London May 28,2014(SDN/QJ)-Waxa aanu halkana idiinku soo bandhigeysnaa barnaamij cajiib ah oo ay Somsattv ka diyaariyay maamuuska munaasibadii 18 May ee sanadkan lagu qabtay magaalada London.
Barnaamijka oo ay isku soo dubo riday weriye Kaltuun Cabdilaahihalkan hoose ka daawo.
