Webmaster

    Xubno Gudoomiye Muuse Biixi u Magacaabay Gudida Fulinta oo Shaaciyay inay Qaadaceen Halkay ku Qanacsan Yihiin

    Hargeysa 28.May 2014 (SDN/QJ) Laba iyo toban ka mid ah Liiskii Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi u magacawday guddida Fulinta ayaa war-saxaafadeed ay ku saxeexan Xubnahan oo Nuqul ka Mid ah la soo gaadhsiiyay Warbaahinta ayay ku Cadeeyeen   in aanay Guddidaas ka mid ahayn, isla markaana ay ku qanacsan yihiin Guddida ay magacaabeen Shirguddoonkii…

    Read More

      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

      Read More

        Weftigii ka Socday dalka Kenya oo Somaliland ka ambo baxay iyo Ambassador Sifir oo ka hadlay {DHAGAYSO}

        Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Safiirka Somaliland u Fadhiya Dalka Kenya Ambassador Maxamed Cabdilaahi Sifir ayaa Maanta Dalka ka Amba Bixiyey Wafti  Ka Socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, waxana uu ka Warbixiyey Ujeeddooyinka Waftigani dalka u joogeen. Waftigan oo tiradoodu dhan tahay Shan Xubnood ayaa dalka ku sugnaa muddo Shan maalmood ahaa, waxana ay u socdeen  inay indha…

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Mawqifka Madaxweynaha ee Gudida Dhex dhexaadinta Khilaafka Kulmiye DAAWO

          Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade  ayaa saxaafadda Waxa uu Galabta u sheegay in khilaafkii soo kala dhex galay Xisbigu la Go’aansaday in la soo afjaro. Waxa uu Wasiirku sheegay in Maanta kulankii ay  Xubanaha Guurtida ah ee dhexdhexaadinta wadaa ay Madaxweynaha la yeesheen uu  ku dhamaaday…

          Read More

            War Degdeg ah: Warancadde Oo Shaaciyey In Wada Hadal U Bilaabmay Garabyadii Iska Soo Horjeeday Ee Kulmiye

            Hargeysa: May, 28,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa shir jaraa’id oo  Goor dhaweyd ku qabbtay Xafiiskiisa ku shaaciyey in Guddidii Guurtida ee Dhexdhexaadka ka galaysay Arriamaha Kulmiye ay maanta kulankoodii ugu horreeyey la yeesheen Madaxweynaha Somaliland, isla-markaana arrinta lagu soo dabaalay wada      Hadal iyo  dhexdhexaadin. Wasiir Waran-cadde ayaa saxaafadda u sheegay…

            Read More

              Cali Waran-cadde Oo Xafiiskiisa Saxaaafadda Ugu Yeedhay iyo Nuxurka Laga Filayo inuu u sheego

              Hargeysa:May,28,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Haatan saxaafadda Ugu Yeedhay Xafiiskiisa. Faahfaahin  badan lagama hayo sababta uu wasiirku ugu yeedhay saxaafadda Saacaddan, waxase wararka hoose ee la hayaa sheegayaan inuu  jawaab ka bixinayo Hadalo maalintii shalay ka soo yeedhay Wasiir-ku-xigeenkiisii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor oo Warar ka dhan ah Xubno wasiirro…

              Read More

                “Dhibaato kale ma Jirtee Waa Macaan Jecel Madaxweynaha ku hareeraysan oo been u sheegaya” Jaamac Shabeel {DHAGAYSO}

                Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha ku sii Meel gaadhka ah ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Mawqif adag iska taagay Khilaafka ka dhex huraya Xisbiga Kulmiye ee labada garab ka dhigay. Jaamac Shabeel Waxa uu sheegay in Xubno dhadhamo raac ahi ay talooyin Khaldan Siinayaan Madaxweynaha , Waxa uu Gudoomiyaha Golaha Dhexe…

                Read More

                  “Waa inaan arintu inaga noqon Midi-midi ku taag iyo Gole dhexe iyo Guddiyo fulineed oo is-bar-bar socda” Wasiirkii hore ee Ganacsiga Daawo

                  Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa Maanta Waxa uu ugu baaqay dhinacyada ku Loolamaya Khilaafka Xisbiga Kulmiye in Si Miyir Qabta ay u Xaliyaan Muranka ka dhex oogan Xisbiga Gudihiisa . Wasiirkii hore oo ka hadlayay Madal uu Xilkii Wasaarada Ganacsiga ku Wareejinayay ayaa Waxa uu ugu baaqay…

                  Read More

                    “Madaxweynaha Qaranka iyo Guddoomiyaha xisbiga labadaba waxan ugu baaqayaa arrintaas inay sida ugu dhakhsaha badan iskaga arkaan.” Maxamed Cabdilaahi

                    Hargeysa:May,28,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsida Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka dayriyey Xaaladda cakiran ee uu Galay Xisbiga Kulmiye muddooyinkan ugu dambeeyey. Maxamed Cabdilaahi oo Maanta ka Hadlayey Xil-wareejintii Wasaaradda Ganacsiga, ayaa tilmaamay inaanay Macno samaynaynin is dhexyaaca iyo Guddiyada lagu kala Aargoosanaya ee Labada dhinac Iska Daba magaacabayaan, waxana uu sheegay in arrimahaasi halis…

                    Read More

                      Cabdi Qays iyo Hadraawi: Raad-gurayaashii La Raad-gurayey iyo Guushoodii Abaal-darrada ku Dhammaatay.

