Webmaster

    Somaliland and the Means of Politics

    My name is Mohamed Hagi Mohamoud. I was the General Secretary of the Somaliland Coast guard for a year before I moved to the UK, and I was a Civil Servant, rather than a military man for that position. Earlier than that, I have been working with the International Non-Governmental Organisations, LNGOs and other UN…

    Read More

      Ganacsato Sheegay inay Ku Guulaysteen In Gudoomiye Muuse Biixi ay Ka Reebeen Madaxweyne Siilaanyo

      Hargaysa 20.June 2014 (SDN/QJ)- Ganacsatadda waaweyn ee Beelaha Subeer Awal, ayaa war-saxaafadeed ay caawa soo saareen ku shaaciyay in Gudoomiye Muuse Biixi uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo uga hadhay tartanka murrashaxa madaxweynimadda xisbiga KULMIYE dhexdiisa doorashada soo socota ee madaxtinimadda dalka. War-saxaafadeedkaasi oo dhamaystiranna waxa uu u dhignaa sidan “Khilaafkii KULMIYE Ee baryahanba soo jiitamayey, waxa…

      Read More

        Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo xusay Maalinta Qaxootiga Adduunka

        Muqdisho, 20 June, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta xusay Maalinta Qaxootiga Adduunka, isagoo sheegay inuu salaan u dirayo dhammaan qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka iyo kuwa ku barakacay gudaha Dalka. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu socdaal rasmi ah ku joogaa dalka Kenya, halkaas oo shirarka uu galay…

        Read More

          Wasiiradda Caafimaadka iyo Madaxtooyada oo Burco soo gaadhay una Sii Jihaysan Degmada Qorilugud

          Burco 20.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiiradda wasaaradaha Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye iyow Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan ayaa lagu soo waramayaa goor dhaweyd inay gaadheen magaaladda Burco. Safarka labada wasiir war faahfaahsan lagama hayo, hase yeeshee wararka laga helayo ayaa sheegaya inay u sii dhaafi doonaan illaa degmadda Qorulugud, halkaas oo…

          Read More

            “Kenya wey oggolaatay in aanan khasab lagu celin qaxootiga Soomaalida” Ra’isal Wasaaraha Somalia

            Nairobi 20.June 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo caawa la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Nairobi, ayaa sheegay in madaxda Kenya ay aqbaleen dhaqan gelinta heshiiskii saddex-geesoodka ahaa ee u dhexeeyay dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR. Heshiiskaas ayaa dhigayay in qaxootiga Soomaalida ah…

            Read More

              “Dr Dufle wuu u qalmaa abaal marinta nabadda caalamiga” Madaxweynaha Somalia

              Muqdisho 20.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda federeelka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay xaflad lagu taageereyey xildhibaan Dr. Cusmaan Maxmuud (Dufle) oo kamid noqday murashixiinta abaal marinta billadda nabadda caalamiga ah ee (Nobel Peace Prize). Xafladda oo ka dhacday magaalada Muqdisho, waxaa soo abaabulay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan…

              Read More

                Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                Hargaysa 20.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                Read More

                  “GEGAA LAGU DHEELAYAA ,SHACBIGU KA GAR-SOORE YAHAY”. Dr Culimo

                  Adigoo hebel diiddan, Eryo reer hebel maaha! Dr.Mohamed-Culimo, mculimo@yahoo.com Duruufaha adagi dadka ayay kala saaraan. Waxay dibada soo dhigaan shaqsiyada dhabta ah ee qofka. Khilaafaadka iyo muranadda siyaasiga ahi waa imtixaan laga qaadayo siyaasiyiinta. Sida ay u dhaqmaan, u hadlaan, u damqadaan ama u isticmaalaan awoodahooga siyaasiga ah ayaa ah jawaabaha ay bixiyaan ee dadku…

                  Read More

                    Bakool: Afar Qof oo ku dhintay Dagaal Maanta dhacay

                    Berdaale 20.June 2014 (SDN/QJ)- Afar qof ayaa ku dhimatay labo kalena way ku dhaawacmeen dagaal maanta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab ku dhex maray deegaan lagu magacaabo Kurtun oo 30 km dhinaca koonfur uga beegan degmada Berdaale ee gobolka Baay. Ciidamada dowladda ayaa weerar ku qaaday saldhig ay Al-Shabaab ku lahayd deegaanka Kurtun, waxayna…

                    Read More

                      EUCAP Nestor and Somaliland solidify successful partnership with the signing of important cooperation agreement

                      Hargaysa 20.June 2014 (SDN/QJ)-  the Somaliland Minister of Foreign Affairs, Mohamed Behi Yonis, and EUCAP Nestor Head of Mission, Etienne de Poncins, signed an Agreement to set out the basis for further development of cooperative relations and activities between Somaliland and EUCAP Nestor.   EUCAP Nestor is the European Union’s maritime security capacity building mission,…

