Webmaster

    Afar Sanno oo Madaxweyne Siilaanyo Maanta u Buuxsamay Bal Dib u Milicso Maxaa ka Fulay Balanqaadyadan {DHAGAYSO}

    Hargaysa 26.June 2014 (SDN/QJ)- Afar Sanno ayaa Maanta  u Buuxsamay Markii Ummada Somaliland ay Codka Isbedel doonka ah Hogaaminta Qaranka ku saareen Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo 26 bishii June ee Sannadkii 2010kii. Madaxweyne Siilaanyo oo ahaa Hogaamiye Xisbi Mucaarid ayaa si uu u hanto quluubta Shacbi u ooman Isbedel waxa uu dhegahooda ka buuxiyay…

    Read More

      Hadhuubkuu Loo Culay Lixdankii Hungaa laga Qaaday Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog Idiinka Diyaarisay Sababihii Fashiliyay Is Raacii Somaliland Iyo Somalia iyo Xuska 26 June 1960 {DHAGAYSO}.

      Hargaysa 26.June 2014 (SDN/QJ)- Waa Barnaamij ku saabsanyahay taariikhda soo ifbaxii Aragtida Somaliweyn, dhalashadii midnimada  labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, iyo sidii Somalia  iyo Somali Galbeed midnimadaas u aaseen, yididiiladii  Somaliweyna uga dhigeen raja-gab. Figradda Somaliweyn waxay xooggeedu soo ifbaxday  badhtamihii Dagaalkii Labaad ee Adduunka (1939-1945) xilligaas oo ay bilaabmeen halgamadii siyaasiga ahaa  ee…

      Read More

        Gudoomiyaha Baarlamaanka “Qof Walba Oo Soomaali Ah Waxaa Waajib Ku Ah Difaacidda Gobonimadeenna

        Muqdisho June 26,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabadda 26ka June oo ku beegan caawa oo kale 54sano kadib markii ay gobollada Waqooyi ee Dalkeenna ka xoroobeen gumeystihii Ingiriiska. “Anigoo ku hadlaaya magaca Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed kana wakiil ah dhammaan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed,…

        Read More

          Gaadhi Ciidamada Kenya Lahaayeen Oo Shabaabku Ku Gubeen Deegaanka Ceel-waaq Ee Gobolka Gedo

          Ceel-waaq:June,26,2014(SDN/QJ)-kooxaha Shabaabka ayaa la sheegayaa inay Habeenkii xalay Weerar        Qorshaysan ku qaadeen Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo ay marayeen Gaadiid ay leeyihiin ciidamada Kenya. Wararka aanu Hayno ayaa intaas ku daraya in Hubkii kooxahaasi ku ganeen Ciidamadaasi uu haleelay Goobihii loo qorsheeyey, isla-markaana uu khasaare gaadhay ciidamadii Halkaas ku sugnaa. Ilo wareedyo lagu…

          Read More

            Syria iyo Iran oo hawlgalo ciidan ka fuliyay guddaha Ciraaq iyo Mareykanka oo ka digay

            Washignton June 26,2014(SDN/QJ)-Ciidamada circa ee dalka Syriaa ayaa weeraro duqeyn ah ka fuliyay degaanada Galbeedka dalka Ciraaq oo ay gacanta ku hayaan kooxaha Islaamiyiinta ee ISIS. Hawlgalkan ayay dawlada Syria ku micneysay mid lagu hakinayo fiditaanka kooxda ISIS ee ka dagaalama dagaalka Syria Ciraaq. Dawlada Iran ayaa sidoo kale Mareykanku sheegay in ay duyuuradahooda sirdoonku…

            Read More

              Kenya Oo Qiratay in 150-qof oo shacabkeeda Ka Mid ahaa ay Ku Dhinteen Weerraradii dhawaan Dalkeeda Ka Dhacayey

              Nairobi:June,26,2014(SDN/QJ)-Kenya, ayaa warbixin ka soo saartay dilalkii dhawaan dalkeeda ka dhacay iyo dadkii shacabka ahaa ee sida joogtada ah loogu laynayey. Warbixinta Dawladda ayaa lagu sheegay Weerraradii Shabaabku dhawaan ka Geysteen Deegaamo ka tirsan  Kenya  iyo Isku  dhacyo Beeleed oo dhawaan dhacay ay ku dhinteen Tiro dad ah oo gaadhaysa ilaa iyo 150-Ruux.   Warbixin…

              Read More

                Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 17aad: Xisbi waa ka Kulmiye, Xukuumadna waa ka Kadeed Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

                Hargeysa:June,26,2014(SDN/QJ)-Dur iyo Daabac ma maqli jirteen. Illeyn da’-yarta maanta dadka ugu badani ma soo gaadhin. Waxay ahaayeen labada dhinac ee shilinka ama ganbadaba. Muqdisho markii la joogayna waxa la odhan jiray Xarash iyo Madax. Hadba shilin ayaa sidii siidhi-walayaasha kor la inoogu tuurayaa, markaasaa durkii daabac la inooga dhigayaa, ama daabicii dur la inooga dhigayaa….

