Guddidii Dhexdhexaadinta Garabyada Kulmiye Oo Faro Madhan Kala Yimi Madaxtooyada iyo Kala Fogaanshihii oo Sii Ballaadhay
Hargeysa:May,30,2014(SDN/QJ)-Guddidii Dhexdhexaadinta Labada Garab ee Kulmiye ayaa la sheegayaa inaanay wali wax natiijo ah ka Haynin Garabka ay madaxtooyadu wadato xilli ay foodda inagu soo Hayso Wakhtigii ay labada dhinac u ballameen in Shirarkooda ay qabsanayaan. Sida aanu ku helnay Warar lagu Kalsoon yahay, Xubnaha Dhexdhexaadinta oo uu hoggaaminayo Oday Cabdi waraabe ayaa shalay Gelilkii…
