Webmaster

    Guddoomiyaha Haatuf Oo Maanta Loo Ballansan Yahay In Xukun Lagu Rido

    Hargeysa:June,24,2014(SDN/QJ)-Waxa Maanta oo Bishu Tahay 24-ka June Lagu wadaa in la soo gunaadano xukunka lagu ridayo Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe oo muddo ku jirey Gacanta Ciidamada Ammaanka. Xukunkana yaa lagu wadaa inay riddo maxkamadda Gobolka Hargeysa oo Toddobaadkii hore soo afmeetay dhegaysiga Dawcwadda Guddoomiyaha loo Hayso oo ay dhibanayaal ka yihiin xubno ka…

    Read More

      Kooxda Awoodda Badan Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Xeeran Oo Si Weyn U Saluugay Hannaankii Muuse Biixi U Soo Bandhigay Tanaasulkiisii Musharraxnimo

      Hargeysa:June,24,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka soo gaadhay Qurbejoog.com, waxa kooxa  awoodda Badan ee madaxweyne Siilaanyo ku xeerani ay saluug weyn ka muujiyeen Habkii uu Guddoomiye Muuse Biixi u iclaamiyey Tanaasulkiisii Musharraxnimada madaxweyne-nimada Xisbiga Kulmiye. Kooxdan oo inta badan masuul ka ahaa dagaalkii meesha fog gaadhay ee Guddoomiyaha lagu hayey xilligii  uu ku adkaysanayey  Mawqifkiisa musharraxnimada, ayaa…

      Read More

        Qaramada Midoobay Oo Diyaarinaysa Qorshe Ilaalo Gaar ah Lagu Geynayo Xarumaheeda Ku Yaalla Deegaanada Puntland

        Nairobi:June,24,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay ayaa ka warwarsan Ammaanka Xarumaheeda ay ku leedahay Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland, waxana jira warar sheegaya in ciidamo gaar ah  oo ilaalo ah la geyn doono Halkaas. Qorshahan Qaramada Midoobay ku doonayso inay ciidamo ilaalo ah geystado Xarumahooda ku Yaalla Puntland ayaan wali si rasmi ah loo shaacin,balse Hadal Hayntooda laga Dareemayaa Xafiisyada…

        Read More

          Maraykanka Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyey Heshiiska Lagu Gaadhay Maamulada Saddexda Gobol iyo Lixda Gobol ee K/G. Somalia

          Washington:June,24,2014(SDN/QJ)-Dawladda Maraykanka ayaa si Kal iyo Laab ah u soo dhaweysay Xalka laga Gaadhay Maamulluadii iska soo horjeeday ee ka jirey Deegaanada Baydhabo iyo Jubbooyinka.  Ergeyga gaarka ah dowladda Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James P. McAnulty ayaa soo dhaweeyay Saxeexa Heshiiska dhexmaray maamulada Saddexda iyo Lixda gobol ee Koonfur Galbeed, si loo meel mariyo…

          Read More

            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

            Hargaysa 23.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

            Read More

              Xukuumadda Soomaaliya oo heshiish dhex dhigtay labadii garab ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Weedhihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

              Muqdisho, 23 June, 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiish ku dhex dhigtay labadii garab ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Heshiishkan oo ay garwadeen ka ahayd Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhabaha u xaaraya samaynta maamul goboleed ku-meelgaar ah oo ka kooban saddexda gobol…

              Read More

                Kulan Gaar ah oo ay Addis ababa ku Wada Yeesheen Wasiiradda Arrimaha Dibada ee Somaliland iyo Ethiopia iyo Arrimo lagaga Wada Hadlay

                Hargaysa 23.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka  Arrimaha Debeda ee Ethiopia, Tedros Adhanom Ghebreyesus iyo Wasiirka Arrimaha Debedda ee Jamhuuriyada Somaliland, Mohamed Bihi Yonis, ayaa manta kulan ku yeeshay caasimada Ethiopia ee Addis Ababa. Qoraal Kooban oo uu Soo Saaray Siciid Cali Muuse oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland u qaabilsan isgaadhsiinta iyo xidhiidhka dadweynaha oo Nuqul ka…

                Read More

                  “Yuusuf Cabdi Gaboobe Wixii Shakhsi ah ee uu Danbi ku Galo Waxaa loo raacayaa Xeerka Ciqaabta balse Wixii uu Isagoo Haatuf ah Galay Waxaa loo raacayaa Xeerka Saxaafada” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 23.June 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Cali Rayte oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada  Xisbiga Waddani ayaa Sheegay in Talaabada Xukuumadu ku Cabudhinayso Xoriyatul Qawlku ay Bar Madow ku tahay Dimuquraadiyada iyo Kala Danbaynta ka Jirta Somaliland . Waxa uu Xildhibaanku ku dooday inaan Garsoorayaashu awood u lahayn  kala Xulashada Xeerarka…

                  Read More

                    Sadex Ruux oo lala Xidhiidhiyay Qaraxyadii Jabuuti oo Somaliland ku Wareejisay Jabuuti oo uu Ku Jiro Lacag hayihii Xawaalada Jubba

