Webmaster

    “Ujeedada Safarkayagu Wuxuu Salka ku Hayaa Hirgalinta Mashaariic Horumarineed iyo Kor u Qaadida Nabadgelyada” Wasiir Xirsi

    Hargaysa 22.june 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay Socdaal ay isaga iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiiraddu ku tageen Magaalada Qorilugud isla markaana ka hirgaliyeen Mashaariic kala duwan . Sida aanu ka soo Xiganay barta uu Wasiir Xirsi ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka dadweynaha ee Face book  waxa…

    Read More

      Wasaaradda Beeraha oo Guul ka Gaadhay Tijaabadii Beerista Tufaaxa {DHAGAYSO+SAWIRO}

      Hargaysa 22.June 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Beeraha ee Somaliland ayaa ku Guulaysatay Tijaabo ay ku samaysay Beerista Geedka Tufaaxa oo ay eegaysay sida uu Cimilada Somaliland uga bixi karo. Tufaaxa oo ka mida ah Cuntooyinka inooga yimaada dalalka dibada ayaa Wasaaraddu waxay Tijaabadiisa ka Hirgalisay Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Somaliland kaas oo ay ku guulaysatay ….

      Read More

        Mudo Sadex Todobaad iyo Dheeraad oo uu ku Cadilan yahay Dawga Sheekh Muu Helin Gargaar Xukuumadeed iyo Mid Gaara toona

        Hargaysa 22.June 2014 (SDN/QJ)- Gaadhi noociisu yahay Waaraad Xammuulka ee loo yaqaano Candhomeydlaha   oo saddex todbaad ka hor  ka baxay magaalada Berbera, una socday  dhinaca magaaladda Beledweyne, ayaa  23 cisho ku xanniban badhtamaha dawga Buurta Sheekh ka dib markii uu halkaasi ka dhacay. Baabuurkaasi oo dekadda magaaladda Berbera ka qaaday 550-kiish oo Baasto ah ayaa…

        Read More

          Hogaamiyaha Ikhwaanka Masar oo mar kale Dil lagu xukumay

          Qahira June 22, 2014(SDN/QJ)-Makamad ku taal dalka Masar ayaa mar kale dib ku xukuntay 180 ruux oo uu ku jiro hogaamiyaha Xarakada Islaamiyiinta ee Ikhwaanka Macamed Badie oo taladii dalkaa laga tuuray. Maxkamada ooh ore hogaamiyaha dil ugu xukuntay ayaa waxa ay goaankeeda u gudbisay Mufdiga dalka Masar si uu uhubiyo in sharciga la waafejiyay….

          Read More

            Sarkaal Xoogga Dalka Somalia Ka Tirsan Oo Habeenkii Xalay Dhaawac Culus Loogu Geystay Mugdisho

            Muqdisho:June,22,2014(SDN/QJ)-Kooxo Hubaysan oo aan Haybtooda la aqoon ayaa habeenkii xalay dhaawac culus u geystay Sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka Somalia. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Gaashaanle Cali Maxamed Geedi, ayaa waxaa lagu dhaawacay meel aan sidaasi uga fogeyn Isgoyska Fagax ee Degmada Yaaqshiid. Ragga Khasaaraha gaadhsiiyey Sarkaankan, ayaa waxay dhowr xabadood qaybaha kore kaga dhufteen…

            Read More

              Somalia, Syria iyo Iran Oo Hoggaanka u Haya Waddamada Wariyayaasha Lagu Dhibaateeyo

              London:June,22,2014(SDN/QJ)-Muddadii Shanta Sano ahayd ee ugu dambaysay, Waxa ay Hay’adda U Doodda Warbaahinta Caalamiga ah ee CPJ Sheegeen in 404-Wariye Lagu Qasbay inay  ka cararaan Guryahooda ama dalalkoodaba. Waddamada ay ka carareen wariyaashaasi ayaa la sheegay inay ugu horeeyaan Iran, Syria, Somalia, Ethiopia iyo Eritrea, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday hay’ada badbaada saxafiyiinta ee…

              Read More

                Shacabkii iyo Masuuliyiintii Ku Godaboobay Taageerada Muuse Biixi Oo Liqi La’ Go’aankii Dillaalnimada ahaa ee Uu Qaatay

                Hargeysa:June,22,2014(SDN/QJ)-Inta Badan shacabka ku dhaqan Somaliland, gaar ahaan Gobollada iyo Degmooyinka Galbeedka Dalka ku Yaalla iyo tiro ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga iyo kuwa Xukuumadda, ayaa si weyn uga murugaysan Tallaabadii uu Guddoomiye Muuse Biixi ku sheegay inuu ka tanaasulay Hankiisii Musharraxnimo ee Xisbiga Kulmiye Dhexdiisa. Dadka arrintan sida weyn uga soo horjeeda, ayaa waxa…

