Webmaster

    In view of the progress and development noticed throughout the country, President Ahmed pave the way to be sole and only candidate for his party on next S/L election due by 2015.‏

    No doubt it was a historic moment when president Ahmed Mohamed Mohamoud  took the oath of presidency and became the 4th president of Somaliland.  It is expected that, the president will score 50 % of the casted votes in view of his popularity. His electing brought majority of somailanders joy and pleasure as same manner…

    Read More

      RW. Cabdiwali oo maanta ka qayb galay kulan wada tashi ah oo dhexmaray Xukuumadda iyo bulshada qaybaheeda kala duwan

      Muqdisho June 04, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta furay wajiga koowaad ee kulanka wadatashiga bulshada iyo dawladda oo ka dhacay xarunta Degmada Xamar Ja-Jab, waxaana kulanka kasoo qeyb galay , xubno kamid ah golaha Wasiirrada, Maamulka gobolka Banaadir,  qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo 125…

      Read More

        H.E. The President welcomes the announcement of the appointment of an US Ambassador to Somalia

        Mogadishu, 4 June 2014: Today, H.E The President, Hassan Sheikh Mohamud received confirmation that President Obama will appoint the first US Ambassador to Somalia in two decades. “I am delighted to confirm our mutual goals of security, inclusive, sustainable development and good governance for Somalia. The appointment of a US Ambassador demonstrates the strength of…

        Read More

          “Xuduudda ay wadaagaan dalalka Somaliland iyo Jabuuti wuu isku furan yahay,Dadkii Qarxiyay Jabuutise…” Gudoomiyaha Gobolka Salal

          Hargaysa 04.June 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Selel Cabdirisaaq Waabari Rooble,ayaa sheegay in dalalka Jabuuti iyo Somaliland xuduudoodu isu furantahay isla markaana aanay Jabuutina xidhan xadkeeda Somalilandna dhankeeda uu ka furan yahay. Badhasaabka Gobolka Selel waxaa uu ugu horrayn tacsi u diray dalka Jabuuti oo uu ka tacsiyeeyay  dadkii kaga dhintay qarixii ka dhacay 24 bishii…

          Read More

            Mac-hadka Faafinta Islaamka oo Kulan-diimeed u Qabtay Dhallinyarada Dugsiyada Waxbarasho ee Xaafadda Daami

            Hargeysa, 4, June, 2014 (SDN/QJ)- Mac-hadka Faafinta Islaamka ayaa kulan-diimeed ballaadhan oo wacyigelin ah u qabtay dhallinyaro fara badan oo ka mid ah ardayda wax ka barata dugsiyada waxbarasho ee ku yaal xaafadda DAAMI ee magaalada Hargeysa. Kulankan oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, kaas oo lagu casuumay dhallinyaro tiradoodu ka badan tahay…

            Read More

              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

              Hargaysa 04.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

              Read More

                Labaatan Sanno kadib oo Xukuumada Washington Safiir u Magacaabayso Somalia

                Washington 04.June 2014 (SDN/QJ)- Ku-xigeenka xoghayaha arrimaha dibedda Maryakanka ee arrimaha siyaasadda, Wendy Sherman ayaa ku dhawaaqday in Madaxweyne Barack Obama uu markii ugu horreysay muddo 20 sanno ah dhawaan magacaabi doono safiirka Maraykanka ee Soomaaliya. Sherman ayaa hadalkan uga dhawaaqday khudbad ay ka jeedisay machadka nabadda Maraykanka ee magaaladan Washington, waxayna sheegtay in Maraykanku…

                Read More

                  Qaar ka Mid ah Madaxdhaqameedka Koonfurta iyo Bariga Hargaysa oo Ka Hadlay Mawqifka Xaaladihii u danbeeyay ee dalka DAAWO

                  Hargaysa 04.June 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah salaadiinta waxgaradka iyo qaybaha kale ee Bulshada ee Koonfurta iyo Bariga Caasimadda oo munaasabad ku qabtay Hotel Dalxiis ee Magaalada Hargaysa ayaa baaq  taageero ah u diray dawladda Somaliland, kana waramay xaaladda uu wadanku marayo. Duqaydani Waxay Sheegeen inaan loo baahnayn in dalka lagu celiyo Xaalad uu…

                  Read More

                    Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo Madax kale oo u baqoolay Uk Maxay daaran tahay Safarkoodu Qurbejoog ka daawo

                    Hargaysa 04.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye  iyo wefti caafimaad oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay dalka iyagoo u sii jeeda dhanka dalka Britain oo ay casuumad ka heleen jaamacado dalkaasi ku yaalla. Wasiirka ayaa Warfidiyeenada kula hadlay Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal isla markaana Tilmaan ka…

