Webmaster

    Madaxweyna​ha oo ka tacsiyeeye​y geeridii muwaadinka Turkiga ee lagu dilay Muqdisho

    Mogadishu, 28 April 2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, Dowladda iyo shacabka Turkiga iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Saadettin Dongan oo maanta koox bistooladley ah ay ku dileen Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun, geeridu waa xaq,…

    Read More

      Xisbiga Waddani oo Walaac Xoogan ka Muujiyay Wakhtigii Diiwaangelinta oo fooda inagu soo haysa iyo Kalsoonidooda Xubnaha Komiishanka {DHAGAYSO}

      Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha  Gudiga Joogtada ah ee Golaha Wakiiladda,ahna Afhayeenka Xisbiga Mucuuradda ka ah ee Waddani Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa oo maanta  Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa Mgaaladda Hargaysa,ayaa ka hadalay Khilaafka Xisbiga Kulmiye,arinta Doorashooyinka iyo Diwaan galinta Madaniga ah ee ay Xukuumadda dabada ka riixayso. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAAN…

      Read More

        “Uma baahnin Toban Sanno oo danbe Cid Tababar nagu qaadata,Uma Baahnin Askari danbe oo Kii Faqashtii ka danbeeyay” Suldaan Maxamed C.qaadir DAAWO.

        Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Maanta Sheegay in aanay u baahnayn Cid tababar ku qaadata Mudo toban sanno ah iyo askari ka danbeeyay kii faqashtii isagoo fariintan Duul Xulka ah u diray Garabka uu hogaamiyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi . Waxa uu Suldaanka…

        Read More

          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

          Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Ganafka ku Dhuftay Dalabaad ay u Jeediyeen Ergadii Golaha Guurtida ee Xalinta Khilaafka Kulmiye

            Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay ergo ay Golaha Guurtidu u Xilsaareen Deminta Xiisada adag ee ka dhex oogan Xisbiga Kulmiye . Sida ay Shabakada Qurbejoog.com u Xaqiijiyeen Ilo Wareedyo amuurtan u dhuun daloola oo ku Sugan Madaxtooyada markii uu shirkani…

            Read More

              Maxkamada Gobolka Hargaysa oo Damaanad Ku sii Daysay Madaxdii Wargayska Haatuf

              Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa maanta dammaanad ku sii daysay Guddoomiyaha  Wargeyska HAATUF  Yuusuf Cabdi Gaboobe Iyo Tifaftiraha wargeyskaasi Axmed Cali Cigge, ka dib markii Maxkamaddu ay xadhig rumaan ah u dirtay 10-kii Bishan May kuwaasi oo ku xidhnaa Jeelka weyn ee magaaladda Gabiley. Labadan Suxufi oo  wargeyskooda HAATUF la xidhay 7-dii …

              Read More

                Turkish Airlines official shot dead in Somali capital

                An official from Turkish Airlines (THY) was shot dead when gunmen attacked a car carrying THY officials in Mogadishu on Tuesday. Sadettin Doğan is chief of security for THY in the Somali capital and responsible for the safety of the company’s employees in Mogadishu, a city still beset by unrest and disorder amid sporadic attacks…

                Read More

                  “Waxa Jira Koox Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Caan Ah, Bahdayada Amnigu Waxaanu odhan jirnay Gunti-Gaab, waa Ikhwaanul-Muslimiin Iyagan Khilaafka siyaasadeed Sababay” Wasiir Ku xigeenkii Hore Ee Amniga . DAAWO

                  Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenkii Amniga Ee Uu Madaxwayne Siilaayo dhawaan Xilka ka qaaday Ayaa Markii ugu horeysay Ka hadlay  Xaalada Dalka Iyo Koox uu sheegay inay yihiin Wadaado Gunti gaab ah oo hiigsigoodu yahay Ikh-waanul Muslimiinta. Cabdilahi Abokor ayaa sheegay inay xukuumada Siilaayo ay ku jiraan Koox Wadaado ah oo Magcayada badbadashada…

                  Read More

                    Boobe Yuusuf Ducaale oo Mar kale ka Hadlay Khilaafka Samada isku Shareeray ee Kulmiye DAAWO

                    Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore Ee Wasaarada warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale Ayaa Ka hadlay Khilaafka Halakeeyay Xisbiga Kulmiye  Waxanu sheegay in Khilaafkani Muddoba huursanaa Imikan ifka u soo baxay. Waxanu sheegay Ina shirarkii is daba jooga ahaa ilaa shirwaynihii kulmiye isagoo sheegay inuu kulmiye hada maray xaalad adeg. https://www.youtube.com/watch?v=dDnhtcta3_s Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Xildhibaan Siciid Cilmi roobe oo Cadeeyay inay Shirkii Golaha Dhexe Qabanayaan 31 May {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye,ayaa maanta ku dhawaaqay in ay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ay qaban Doonaan 31 May. waxaana uu dhinaca kale u soo jeediyay Gabarka ay is-hayaan inay dib ugu soo laabtaan Sharciyadda Xisbiga,isaga oo tilmaamay in…

                      Read More

                        Guurtida oo Isu Xilsaartay ka Garnaqista iyo Isu soo dhawaynta Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Saaka Magacaabay Guddi Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hawl-gali Doonta Daminta Khilaafaadka Ka Dhex Jira Xisbiga Kulmiye . Guddida Uu Saaka Magacaabay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Ayaa Saddex Ka Mid Ahi Yihiin Shirguddoonka Guurtida Iyo Laba Iyo Toban Xubnood Oo kale Kuwaasi…

                        Read More

                          Masar oo doorashooyin el-sisi lagu caleemasaarayo ay ka socdaan iyo farqiqa u dheexeeyay doorashooyinkan iyo kuwii 2012kii

                          Qahira May 27,2014(SDN/QJ)-Dalka Masar ayaa haatan waxa la gaalay maalintii labaad ee doorashooyinka Madaxweyne oo ay ku tartamayaan Cabdilfatax El-sisi iyo Xamdeen Sabaaxi oo aan u babac dhigi Karin Jenanka hogaamiya ciidamadii xukunka ka tuuray madaxweynihii u horeeyay ee six or ah dadku u doortaan eid. Doorashooyinkii 2012kii ayaa ahaa qaar la isweydaarsanayay dodo ku…

                          Read More

                            Dawlada Nigeria oo sheegtay in ay ogaadeen goobta ay Boko Xaraam ku heysato Gabdho boqolaal ah oo ay afduubteen, sheegtayna in aaney xoog ku soo furan doonin

                            Kanu May 27,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dalka Nigeria ayaa shaaciyay in ay og yihiin haatan goiobta ay Boko Xaraam ku heyso Gabdho 200 ka badan oo ay afduub ku heystaan. Boko Xaraam ayaa gabdhahan oo da’adoodu ka wada yar tahay 20 jir saq dhexe ka afduubtay Dugsi ay wax ka bartaan islka markaana seexdaan. Alex Marshal oo ah…

                            Read More

                              Life in Worcester far different from homeland in Somaliland

                              WORCESTER — Nineteen-year-old Deqa Abdirahman Aden likes politics, and, after completing her studies in the United States, she said she would like to someday return home to Somaliland to run for public office. However, raised in an African societal and religious culture that drastically limits opportunities for women, she recognizes that career option probably won’t…

                              Read More