Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe Gudoomiyihii Ololaha Doorashada Xisbiga Kulmiye Uqaabilsanaa Gobolada Galbeedka Oo Sheegay In Kulmiye Ka Maarmay Kana Tagey Isaga+Halku Saldhigayo Siyaasadiisa.
Gudoomiyihii Hore ee Ololaha Xisbiga Kulmiye ee Galbeedka Somaliland oo ka hadlay Waxa ay ku kala duwan yihiin Ololihii Shalay ee Kulmiye iyo Ka Maanta DAAWO