                Read More

                  XISBIGA KULMIYE YAA HOGGAAMIYA ?

                  Joornaal aan maalin dhawayto aan akhriyey ayaa waxa ku qornaa war sidan u dhigan . Arday dalka ingiriiska wax ka barta oo dalka sucuudi u dhashay , ayaa dalkiisii waxa uu kula soo guryo noqday GAADHI (baabuur yar) oo isagu iswadaaya (is dareewelinaaya ) , gawaadhida noocan oo kale ahna muddo 5 sano gudahooda ayaa…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay khudbad ka jeediyey xafladda 26-ka Juun

                    Muqdisho. 26 Juun 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegatay maalintii ay xurroobeen gobollada waqooyi isl-markaana ciida Soomaaliyeed laga taago calanakeenna Soomaaliya. Munaasabadda oo lagu qabtay Muqdisho ayaaa waxaa goob joog ka ahaa, ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka…

                    Read More

                      Safiirka Falastiin ee Masar oo bogaadiyey go’aamada Soomaaliya ee taageeraya xuquuqda dadka reer Falastiin

                      Qahira June 26,2014(SDN/QJ)-Safiirka Falastiin ee Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ahna denjiraha joogtada ah ee waddankaasi u fadhiya Jaamacadda Carabta  Mudane Jamaal Al-Shawbaki ayaa Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Qaahira kula kulmay Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna hormuudka diblamaasiyiinta ee ku sugan dalka Masar Mudane Cabdalle Xasan Maxamuud.   Sida ay  sheegtay qaybta warbaahinta ugu qaabildan safaaradda…

                      Read More

                        Prosecutors pushing for 10-year sentence for Toronto man who tried leave Canada to join ‘brutal’ terrorists

                        A Toronto man convicted of attempting to join the Somali terrorist group Al Shabab should serve no more than four years in prison, his lawyer argued Wednesday, claiming his client had engaged only in “non-violent terrorism.” But federal prosecutors are seeking the 10-year maximum sentence for Mohamed Hassan Hersi, a 28-year-old former security guard who…

                        Read More

                          Somali government urged to revise proposed media law

                          Reporters Without Borders cautions the Somali cabinet against adopting an incomplete and overly restrictive media bill, which it is to examine tomorrow. Reporters Without Borders is also disturbed by the information ministry’s sudden decision to submit the bill to the cabinet before the start of Ramadan. While the government has consulted some civil society figures…

                          Read More

                          Nigeria oo Naf Lacaari Ku Soo Baxdey Iyo Ghana Rajadeeda Yar Ku Xidhantahay Portugal.(By Jaahuur)

                          Brazil-25-June-2014- (SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa koobka kubadda cagta ee aduunka ee ka socda dalka Brazil oo wareegii hore ilaa bari soo gabagaboobayo,waxaynu ogsoonahay xulal aad loogu kalsoon yahay horeyna ugu guuleystey koobka kubadda cagta ee aduunka iney u haajireen guryahoodii sida Spain,Italy iyo Ingiriiska. Haddaba xulalkaa hadhay ee aaynu soo xusney waxay…

                          Read More

                            Gudoomiye Muuse Biixi oo Shacbiga Somaliland ku Hambalyeeyay 54 Guurada Xornimadii 1960kii.

                            Hargaysa 25.June 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shacbi weynaha Somaliland oo uu ku bogaadiyay 54 guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland xornimadeedii ka qaadatay dawladda Ingiriiska 26-kii June 1960-kii, xiligaas oo ay noqotay meeshii u horeeyay ee calan-soomaaliyeed oo xor ah laga taagay.   Muuse Biixi…

                            Read More

                              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 25.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                              Read More

                                Raysul wasaaraha Somalia oo Maanta ka Hadlay Hadalkii Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha ee Qaadacaada Heshiiskii Maamulka Lixda Gobol {DHAGAYSO}

                                Muqdisho 25.June 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaare Dawlada Federaalka Somalia Cabdiwali Sheekh ayaa  Shir Jara’id oo galabta ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aden Cade ka hor intii aanu u dhoofin dalka   Equatorial Guinea oo  uga qayb galayo shirka Madaxda Africa,Waxa uu ka hadlay arrimo door ah oo taabanaya arrimaha bulshada sida Dhibaatada ummada Somaliyeed haysta iyo…

                                Read More