Webmaster

    Madaxweyne ku Xigeenka oo Xadhiga ka Jaray Dhisme lagu soo Kordhiyay Wasaarada Warfaafinta

    Hargaysa 29.May 2014 (Qurbejoog.com)- Xafladan Xadhiga lagaga jarayey Dhismeyaayshan Cusub ee laga Hirgeliyey Xarunta Wasaarada Warafaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSl Xafladan oo lagu qabtey Xarunta Wasaarada Warfaafinta Waxa ka soo qayb galey Mas’uuliyiin Marti Sharaf Fanaaniin, Ugu Horeyn Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland C/raxmaan Ismaaciil Saylici oo Halkaas Hadal ka soo Jeediyey ayaa ka Warbixiyey…

    Read More

      Shacabka Caasimada oo dareemo kala Gedisan ka Bixiyay Qaraxyo aan Khasaare Sababin oo Xalay Hargaysa ka Dhacay

      Hargaysa 29.May 2014 (Qurbejoog.com)-Bulshada ku Nool Caasimada Hargaysa ayaa Siyaabo kala duwan fikirkooda uga dhiibtay Laba Qarax oo Mid ka Mid ahi Xooganaa, Inkastoo aanay Wax  Khasaare ah gaysan oo Niskii danbe ee Xalay ka dhacay Goob ilaa Sadex boqol oo Mitir u Jirta Garoonka Kubada Kolayga ee Timcade,halka Qaraxa kale oo ahaa Mid fudud…

      Read More

        Ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalka Jabuuti oo la faray in aaney ka bixin Xeryahooda

        Jabuuti May 29,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dalka Mareykanka ee ku sugan dalka Jamhuuriyadai Jabuuti ayaa la faray  in aaney ka bixin xeryaha  saldhigyada u ah. Goaankan ayaa Mareykanku soo saaray ka dib kolkii dhawaan ay dalkaasi Qaraxyada ka fuliyeen kooxda Al Shabaab. Qaraxyada ayaa waxa ku geeriyooday sida ay dawlada Jabuuti sheegtay  sadex ruux waxaana ku dhaawacmay 11…

        Read More

          Qoraa Dunida Caan ka Ahayd Oo Ku Geeriyootay Carriga Maraykanka

          St Louis:May,2014(SDN/QJ)-Waxa Dunida ka Baxday Mid ka mid ah Haweenkii qoraaga ahaa, isla-markaana caanka ku ahaa gabayada. Haweenaydan oo Lagu magacaabi jirey Maya Angelou, ayaa ku geeriyootay da’deeda oo 86-jir ah, waxana ay caan ku ahayd olole ay ahayd mid u ololaysa Xuquuqda Bulshada. Buugeedii ugu horeeyay oo cinwaankiisu ahaa, ‘waan garanayaa sababta shimbiraha la…

          Read More

            Mahiga Oo Horumar ku sheegay Qaraxyada iyo Weerrarada Qorshaysan ee Shabaabku ka Fuliyaan Muqdisho

            Muqdisho:May,29,2014(SDN/QJ)-Ergaygii hore ee Qaramada midoobay u qaabilsanaa Arimaha Somalia Augustine Mahiga oo booqasho ku jooga Muqdisho ayaa Qiray inay dalka ka dhaceen isbeddelo la taaban karaa. Mr Mahiga ayaa ugu horrayn sheegay in ujeeddadiisu tahay sidii uu  u arki lahaa waxa iska bedelay nidaamkii iyo habkii horumar ee Somalia, maadaama uu muddo sanad ah ka…

            Read More

              Xukuumadda Oo Waddo Dhuuni u Maraysa Soo Xero-gelinta Dhammaan Xubnaha Fulinta ee Muuse Magacaabay iyo is baayacaad Bilaabantay

              Hargeysa:May,29,2014(SDN/QJ)-Aqalka Madaxtooyada ayaa  waxa ka socda Dedaallo lagu soo xerogelinayo Dhammaan Xubnihii dhawaan Guddoomiye Muuse Biixi u magacaabay liiska Guddida Fulinta oo uu soo saaray, kaas oo shalay ay xubno ka mid ahi iska  Casileen. Wararka Qurbejoog.com Helayso, ayaa sheegaya in ragga Horboodaya ololaha ka dhanka ah Gudoomiyaha Xisbigu ku mashquulsan yihiin sidii gacanta loogu…

