Dawro lagu Baranayo Cilmiga Shareecada oo ka bilaabatay Magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo June 19.2014(SDN/QJ)-Dawradaani oo noqonaysa Dawradii labaad ee nooceeda ah uuna qabto Ururka Beder ee Ardayda kabaxday Machadka Al-Faaruuq ayaa waxaa ay soconaysaa Muddo bil ah. Dawrada oo loogu tala galay in kor loogu qaado aqoonta Dhalinyarada ee la xariirta Dhanka Cilmiga Shareecada ee Diinta Islaamka ayaa waxaa ka faaidaysanaya Dhalinyaro Wiilal iyo Gabdhaba leh…