                      Ka bilow bidix: siyaad ,Hoos-u-jeed, Hadraawi iyo cabdi Qays Qeybtii 1-aad ee maqaalkan waxaad ka daalacan kartaan mareegaha ay ka mid yihiin qurbejoog.com iyo boramaonline.com Mawliid Cali  Mataan sidii ayuu hawsha isku gudbinta heesaha Silsiladii ‘Siilnley’ u waday, waxaana wax lala yaabo ahayd, reerkiisa oo Hargeysa dul-yaallay inaanu marna ku leexan marka uu Jabuuti tegayo,…

                      Read More

                        Garabka Kulmiye Ee Xukuumaddu Taageerto Oo Uu ka Fashilmay Shir ay Saaka Saxaafadda ugu Qaban lahaayeen Hutel Ambassador

                        Hargeysa:May,28,2014(SDN/QJ)-Garabka kulmiye ee Xukuumaddu Taageerto  ayaa saaka ay ka fashilantay shir ay saxaafadda ugu qaban lahaayeen Hutel Ambassador, kaas oo looga Gol lahaa in Xubno ka mid ah Guddidii Fulinta ee Muuse Magacaabay ay kaga dhawaaqaan inay iska Casileen Magacaabidda Guddoomiyaha. Shirkan oo ay abaabulayeen Xubno ay ka mid ahaayeen Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta, Wasiirka Ciyaaraha, La…

                        Read More

                          Madixii dhanka ammaanka shirkadda Tukish Airways ee Soomaaliya oo la Khaarajiyay iyo Madaxweynaha Somalia oo Tacsi u diray

                          Muqdisho 28.May 2014 (SDN/QJ)- Madixii  dhanka ammaanka  shirkadda Tukish Airways ee Soomaaliya ,ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho,kadib markii ay kooxo hubaysan oo watay gaadhi Nouh ah  kuwaasoo rasaas ku furay sarkaalka oo marayay isgoyska  KM 4 ee magaalada Muqdhisho. Sarkaalkan oo ay la socotay gabadh Soomaaliyeed oo xaaskiisii ahayd, ayaa waxaa lagu dilay Isgoyska Km4…

                          Read More

                            Diyaarado Cunto sida oo Gaadhay Degmada Buulo Burte,Kadib markii Alshabab Diideen in Gaadiid lagu geeyo raashin

                            Buulo Burte 28.May 2014 (SDN/QJ)- Labo diyaarad oo raashin sida ayaa maanta ka degay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo ay halkaas u dirtay dowladda Soomaaliya, kaddib markii ay Al-Shabaab is hor taagtay gaadiidkii raashinka geyn jiray degmada. Diyaaradaha ayaa siday bariis, caano iyo dawo. Wasaarada arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya…

                            Read More

                              Dildilaacii Xisbiga Kulmiye oo sii Kordhaya iyo Ergadii Guurtida oo Kulankii labaad Maanta la Leh Madaxweyne Siilaanyo

                              Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)-Garabka sida weyn uga soo horjeeda Muuse Biixi oo maanta saxaafada isugu yeedhay Hotel Amabasador ee magaalada Hargeysa ayaa ka baaqsaday inay ka hadlaan ujeedada ay saxaafada isugu yeedheen. Warar hoose oo naga soo gaadhay ayaa sheegaya in qorshuhu ahaa in ay is casilaad ku dhawaaqaan qaar ka mida guddigii fulinta ee…

                              Read More

                                CALI GUREY:KULMIYE NINKII ROONI REERKA HA U HADHO

                                Hargeysa May 28,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga Kulmiye Md Cali Gurey ayaa bogiisa facebook waxa uu ku soo bandhigay aragtidiisa ku wejahan khilaafka xisbiga Kulmiye,waxaanu yiri “Kulmiye horta markiisa hore ba wuxu ahaa COL WADA YAAL oo kala dano ah meel na aan u wada soconin. Waxay ahayd masuuliyiinta sare ee xisbigu inay wax ku qaataan…

                                Read More

                                  Somalia: Govt. Refuses a Meeting On Refugees

                                  The government of Somalia declined to take part in a meeting on refugees. The meeting would be attended by Kenya Government, Somalia and the UN Refugee Agency-UNHCR. The meeting was called off as Somalia turned down to take part in it. The meeting would take place in Nairobi. In a letter from the Ministry of…

                                  Read More

                                    Al-Shabaab claims Djibouti attack

                                    Mogadishu – Somali rebel group al-Shabaab was behind the restaurant attack in Djibouti by two suicide bombers over the weekend that killed a Turkish national and wounded several Western soldiers, the militants said on Tuesday. In the first attack of its kind in the tiny Horn-of-Africa state, a man and a woman blew themselves up…

                                    Read More

                                      DAAWO:Barnaamijka Dareenka Shacabka oo lagu falanqeeyay Odey dhaqameedkii Soomaaliya ee aqoonsaday Somaliland

                                      London May 28,2014(SDN/QJ)-Barnaamijka Dareenka Shacabka ee ka baxa TV-ga Horn Cable ayaa lagu lafo guray safar ay dhawaan ku tageen Hargeysa Odey dhaqameedka Soomaaliya oo markii danbena ay Odeyaasha Soomaaliya ay ku aqoonsadeen Somaliland. Barnaamijka ayaa waxa ka qeybgalay afhayeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Cabdi Aadan iyo aqoon yahan Maxamed Cabdi.   SDN/QJ-London contact@somalidiasporanews.com

                                      Read More