                    Read More

                      Dawlada Federaalka Somalia oo Xadidaysa Qaadashada Passaporka Dublamaasiga ah

                      Muqdisho 04.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arimaha dibadda Somalia Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa ku hanjabay inay xadidi doonaan Basboorka Diblamaasiga ah oo uu sheegay  in cid walba iska qaadatay. Waxa uu sheegay in Siyaasiyiinta Dawladda ah oo kaliya loo Ogol yahay Qaadashada Basboorka Diblamaasiga ah. “Basaboorkan waa mid loogu talogalay inay qaataan siyaasiyiinta dowladda ku jira,…

                      Read More

                        “Danta Ummadu Waxay ku Jirtaa in Guurtida loo daayo intay ka Gun gaadhayaan…” Xasan Ciise Jaamac

                        Hargaysa 04.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne-ku-xigeenkii ugu horreeyey ee Somaliland Muj. Xasan Ciise Jaamac, ayaa ku baaqay in xalka khilaafka KULMIYE faraha looga qaado ergada Golaha Guurtida ee hawlaha dhexdhexaadinta ku hawlan, isagoo soo jeediyey in aan la barbar cararin, lagana carsha-carshayn hawshooda. Muj. Xasan Ciise Jaamac, waxa uu sheegay in khilaafka KULMIYE ku qurux badnaa…

                        Read More

                          Taliye ku Xigeen Cusub oo loo Magacaabay Booliska Somalia gaar ahaan Gobolka Banaadir

                          Muqdisho 04.june (SDN/QJ)-Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cabdifitaax Ibraahim Shaaweeye loogu magacaabay taliye ku-xigeenka ciidanka nabad-sugidda gobolka Banaadir. Wareegtada lagu magacaabay taliye ku-xigeenka oo soo gaartay Bar-kulan ayaa soo baxday 03 June, 2014. Cabdifataax  ayaa horay u soo noqday guddoomiye ku-xigeenka dhinaca ammaanka ee maamulka gobolka Banaadir intii u…

                          Read More

                            Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kor U Qaaday Derejooyinka Ciidankii Ku Geeriyooday Baarlamaanka iyo kuwii ku Dhaawacmayba

                            Muqdisho:June,04,2014(SDN/QJ)-Waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Shaaciyey inuu Derejooyinka Askartii ku Geeriyootay Weerarkii Baarlamaanka iyo kuwii ku Dhaawacmayba kordhiyey, maadaama ay ahaayeen Geesiyaal Badbaadiyey Nafta  Boqolaala ka tirsan Baarlamaanka Somalia. Madaxweynaha  oo ka Hadlayey Kulan lagu Furayey xarunta Baarlamaanka kadib qaraxyadii laga fuliyey, ayaa sheegay inuu min laba derejo  kor u qaaday derejooyinkii askartii ku geeriyootay…

                            Read More

                              Maraykanka Oo Safiir u Magacaabi Doona Muqdisho

                              Washington:June,04,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Maraykanka ayaa Ballan qaaday 20-sano kadib inay somalia u magacaabi doonto safiir cusub. Waxa uu maraykanku ku sheegay isku dagygoodan ay Safiirka cusub ugu magacaabayaan Somalia inuu qayb ka yahay dedaalka xasiloonida iyo nabada lagaga dhalinayo Somalia. Inkasta oo ay taasi jirto, ayaa haddana maamulka Obama waxa aanu wax qorshe oo deg deg…

                              Read More

                                Djibouti Oo La Sheegayo Inay Somaliland Ka Dalbatay Faahfaahin la Xidhiidha Dadkii Qaraxa Ka Fuliyey Dalkeeda

                                Djibouti:June,04,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Djibouti, ayaa ayaa Faahfaahin dheeraad ah ka dalbatay Somaliland, kadib markii laba Qof oo isku qariyey Dalkaasi la sheegay inay ka tageen Somaliland. Magacyada Labada Qof ee Qaraxa Fuliyey oo lagu kala sheegay Muuse Rooble Hirad iyo Hodan Maxamed Ciise, ayuu xeer ilaaliyaha Guud ee Dalka Djibouti  sheegey in ay Jabuuti ka soo…

                                Read More

                                  Xogo Daaha Ka Rogay Sababihii Xilka Looga Qaaday Wasiirkii Hore Xidhiidhka Golayaasha Oo ay Qurbejoog Heshay

                                  Hargeysa:June,04,2014(SDN/QJ)-Waxa soo kordhaya Xogaha qarsoonaa  iyo xuddunta khilaafka ka dhex qarxay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisii hore ee Xidhiidhka Golayaasha Aadan Axmed Warsame oo uu shalay ka xayuubiyey  xilkii wasiirnimo. Xogaha ay helayso degel-wareedda Qurbejoog.com, ayaa sheegaya inuu jirey khilaaf cakiran oo madaxweynaha iyo wasiirka dhexyaallay muddo  badan, kaas oo arrimo kala duwan la xidhiidhay. Dhibaatada…

                                  Read More