Webmaster

Brazil Iyo Germany oo u Soo Ruqaansadey(Semi Final-ka) & Barcelona oo Iibsatey Zuarez Dul Dhigteyna 80 Million (Pound) By Jaahuur)

Brazil-04-July-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa koobka kubadda cagta ee aduunka ee ka hilaacaya daalkaa Brazil iyo France & Colombiya oo shandadahoodii xidhxidhey iyo naadiga Barcelona oo Liver Pool ka iibsatey xiddigii reer Uruguay ee akhlaaqda xumaa kuna sifoobey inuu qaniino ciyaartooyda,waxyna dul dhigtey 80-Million oo lacagta Ingriiska. Haddaba haddii aynu jaleecno ciyaartii…

Read More

    “Amni ma jiro, is aaminaad ma jirto, waxaa u sabab ah shacabka kuma kalsoona laamaha ammaanka” Xildhibaan Dalxa

    Muqdisho 04.July 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka ee Somaliya, ayaa wuxuu walaac ka muujiyay xaalada amni ee Magaalada Muqdisho, xilli uu ammaanku noqday mid sii xumaanaaya. “Runtii waa wareer dilka iyo dhibaatadaan ku soo korortay Magaalada Muqdisho, dilalka waxa loo geysanaayo waa amni majiro.” ayuu yidhi Xildhibaan Maxamed…

    Read More

      Ciraaq: Cabsida Ingiriisku uu ka qabo Kooxda Is Is inay Weeraro argagixiso u Maleegaan oo Korodhay

      Baqdaad 04.July 2014 (SDN/QJ)- Booliska dawladda Britain ayaa doonaya inay aalada internetka ka saaraan muuqaal muujinaya rag British ah oo ka barbar dagaalamaya jabhadda ISIS ee ka dagaalanta wadammada Suuriya iyo Ciraaq. Muuqaalkan Video-ga ah lama cadaynin waxa uu yahay, Balse ra’iisul wasaaraha Britain David Cameron, ayaa sheegaya in jabhadda ISIS ee jihaadka wada ay…

      Read More

        Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Biriij Dumay oo u dhow Garoomada uu Tartanka Koobka Adduunku ka socdo Sawiro

        Belo Horizonte  04.July 2014  (SDN/QJ)- Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku dhimatay 22-qof oo kalana dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaadhay kadib markii ay kusoo duntay Buundo dhismaheedu qabyo ahaa oo kutaala Magaalada Belo Horizonte ee Dalka Brazil. Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku dhimatay 22-qof oo kalana dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo…

        Read More

          Muqdisho iyo Dilalka is daba Jooga ah ee ku Soo Kordhay iyo Qaadacaada Mudanaha Fashilka Ku tilmaamay Barnaamijka Nabad ku afur

          Muqdisho 04.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha DF Xasan Shiikh Maxamuud oo bishan kowdeeda ku dhawaaqay Barnaamij la yiraahdo Nabad ku Afur oo lagu damacsanaa in lagu sugo Amniga magalada Muqdisho ayaa hada u muuqda inuu fashilmay. Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo ka mid ah Baarlamaanka DF ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dilalka is-dabo jooga ah…

          Read More

            Kampala oo lagu qabqabtay Shakhsiyaad lagu Tuhmay Argagixiso

            Kampala 04.July 2014 (SDN/QJ)- Booliska dalka Uganda ayaa maanta qabtay  laba qof oo looga shakisan yahay inay qorshaynayeen weerarro argagixiso oo ay ka fuliyaan dalkaas. Labada qof oo midkood u labbisnaa sida dumarka ayaa lugu qabtay xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Kampala, sida uu sheegay Patrik Onyango oo af-hayeen u hadlay booliska Uganda. Afhayeenka…

            Read More

              DAAWO:Socdalkii gudida ee gobalka daad madheedh iyo saraar

              Oodweyne July 04,2014(SDN/QJ)-Ka dib markii golaha deegaanka shafiil ku dhawaaqeyn in ay si gaar ah u aqoonsadeen jiritaanaka gooni isutaaga somaliland. waxa isa soo taraayay taageerada loo hayay gudidii isu xil qaatay in ay ka soo hoyso gobalka sheffied aqoonsigan. Mudaba waxa soo dhaweyn aan kala hadh laheyn loogu sameenayay gudida gobalada somaliland, gudidan oo…

              Read More

                Minister of Informatio​n Seeks Clarificat​ion from former Mayor of Mogadishu, Offers Chance to Join Peace Process to Disaffecte​d members of Al-Shabaab

                Mogadishu, 04 July 2014 – H.E. Mustaf Duhulow, the Minister of Information today issued a statement in response to the recent interview with Mohamud Ahmed Nur (Tarzan) on the BBC Hard Talk programme: “The Federal Government of Somalia is committed to the fight against al-Shabaab, an al-Qaeda affiliated group. The issue of extremism is global…

                Read More

                  Enabling the Agent of Change

                  Be who you are and say what you feel because those who mind don’t matter, and those who matters don’t mind.” Dr. Seuss Yearly, the trends of Somaliland development in the areas of politics and the economy are both in their stages of growth and amplification, I individually celebrate and recognize the inclusive achievements of…

