Webmaster

Mid Ka Mid ah Cisbitaalada Hargaysa oo Sadex Caruur ah u Diray Laba Dal oo ka Kala Tirsan Qaaradaha Africa iyo Yurub si Qalliino Halis ah loogu Soo Sameeyo DAAWO

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Agaasiimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye ayaa ka qayb galay munaasibad lagu sagootinayey seddex caruur ah oo Isbitaalka Maxamed Adan Sheekh hawlo caafimaad ugu diray dalka dibadiisa. Sadexdan Caruurta ah Waxaa Qalliino wadnaha ah loogu qaaday Cisbitaalo Ku yaala Sudan iyo Talyaaniga.

Read More

Dhacdooyinkii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Ku Lammaanaa Doorashadii Kenya Ka Dhacday 8-dii Augus 2017

Nairobi 13. August 2017 (SDN/QJ):- Doorashadii ka dhacday Salaasadii toddobaadkan, ayaa noqotay doorashadii ugu xiisaha badnayd deegaannada waddanka Kenya qaar ka tirsan dhacdooyinka laga soo tabiyey marka loo eego. Waxaanay arrimaha ugu xiisaha badani noqdeen Hooyo iyo Wiil ay dhashay oo Hal Kursi ku wada tartamay Xildhibaannimada Baarlamaanka Kenya, halka Xildhibaannada guulaystay uu ku jiro…

Read More

Wasiirka Amuuraha Dibada ee Iran oo Waajib ku tilmaamay sidii loo soo Afjari lahaa Qalalaasaha Yemen

Tehran 13. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arimaha dibada ee wadanka Iran Maxamed Jawaad Dariif ayaa sheegay in dalkiisu lama huraan u arko in la soo afjaro dhibaatada dhan kasta ah iyo masiibooyinka bani’aadanimo ee ka taagan dalka yaman, lana gaadho xal waara. Wasiirka oo ka hadlay kulan uu la yeeshay ergayga gaarka ah ee Qaramada…

Read More

Midowga Yurub oo Fadhi deg deg ah ka Yeelanaya Isniinta Beri Hubka Nukliyeerka ee Kuuriyada Waqooyi

Brussels 13. August 2017 (SDN/QJ):- Dalalka Midowga yurub ayaa kulan degdeg ah ka yeelanaya mushkilada saanada nuclier-ka ee Kuuriyada Waqooyi. Warbixin ay soo saartay haweenayda madaxa ka ah siyaasadda Arimaha Dibada ee Midowga yurub Vidirka Mogareti ayaa lagu sheegay in maalinta isniinta ee beri ee soo socota ay safiirada dalalka midowga yurub kulan aan caadi…

Read More

Dawlada Israel Oo Dhulka Hoostiisa Ka Dhisaysa Gidaar, Si Aanay Dhanka Falastiin Looga Soo Weerarin

Qasa 13. August 2017 (SDN/QJ):-Dowladda Israa’iil ayaa dardargalineysa mashruuc ay ku kacayso lacag dhan $833 milyan oo doolar oo lagu dhisayo darbi dhulka hoosta ugu jira 40m, korna ah 6m, kaasi oo ujeeddada laga leeyahay tahay in dagaalyahanada Xamaas ee Qasa lagaga  hor istaago in ay isticmaalaan godad dhulka hoostiisa ah. Dagaalkii 50-ka maalmood socday…

Read More

Jimicsiyada Jidhka iyo Ciyaaraha Isboortiga qaarkood waxay Kordhiyaan Jilbo Xanuunka

Washington 13. August 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhayaal Maraykan ah ayaa dhowaan ogaaday in jimicsiyada iyo ciyaaraha Isboortiska qaarkood oo ay ka mid yihiin kubbadda cagta, orodka dheer iyo ciyaarka legdintu ay kordhiyaan khatarta ah in qofka uu ku dhaco jilbo xanuun. Jeffrey B. Driban oo ka tirsan xarunta caafimaadka ee Tufts oo ku taalla magaalada Boston…

Read More

Shirkada Microsoft oo ugu Danbayn Ogolaatay in Mobilka Android uu ku Shaqayn karo marka lagu xidho Laptob-ka barnaamijkiisu yahay Windows 10

New York 13. August 2017 (SDN/QJ):-Shirkadda caanka ah ee Microsoft ayaa shaaca ka qaadday in ay soo saartay barnamaamijka Windows 10 oo lagu daray adeeg cusub oo dadka isticmaala talefannada gacanta iyo qalabka kale ee ku shaqeeya barnaamijka Android u ogolaanaya in ay ku xidhi karaan kombiyuutarrada ku shaqeeye windows 10 iyada oo looga baahan…

Read More

Maxkamadda Dastuuriga Ee Somaliland Oo Qaraar Ka Soo Saartay Khilaafkii Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada JSL AKHRI

Hargaysa 12. August 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah ee JSL ayaa qaraar ka soo saartay dacwadii uu Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle u gudbiyey ee liddi ku aheyd Codeyntii amase doorashadii Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee cusub. Qaraarka Maxkamadda Sare oo nuqul ka mid ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog.com ayaa waxa uu u dhignaa sidan.