                    Hargaysa 23.June 2014 (SDN/QJ)- Xukumadda Somaliland ayaa la sheegay inay saddex qof ku wareejisay Dawladda Jabuuti. Dadkan ayaa laga qabtay Hargeysa, waxaana  lala xidhiidhinayaa inay lug ku lahaaayeen weerar isqarxin ah oo Jabuuti ka dhacay, kaasi oo saddex qof ku dhinteen. Dad goob jog u ahaa xiliga lala kala wareegayay Maxaabiistaasi ayaa sheegay in Saraakiil…

                    Read More

                      Gebilay: 14 Xildhibaan oo Sheegay inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Maayarkoodii iyo Ku Xigeenkiisii, iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Hakisay Kulan aan Caadi ahayn oo Xildhibaanadu yeeshaan {DHAGAYSO}

                      Gebilay 23.June 2014 (SDN/QJ)-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Magaalada Gabiley oo Markale bilaabay mooshin ka dhan ah Maayirka Magaalada Gabiley Md Shucayb Maxamed Muuse oo ay Xilka Kagag Xayuubinayaa. wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland ayaa ay Shalay Subax ku waabariisteen Xildhibaano Tiro badan oo Ka tirsan Golaha Deegaanka Magalada Gabiley Kana soo horjeeda Maayir Shucayb iyagoo wasaarada Arimaha…

                      Read More

                        Toban Qof oo Qaraxyo Wada oo Muqdisho laga dhex Baafinayo,Magacyadooda oo la Shaaciyay iyo Saamayn ay ku yeelatay Qaybo ka Mid ah Shacabka

                        Muqdisho 23.June 2014 (SDN/QJ)- Taliska Ciidanka Ammaanka dalka Soomaaliya, ayaa baahiyey magacyada dad ay baafinayaan oo ay sheegeen inay ku hawlan yihiin inay Qaraxyo ka fuliyaan gudaha magaalada Muqdisho oo ay xuseen inay joogaan, kuwaasoo ay sheegeen inay ka tirsan yihiin Malleeshiyada Al-Shabaab ee ka midka ah argagixisada Al-Qaacida. Ciidanka Booliska dawladda Soomaaliya waxay sheegeen…

                        Read More

                          Xaflad aad u heer sarayasa oo lagu soo dhaweynaayo lataliyaha Arimaha Bulshada ee Madaxweynaha Somaliland Barkhad Jaamac oo ka dhacday Galbeedka London

                          London 23Jun14(SDN)Ururada Somaliland ee ka hawlgala wadankan Uk oo u  horkacayo Safiirka Somaliland u Fadhiya Uk Cali Adan Cawaale iyo Gudoomiyaha Jaaliyada Cabdala Saalim ayaa waxay soo dhawayn balaran u qabteen la taliyaha Madaxwayanaha ee arimaha bulshada Mudane Barkhad  Jamac oo ku sugan wadankan , kulankan oo ay ka soo qayb galeen Axsaabta Qaranka Kulmiye…

                          Read More

                            Urur Caafimaad oo daryeelka Gobolka Maroodijeex ka hawlgala oo lagu dhawaaqay(SAWIRO)

                            Hargeysa June 23,2014(SDN/QJ)-Xaflad balaadhan oo ilyartu is qabatay , si heersare ahna loosoo agaasimay oo lagu daah furayay urur caafimaaad oo la yidhaa UNITED HEALTH SERVICE. ayaa habeenkii xalay ahaa ka qabsoontay Hotel Royal ee maagaalada hargeisa. Xafladan oo aad u quruxbadnayd waxa ka soo qabgalay Dhakhaatiir, Agaasimayaal, Kalkaaliyeyaal caafimaad oo sare taas oo ay…

                            Read More

                              First Somali Cultural Festival In Decades Held in Mogadishu Today

                              Sunday June 23, Mogadishu…. The Ministry of Information hosted the first Somali Cultural Festival in decades today in Mogadishu. “This is an exceptional celebration for the new Somalia that seeks peace and stability while reviving social spirit toward unity and development through its rich common culture.” Said Minister of Information Hon. Mustafa Duhulow during opening…

                              Read More

                                Madaxweyne Xasan Sheekh. “Dhaqanka waa meesha ay umadi ka nooshahay waana ku faaneynaa dhaqankeenna”

                                Muqdisho June 23,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay bandhig dhaqameed ee ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ee lagu qabtay Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, Wasiiradda Haweenka iyo Xaquuqul Isaanka Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda C/lahhi Maxamed Nuur, Xildhibaano iyo boqolaal dadweynaha ah ayaa ka…

                                Read More

                                  Xukuumadda Hassan Sheikh Mohamoud: Maxay U Dayacdey Dhalinyarada DalJoogta, Maxaase Laga Siiyaa Odayaasha QurbeJoogta?

                                  Waxaa sida aad maqasheen la soo gabagabeeyey shir ay soo qabanqaabiyeen dad si gaara ah ula shaqeeya xukuumada dalka ka talisa, oo ka dhacay dalka Turkiya. Shirkaasoo lagu martiqaaday qaar ka mida QurboJoogta Soomaaliyeed ee xulufada la ah qaban qaabiyayaasha shirkaas. Hadii aad la socoto shirarka noocaan oo kale iyo hadii kaleba, waxaa jiray labo…

                                  Read More