                      Read More

                        Kenya Iyo Somalia Oo Guda Galaya Tallaabooyin Oo Lagaga Hortagayo Dhaqdhaqaaqyada Shabaabku Labada Dal Ugu Kala Gudbaan

                        Nairobi:June,20,2014(SDN/QJ)-Wargeyska Daily Nation eek a soo baxa Dalka Kenya ayaa saaka daabacay warar sheegaya in Somalia Kenya iska kaashan doonaan Arrimaha Sirdoonka la xidhiidha. Warbixinta ayaa waxaa lagu sheegay in wada shaqeynta dhanka Sirdoonka, ay sahli karto in Dowlada Kenya ay ka hortagto ama ka gaashaamato in ay Kooxda Ashabaab  hesho fursado ay u kala…

                        Read More

                          Texas:Faahfaahinta Laba Wiil Oo Lagu Tuhmay Taageerada Al-shabaab Oo Gacanta Lagu Dhigay

                          Texas:June,20,2014(SDN/QJ)-Wararka Laga Helayo Sirdoonka Maraykanka, ayaa sheegaya in Laba Nin oo Gobolka Texas lagu Tuhmay inay Doonayaan sidii ay ugu biiri lahaayeen Jihaadka Shabaabku wadaan.  Dadka Dawcadda ku Oogaya Labadan Nin ayaa sheegay inay raggani Doonayeen sidii ugu biiri lahaayeen Jihaadiyiinta ka dagaalamaya Somalia iyo Syria. Dacwad oogayaasha ayaa sheegay maalintii Salaasada ahayd in mid…

                          Read More

                            Indha-sheel Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Tamartiisa iyo Dagaalkii uu Waday

                            Saax-dheer:June,20,2014(SDN/QJ)-Maxamed Jaamac Yuusuf  Indha-sheeel oo sheegta inuu madaxweyne u yahay Fallaagada Khaatumo oo dhawaan Ciidamada Somaliland ka saareen deegaanka Taleex, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Qorshaha Kooxdiisa. Indha-sheel oo warbaahinta Deegaanadaas u warramayey, ayaa sheegay inay wali leeyihiin awood ay iskaga dhiciyaan Ciidanka qaranka Somaliland oo uu ku eedeeyey qaar gardarro ku soo duulay…

                            Read More

                              William Ruto Oo Lagu Khasbay Inuu Dhegaysto Markhaatiyada Furaya Dacwadda Ka Dhanka ee Taalla Haigu

                              Hauge:June,20,2014(SDN/QJ)-William Ruto oo ah Madaxwayne-ku-xigeenka dalka Kenya, ayaa Khasab lagaga dhigay inuu dhegaysto Markhaatiyada Dawacadiisa ka Taagan Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da. William ayaa ka ababaxay Dalkiisa Maalinamadii Arbacadii, waxana uu Dhegaystay Qaar ka mid ah Dacwadaha lagu soo eedeeyey oo Hortiisa ay dad markhaatiyaasha ka mid ahi ka akhriyeen. Waxa Maxkamaddu u sheegtay Ruto…

                              Read More

                                Madaxtooyada Oo Xabsiga Dhigtay Haweenay Ka Mid ah Dhidibada Xisbiga Ucid

                                Hargeysa:June,20,2014(SDN/QJ)-Madaxtooyada Somaliland ayaa Xabsiga dhigtay Guddoomiyihii Garabka Haweenka ee Xisbiga Ucid Marwo Xaliimo Cismaan Raage, kadib markii ay ka Muraara-dillaacday Dhaqdhaqaaqyo Lagaga soo horjeedo Xadhiga Yuusuf Cabid Gaboobe Oo Marwadu ku luglahayd. Wararka u dhuun daloola Xadhiga Marwo  Xaliimo Cismaan ayaaa shabakadda Qurbejoog.com u xaqiijiyey inay xadhigeeda amreen Haween Madaxtooyada ka tirsani, kuwaas oo ka…

                                Read More

                                  Ganacsade Ina Boore oo Xukuumada Jabuuti uga guuleystay Maxkamad Dubai ku taal

                                  Dubai June 20, 2014(SDN/QJ)-Ganacsade Cabdiraxmaan oo ay xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti ku qaaday weerar Ba’an isla markaana isku deyday in ay u isticmaasho dawlada Imaraadka balse waxa uu dhawaan ku guuleystay dacwad ay Dubai uga furtay Jamhuuriyada Jabuuti. Ganacsade Cabdiraxmaan Boore oo ay hore xiriir dhaw la lahaa madaxweynaha Jabuuti ayaa khilaaf siyaasadeed uu aad u…

                                  Read More