                Read More

                  Hargeysa:Nin Ku Lebisan Xijaab iyo Indha-shareer Oo Gacanta Lagu Dhigay Xalay

                  Hargaysa:June,22,2014(SDN/QJ)-Habeenkii xalay waxa ay ciidamada Booliska ee Magaalada Hargeysa Gacanta ku dhigeen Nin la sheegay inuu ku lebisnaa Jilbaabka iyo indha-shareerka dimarku xidhaan, kaas oo  dhex lugaynayey Badhtamaha Magaalada. Ninkan ayaa la sheegayaa inay soo qabteen dad shacab ah oo  ka shakiyey Qaabkiisa iyo Hannaankii uu u soconayey, kuwaas oo si  iskood ah u baadhay,…

                  Read More

                    Somaliland Diaspora here in UK recognized Mohamed Yusuf Dirqadhiidh as global citizen of Somaliland in view of his charter that promoted uniting Somaliland community in UK‏

                    We live in a world in which basic values such as kindness, humility and compassion are not often given the importance they are due. In the media, selfish and arrogant behavior patterns are often glorified. It is also common for people to get so caught up in day-to-day responsibilities and personal insecurities, that they lose sight of…

                    Read More

                    Nigeria oo Ididiilo Leh Iyo Argentin oo 1-0 Ku Samirsiisey Iran – Germany Iyo Ghana 2-2 Ayey iskula dulkufeen. (By Jaahuur)

                    Brazil-22-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta aduunka oo sidii loogu talagaley u socda,waxaana maanta soxaadireyArgentin,Iran,Germany,Ghana,Nigeria iyo bosnia oo foodda isla wada galey. Haddii aaynu soo qaadano ciyaatii dhexmartey Argentin iyo Iran ayaa u muuqatey ciyaar caajis ah walow fursado loo filanayey goolal isku lumiyeen xulka Iran…

                    Read More

                      Humanitarian Reporter killed in car explosion in Mogadishu

                      Mogadishu, June 21, 2014,The National Union of Somali Journalists is deeply shocked and condemns by the senseless murder of the Somali humanitarian journalist in Mogadishu on Saturday, 21, June, 2014, around in Hamarwein district. The Award winning journalist, Yusuf Ahmed Abukar (Yusuf Keynan) was killed in Hamarweyn district on Saturday morning, when a bomb believed…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dawladood

                        Nairobi, June 21, 2014(SDN/QJ) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya, ayaa maanta kulan booqasho ah oo qaatay saacado badan la yeeshay Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Waxay labada hoggaamiye ka wada hadleen arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada…

                        Read More

                          Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Somalia Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

                          Mogadishu, 21 June 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Wadatashiga Siyaasadda Dhalinyarada Qaranka, horumarka laga sameeyey dib-u-heshiisiinta, Xafiiska Hanti-Dhowrka Guud oo si rasmi ah u howlgalay, Madaxweynaha oo gaaray…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Qaraxii lagu dilay wariye Keynaan waa mid laga dheehan karo nacaybka ay nabaddiidku u qabaan saxaafada xorta ah”

                            Muqdisho, 21 June, 2014(SDN/QJ) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay wariye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan, oo ku geeriyooday qarax saaka lagu xiray gaarigiisa. Wariyaha ayaa ka mid ahaa suxufiyinta ka howlgala Idaacadaha Mustaqbal iyo Ergo oo ka shaqaysa arrimaha bani’aadamnimada….

                            Read More

                              MAAMUL-TAKOORKA GOBOLKA HIIRAAN WAA IN LAGA DHIIDHIYO

                              Qeybta labaad Maamul-takoorka Gobolka Hiiraan, maaha mid la kowsaday Sebenkan Qaran-jabka ee Abwaanku ku sifeeyey ‘Halaaggii dhacay looma kala harin’,haseyeeshee Gobolku waxa uu ka mid ahaa Saddax Gobol (G/Waqooyi Galbeed, G/Bari, Hiiraan) oo Xukuumaddii Marxuum Maxamed Siyaad Barre u diidday inay u ballaariso, sidii ay lixda kaleba ka yeeshay, sababta lama oga. Waa haboonaan laheyd,…

                              Read More

                                Kenya Security Forces Kill Five Suspected Militants

                                Kenya security forces killed five suspected militants on Friday in the coastal town of Mpeketoni whom they believe were involved in deadly attacks earlier this week. On Sunday and Wednesday, residents of Mpeketoni near the Somali border suffered brutal attacks by gunmen suspected to be part of the al-Quaeda splinter group, al-Shabab. The attacks left…

                                Read More