Wiil Soomali Dhalashada Canada Haysta Oo Lagu Helay Inuu U Halgamayey Ka Mid Noqoshada Al-shabaab
Tononto:May,31,2014(SDN/QJ)-Wiil Somaliyeed oo Dhalashada waddanka Canada haysta ayaa la sheegayaa in lagu helay Dambi ah inuu doonayey sidii uu ugu Biiri lahaa Ururka Al-shabaab oo Dawladaha Caalamku dagaal Ba’an kula jiraan. Maxamed Xersi oo 28 sano jir ah kana mid ahaa ciidamada ilaalada amaanka dhisme ku yaala magalada Toronto ee Dalka Canada ayaa sidoo kale…
