Hargaysa 30May14(SDN) Eheladii Wasiirkii ku xigeenkii hore ee Amniga oo ka waramaya siday wax u dhaceen .
Marwo Sacdiya Maxamed Cali oo ah Xaaska Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Dhinaca amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa Warbaahinta uga Warantay Sida ay Habeenkii Xalay Wax u dhaceen iyo Khasaaraha ka dhashay Is rasaasaynta Gurigeeda ka Dhacday.

https://www.youtube.com/watch?v=4YI6RNxZwdY
Xaaska Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Arrimaha Gudaha oo ka Warantay Dhacdadii Xalay Gurigeeda ka dhacday Daawo
