar oo mudooyinkii  ugu danbeeyey ku  maqnaa wadanka dibadiisa isagoo  maantawasiirku  ka hadlay  hankiisa siyaasadeed  ee mustaqbalka Hargeisa SDN/QJ Maxamed Qurbo jog Concat.somalidiasporanews.com

                Read More

                Sideed Xul oo u Malafsanaya Koobkan Iyo Mucjisooyinka Lagu Arkey Ilaa & Hadda. (By Jaahuur)

                Brazil-03-June-(SDN) Saaxiibayaal todobaadkan iyo ciyaaraha ka babanaya carigaa Brazil ee koobka kubadda cagta  aduunka ayeynu ku bidhaamineynaa 8-da xul ee iskugu soo hadhey iyo mucjisooyinka lagu arkey intii uu socdey koobkani. Haddii aynu ku bilowno bishii aynu soo dhaafney ee June waxaa ku soo xaadirey dalkaa Brazil 32-wadan oo ka kala yimid daafaha aduunka wadan…

                Read More

                  Maraykanka Oo Shaaciyey Tirada Ciidamadiisa Ka Tirsan Ee Somalia Joogta

                  Washington:July,03,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Wadanka Maraykanka, ayaa shaacisay Tirada Ciidamada ah eek a jooga somalia. Sarkaal u hadlay Pentagon-ka ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka joogaan Ciidamo gaadhaya 120 askari, kuwaas oo hawlo kala duwan u jooga Halkaas. Ciidamadaan Maraykanka ah ayuu sheegay iney ku sugan yihiin meelo kala duwan oo ka tirsan dalka Soomaaliya, isagoo muujiyey inaanay…

                  Read More

                    Iraan Oo Diyaarado Dagaal Ugu Deeqday Dhiggeeda Ciraaq iyo Saamaynta ay Sunniyiinta ku Yeelan Karto

                    Tehran:July,03,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Shiicada ah ee Dalka Iran ayaa dhiggeeda Ciraaq ugu deeqday Diyaaradaha Dagaalka, si ay ugaga hortagaan Kooxda Awoodda Badan ee ISIS. Iiraan ayaa hora u balan-qaaday in dowladda Ciraaq ay ka taageerayaan dagaalka lagula jiro kooxda Islaamiga ee Daacish iyo suniyiinta taageeraya ee qabsaday dhamaan magaalooyinka dalka, isla-markaana kusoo siqiya dhinaca Caasimada Baqdaad. Madaxweynaha…

                    Read More

                      Maxkamad Ku Taalla Kenya Oo Soo Saartay Amar ah In Soomaalida Qaxootiga ahi ku Noqdaan Xeryahoodii

                      Nairobi:July,03,2014(SDN/QJ)-Xilli aanu ammaanka Dalka Kenya Fiicnayn ayey Maxkamadda Sare ee Dalkaasi Taageero u muujisya Go’aankii Wasiirka Arrimaha Guduhu hore ugu sheegay inay Waajib Tahay in qaxootiga ku sugan Magaalooyinka waaweyn dib loogu celiyo xeryihii ay ka yimaadeen ee  Dhadhaab iyo Kaakuma. Garsoore david majanja ayaa waxa uu go’aankiisa ku sheegay in wasiirka arimaha guduhu uu…

                      Read More

                        Degmo Ka Mid ah Degmooyinka Somalida Oo Markii Ugu Horraysay Laga Waayey Hal Qof Oo Shacab ah iyo Sababta Keentay

                          Cee-buur:July,03,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan saraakiisha ciidamada Xoogga Dalka Somalia, waxa Magaalada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud markii  ugu horraysay Taariikhda Laga Waayey Hal Qof oo shacab ah. Cabdi Xasan oo ah Sarkaal ka tirsan ciidanka Somalia eek u sugan Ceel-buur ayaa warbaahinta u sheegay in shacabkii magaalada ku noolaa ay iskaga qaxeen, iyagoo u yaacay degaamo…

                        Read More

                          Koox Hubaysan Oo Weerarro Ka Geysan Lahaa Maamulka Gal-mudug Oo Gacanta Lagu Dhigay

                          Galkacyo:July,03,2014(SDN/QJ)-Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxa lagu qabtay koox dablay ah oo doonayey inay Halkaas Weerarro ka Geystaan. Raggan Gacanta lagu dhigay, ayaa waxaa lagu qab qabtay hawlgal shalay laga sameeyay Koonfurta Magaalada Galkacyo, waxaana lagu hayaa Saldhiga Booliska ee Koonfurta Galkacyo. Ciidamada Maamulka Galmudug, ayaa waxay shalay hawlgal gaar ah ay ka sameeyeen…

                          Read More

                            Baydhabo Oo Toogasho Loogu Geystay Ganacsade Caan ahaa

                            Baydhabo:July,03,2014(SDN/QJ)-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, waxa Goor dhaweyd lagu toogtay ganacsade Caan ka ahaa Deegaankaas. Toogashadan ayaa wararka  na soo gaadhayaa sheegayaan inay Fuliyeen Saddex dhallinyaro ah oo ku hubaysnaa Baastoolada, kuwaas oo isla Goobta ka baxsaday dilka kadib. Ganacsadaha, ayaa waxaa lagu dhex Toogtay gudaha Suuqa Sarifka ee Magaalada Baydhabo, waxaana Magaciisa lagu…

                            Read More

                              Shiinaha Oo Muslimiinta Dalkiisa Ka Mamnuucay Soonka Bisha Ramadaan

                              Bejin:July,03,2014(SDN/QJ)-Dawladda dalkaasi Chine ayaa ka mamnuucday inay Bisha barakaysan ee Ramadanta Soomaan Muslimiinta ku dhaq Gobolka Xinjiang ee Galbeedka dalkaasi ku yaalla. Dadka la badhtilmaameedsaday ayaa waxaa ka mid ah shaqaalaha dowladda, macalimiinta iyo ardayda, kuwaas oo ka soo jeeda qowmiyadda Uighur ee laga tirada badan yahay ee degta gobolkaasi isla markaana u badan Muslimiin….

                              Read More

                              Golhayaha USA oo xilka Obama lala jeclaaday iyo daawashada Kubedda cagta oo heerkii u sareysay gaartay

                              Washington July 03,2014(SDN/QJ)-Ciyaaryahanka Tim Howard ee u ciyaara kooxda kubedda cagta ee qaranka Mareykanka ayaa wacdarihii uu ka dhigay ciyaartii ay shalay la yeesheen kooxda Belgium waxa uu ku muteystay amaan faro badan. Tim ayaa ciyaartii shalay waxa uu 16 jeer badbaadiyay goolka Mareykanka isla markaana waxa uu dhiirigeliyay saaxiibadii oo loo itaal sheegtay. Kooxda…

                              Read More