Xukuumada Somaliland oo u adkeysan la’ eedaha kaga imanaya madaxdhaqmeedyada, waxgaradka, odayaasha iyo dhalinyarada galbeedka Hargeysa
Hab dhaqanka xukuumada Siinlaayo kuna suntan, xukuumad taag daran, go’aamadeeda hadba burisa, una dhabar adeegi Karin eedaha iyo caga jugleenta saxaafada loo mariyo. Maalmahan waxa soo ifafaalo baxaya, in xukuumadu marin ama qiil saamixid u raadinayso sidii lagu sii deen lahaa eedeesanaha mulkiilahii wargeyskii la odhanjiray Haatuf oo dhawaan lagu xukumay xadhig, ganaax iyo kala…