              Read More

                Is-casilaadda Xubnaha Muuse Ku Daray Guddida Fulinta Oo Halis Gelinkarta Dhexdhexaadinta Labada Dhinac

                  Hargeysa:May,29,2014(SDN/QJ)-Waxa sii badanaya Tirada Xubnaha xukuumadda la safan ee sheegaya  inay iska casileen Xubinamada Guddida Fulinta oo uu Muuse Biixi hore u magacaabay. Arrintan oo bilaabantay Shalay ilaa xalayna socotay, ayaa waxa ay mugdi gelin kartaa dedaalada dhexdhexaadineed ee ay Xubanaha Guurtida ahi ka dhex wadaan Labada Garab ee xisbiga oo haatan u muuqda…

                Read More

                  Iran oo qabatay Markab iyo Shaqaale siday Shidaal Suuqa Madoow dalkooda looga soo iibsaday

                  Tehran May 29,2014(SDN/QJ)-Cidamada dalka Iran ayaa sheegay in ay qabteen Markab Soomaaliyeed oo ah kuwa qaada shidaalka oo dalkooda ka soo raratay shidaal xatooya ah. Ciidamada badda ee dalka Iran ayaa markabka oo la yiraahdo Yaxya Yaxya ku qabtay  marin biyoodka dalkaasi ee Hormuz. Ciidamadu waxa ay sheegeen in markabka Soomaalida ahi uu waday shidaal…

                  Read More

                    Xisbiga UCID oo ku guulaystay inuu Somaliland ku metelo 8 Qof oo Deeq Waxbarasho Caafimaadka Indhaha ah uga soo helay dalka Australia

                    Sydney May 29,2014(SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Saraakiisha Xisbiga ee dalka Ustareeliya, ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Hay’adda ‘The Fred Hollows Foundations’ oo fadhigeedu yahay dalka Australia. Masuuliyiinta Xisbiga UCID oo uu hoggaaminayo Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa xarunta hay’addaasi…

                    Read More

                      Warbaahinta madaxa-bannaan si aanay u tebin wararka Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Dhacdooyinka u dambeeya, Wasiir ku-xigeenka Amnigu waxa uu kula kacay Wariye ka hawl-gala Saaxil

                      London May 29/2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa bilowday qorshe lagu cabbudhinayo Xisbiyada Mucaaradka ah oo loo diiday in wararkooda laga baahiyo telefishanka Qaranka, immika loo soo jeedsaday in Hantidaad iyo Xadhig loo hanjabo Suxufyiinta ka hawl-gala telefishannada Gaarka loo leeyahay si aanay u baahin wararka Axsaabta Mucaaradka. Wasiir ku-xigeen ku-xigeenka Cusub ee Amniga, horena u…

                      Read More

                        IRGC Confiscates Somali Vessel Smuggling Diesel Fuel

                        TEHRAN (Tasnim) – The Islamic Revolution Guards Corps (IRGC) patrol ships confiscated a Somali oil tanker near the Strait of Hormuz in the Persian Gulf on Wednesday for smuggling a massive shipment of diesel fuel from Iran. The IRGC naval forces seized the 1000-ton ship, named the Yahya Yahya, for smuggling 500,000 liters of diesel…

                        Read More

                          Somali’s Army Chief Escapes Assassination Attempt

                          TEHRAN (FNA)- Somali’s Army Chief Gen. Dahir Adan Elmi escaped an attempt on his life on Wednesday when a bombing hit his car in south of capital Mogadishu. “Elmi, also known as Indha Qarshe, escaped an assassination attempt when an explosion targeted his car on his way to the Defense Ministry headquarters,” security forces said,…

                          Read More

                            Female Soldiers Join the Army Ranks in Somalia

                            It’s unusual to see a female in the military in traditionally conservative Somali society where women’s duties are generally at home and limited to family chores. But several determined women are breaking down those barriers and joining the army. Somali army officials report female army recruits have increased following the ouster from the capital in…

                            Read More

                              Muse Bixi’s Hijack of the people of Somaliland since 1991 at last over‏

                              Internationally we aware aircraft hijacking known sometimes aircraft piracy, especially within the special aircraft jurisdiction is unlawful seizure of an aircraft by an individual or a group. In most cases, the pilot is forced to fly according to the orders of the hijackers. the the worst hijacking in history of airline industry was the attach of in September 11, 2001 in united states of america as the…

                              Read More