                  Read More

                    Yuusuf Garaad Oo Ka Damqaday Sawirrada Dhiifta Leh Ee Warbaahintu Adeegsato

                    Muqdisho:July,04,2014(SDN/QJ)-Saxafiga/siyaasiga Caanka ah ee Somaliyeed Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa ka Hadlay Sawirrada aan Murugada leh ee Marmarka qaarkood ay saxaafadda Soomaalidu baahiso. Yuusuf Garaad ayaa wax laga murugoodo ku tilmaamay in saxaafadda somalidu si fudud  oo xilkasnimo darro ah iskaga Adeegsato sawirro qof dhintay oo waliba jidhkiisu googo’ay amaba dhex yaalla Goobo aanay Haboobayn…

                    Read More

                      30-Kun Oo Ka Mid ah Militeriga Sucuudiga Oo La Soo Dhoobay Xuduuda ay Ciraaq La Wadaagaan

                      Riyad:Jul,y,04,2014(SDN/QJ)-Dawladda Sucuudiga ayaa Cutubyo ka tirsan Ciidamadeeda Militeriga u daadguraysay Dhanka Xuduudda ay la wadaagto Dalka Ciraaq si ay uga Hortagto Maleeshiyada Islaamiga ah ee ISIL. Boqortooyadan Sunniga ah, ayaa ka cabsi qabta in kooxaha ISIS ay gudaha u soo galaan dhulka boqortooyada waxaana Sacuudigu xaqiijiyey in dhulkoodu ammaan yahay. Maalinimadii arbacada ayaa magaalada barakeysan…

                      Read More

                        Ra’isal wasaare Cabdiweli Oo Si Weyn U Beeniyey In Geella Soomaalidu Xanuun Qabo

                        Muqdisho:July,04,2014(SDN/QJ)-War-saxafaadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’isal wasaaraha Somalia, isla-markaana ay daabacday Wakaallada Wararka ee Reuters, ayaa lagu beeniyey war dhawaan ka soo baxay Dawladda Sucuudiga oo Geella somalida caafimaadkiisa wax ka sheegay. Warkaas ayaa si weyn uga horyimi midkii sucuudiga ka soo baxay ee ahaa in Geella somalida looga shakisan yahay VIRUS-ka Mers-ka loo yaqaano…

                        Read More

                          Cali Sabarey Oo U Dulqaadan waayey Duurka iyo Dabaysha, Isuna Dhiibay Maamul-Goboleedka Puntland.

                          Garowe:July,04,2014(SDN/QJ)-Kornayl Cali Sabarey oo sheegan jirey Saraakiisha sarsare ee Kooxda Haatan talax gabtay ee Khaatumo, isla-markaana muddo Bilk u dhaw duurka deegaanka Saax-dheer kula jirey Hadhaaga Khaatumo, ayaa la sheegayaa inuu Isu dhiibay Maamulka Puntland. Wararka Halkaas naga soo gaadhaya ayaa sheegay in cali sabarey uu sheegay inuu ka hadhay fallaagonimadii, isla-markaana uu diyaar u…

                          Read More

                            Nin Argagixiso Looga Shakiyey Oo Habeenkii Xalay Ciidanka RRU-du Kasoo Garba-duubeen Degmada Saylac

                            Saylac:July,04,2014(SDN/QJ)-Nin aan Wali Haystiisa La Aqoonsan Oo Doddobaad Ka Hor ciidanka  Ammaanka somaliland ku qabteen Lawyacaddo, ayey Habeenkii Xalay Ciidamo RRU ahi ka soo qaadeen Halkaas si Baadhitaanno Loogu sameeyo. Ninkan  oo muddo toddobaad ah xidhnaa ayaa looga shakisan yahay inuu Hawlo argagixiso ku Lug lahaa, waxana sida aanu warka ku Hayno Masuuliyiinta Sirdoonka Somaliland…

                            Read More

                              “Dagaalkaasi waa ina hurran yahay, waxana ay noqon doontaa Qaswadii Beder ee Guushii ugu weyneyd Nebiga iyo Asxaabtiisu haleen.”Cali Khaliif

                                Saax-dheer:July,04,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo Haatan Dibad wareeg ah, ayaa Mar kale ka Hadlay Deegaano ku dhaw Magaalada Saax-dheer ee Gobolka Soool,  waxana uu bulshada Halkaas Deggen ku Guubaabiyey inay u diyaar garoobaan Dagaal iyo Guluf ay la galaan Ciidanka qaranka Somaliland. Xildhibaan Cali Khaliif, waxa uu u sheegay shacabkii uu la Hadlayey in…

                              Read More

                                We condemn the Murder of veteran MP Mohammed Mohamud Hayd

                                His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed sends his deepest and most heartfelt condolences to the families and friends of Veteran MP Mohammed Mohamud Hayd who was killed in Mogadishu today. “This criminal act only promotes violence, distress and grief in our community. Taking a human life is abhorrent and only affects an innocent family…

                                Read More