Read More

SOOL: Muuse Biixi & Khudbadiisii Kala-baydh iyo Dharkeyn-geeyo DAAWO

Kala Baydh 12. August 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbal-xaakimka KULMIYE, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa caddeeyey inuu jecel yahay in la helo Somaliland wax wada yeelata oo horumar samaysa. Waxaannu tilmaamay inaanay Jamhuuriyadda Somaliland ka maarmin bulshada ku dhaqan gobollada Sool iyo Sanaag bari. Guddoomiye Muuse Biixi, waxa uu sidaasi ka sheegay khudbad aad…

Read More

“Anigu Gobalka Awdal oo Keliya uma ihi Murashax Madaxweyne Ku Xigeen Laakiin…..”. Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka WADDANI oo Si Diblomaasiyadeysan u Durey Saylaci DAAWO

Ceerigaabo 12. August 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo khudbad dhinacyo badan ujeediyey shacabka reer Ceerigaabo ee gobalka Sanaag oo si ballaadhan u soo dhaweeyey, waxaana uu sheegay in isagu aanu Murashax Madaxweyne keliya aanu u ahayn shacabka ku dhaqan deegaanada gobalka Awdalka oo uu ka soo jeedo balse uu sida oo kale…

Read More

Xildhibaan C.qaadir Jirde oo Soo Bandhigay Lix Qodob oo ah Waajib tahay in Maxkamadda Distooriga ahi ku Dhegaysto Dacwada Xildhibaan Talyanle DAAWO

Hargaysa 12. August 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa  soo bandhigay dhawr qodob oo Somaliland iyo dunida ka dhacay oo maxkamadda sare ee Somaliland u ogolaanaya inay dhagaysato dacwadda uu Talyanle u gudbiyay. Cabdiqaadir Jirde wuxuu soo bandhigay 6 qodob oo kala ah: Doorashadii u dambaysay ee…

Read More

“Cidla Kama Sacabbo-tumanayee Cidda La Doortay Waa Sida Cadceedda, Baashe Hadduu 39 Cod haysto Muxuu La Aammusan Yahay, Muu Keeno…? Xildhibaan C.raxmaan Talyanle

Hargaysa 12. August 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) oo tartankii ay isaga iyo Xildhibaan Baashe Maxamed Faarax ugu tartameen jagada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Muran ka taagan yahay, Dacwadina Maxkamadda Sare ka taallo, ayaa Kursi-jacayl ku tilmaamay in Baashe oo aan weli Guddoomiyihii hore ee Golaahaas Cabdiraxmaan-Cirro xilka ku wareejin inuu fadhiisto Xafiiskaas oo…

Read More

Maamulka Puntland Oo Ku Hanjabay Inuu Carqaladaynayo Qaadashada Kaadhka Cod-bixinta Oo Sool iyo Sanaag ee Maanta Ka Bilaabantay Iyo Dhawaqyo Lidi isku ah DAAWO

Garowe 12. August 2017 (SDN/QJ):-Maamul-goboleedka Puntland, ayaa ku hanjabay inaanay oggolaan doonin in Hal Sanduuq oo kuwa Kaadhadhka Codbixiyeyaasha iyo doorashooyinka Somaliland ah la geeyo gobollada Sool iyo Sanaag oo ay sheeganayso inuu Puntland yahay, waxaanu Maamulkaasi beeniyey inay wadahadal nabadgelyada Sanaaduuqda la xidhiidhaa dhex-maray dawladda Somaliland. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)…

Read More

Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ka Warramay Taariikhda Iyo Mabda’a Uu Ku Dhisanyahay Xisbiga Kulmiye Iyo Tayada Murrashaxiisa Madaxweynaha Mudane, Muuse Biixi DAAWO

Laascaanood 12. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in Xisbiga Kulmiye uu yahay Mid ku dhisan Mabaa’dii iyo Afkaar hodan ah Waxaanu Xusay in Murashixiintiisa u Loolamaya Jagooyinka Madaxweyne iy Ku Xigeen ay Yihiin Kuwa ugu waayo aragsan hogaamiyeyaasha tartanka kula jira.

Read More

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Ku Guulaystay Doorashadii Dalkaasi ka Dhacday Iyo Nuxurka Khudbad uu Shacabkiisa u Jeediyey DAAWO

Nairobi 12. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Kiiniya Mr: Uhuru Kenyatta  oo markii labaad ku guulaystay doorashadii madaxtinimo ee dalkaasi ka qabsoontay bishan sideedii ayaa markii u horaysay khudbad gaaban oo inta badan mahad naq ah u jeediyey dadweynaha dalkaasi gaar ahaan taageerayaashiisa. Hase ahaatee, Uhuru Kenyatta  waxa uu khudbadiisa ku xusay in uu madaxweyne u yahay…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Baylahda Qaranka Tusaale ugu soo qaatay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud

Hargaysa 12. August 2017 (SDN/QJ):-Hoggamiyaha UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa tilmaamay inay baylah tahay shaqadii qaranku, wasiiradii iyo agaasimayaashuna ku mashquleen dano u gaar ah iyo dano xisbi.   Md. Faysal, wuxuu baylahda qaranka tusaale ugu soo qaatay wasiirka hawlaha guud Cali Xasan Maxamed (Mareexaan) oo uu arkay isagoo murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE…

Read More

Ciidammada Booliiska Oo Heegan La Geliyey Iyo Sababta Ka Danbaysa DAAWO

Hargaysa 12. August 2017 (SDN/QJ):-Ciidammada Booliiska Somaliland ayaa la geliyey Heegan Culus, maaddaama Dalku ku sii dhawaanayo Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada. Taliyaha Ciidammada Nabad-galyada Waddooyinka, ahna Afhayeenka Ciidammada Booliiska Gaashaanle Sare Faysal Xiis Cilmi oo Saxaafadda u faahfaahiyey ujeeddada Ciidammada loo geliyey Heeganka ayaa yidhi “Ujeeddada Ciidanka Heeganka loo geliyey waxa weeye in iyaga oo Ciidanku…

Read More