Sh.Muxamed Macalin oo Booqday Dawrada ay Munadamada Beder ka wado Gaalkacyo
Gaalkacyo : Booqashadaani uu Sh.Muxamed Macalin Axmed ku booqday Ardayda wax kabarata Dawrada ay Munadamada Beder ee Ardada kabaxday Machadka Al-Faaruuq kawado Magaalada Gaalkacyo laguna Qabtay Jaamacada Bariga Afrika (Gaalkacyo) ayaa waxaa ku weheliyay Maamulaha Machadka Minhaaj ee Dacwada iyo Horumarinta Ustaad Muxamed Maxamuud Ciise , iyo Xubno kale oo Mu’asasada katirsan. Ujeedka Booqashada Sh.Muxamed Macalin ayaa…
