Webmaster

    Kenyan Fighter Jets Strike Militant Targets in Southern Somalia

    Kenyan fighter jets attacked al-Qaeda-linked militants in southern Somalia, two days after explosions in its capital city left at least 12 people dead. The Kenyan air force struck an explosives-making compound at Jilib, about 334 kilometers (207 miles) southwest of the Somali capital, Mogadishu, military spokesman Major Emmanuel Chirchir said on his Twitter account. A…

    Read More

      Presentati​on on the Population Estimation Survey for Somalia

      Sunday, May 18, 2014 —His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed attended a meeting for the Presentation on the Population Estimation Survey for Somalia (PESS) today. They discussed the benefits for the Population Estimation Survey in all the 18 regions to bring forth accurate and reliable population estimates for people residing in urban, rural, IDP’s…

      Read More

        Madal la isku arkay oo Weftigii Somaliland ee Maraykan ku sugnaa ay kala qayb galeen Jaaliyada Somaliland Xuska 18 May Daawo

        Washington 18.May 2014 (SDN/QJ)- Weftigii ka socday Xukuumada Somaliland ee Ku Sugnaa Wadanka Maraykanka ayaa Jaaliyadaha Somaliland ee dalkaasi ku dhaqan kala Qayb galay Xuska Munaasibada 18 May ee 23 Guurada ka soo Wareegtay Dib ula soo Noqoshada Madax bannaanida Somaliland . Weftigan Waxaa Hor kacaya Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxaana Xubno…

        Read More

          Halkan ka Daawo Tebinta Tooska ah iyo Riwaayad ka Socota Madaxtooyada Somaliland

          Hargaysa 18.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Qasriga Madaxtooyada Somaliland ee Caasimada Hargaysa ka Socota Riwaayad ay soo diyaariyeen Fannaaniinta Qaranka taas oo lagu weynaynayo Xuska iyo Damaashaadka Munaasibada Qaran ee 23 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Xornimadeeda dib ula soo Noqotay. Waxaa Daawashada Riwaayadan ka qayb qaadanaya Madaxweynaha Somaliland , Madax ka socota Xisbiyada…

          Read More

            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

            Hargaysa 18.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

            Read More

              Daawo xafladii 18 May ee Bristol Iyo Weftigii Xukuumada Somaliland u soo dirtay UK oo aan Ka Qayb gelin

              Bristol 18.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa magaalada Bristol ee dalkan UK lagu qabtay xaflada balaaran oo mowshin loogu gudbinaayay golaha deganka ee Bristol, sido kale xafladasi ayaa lagu maamuusay xaflada 18 May waxana gootaasi laga waayay wafdi ay xukumada Somaliland u soo dirtay dalkann UK si ay ga qeybgalan xafladahasi lagu maamuusayay 18 May. Hoos ka…

              Read More

                Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo iyo Milicsiga Muuqaaladii Xiisaha Iyo Mahadhooyinka Reebay ee Maanta DAAWO

                Hargaysa 18.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaan Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Khudbadii uu Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyay Xuska Munaasibada Qaran ee 18 May . “Ugu horayn waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin ballaadhan uga soo jeedinayaa dhammaan shacabi weynaha Somaliland meel ay joogaanba gudo iyo dibadaba xuska 23-aad ee munaasabadda qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May. Waxaan si…

                Read More

                  CALI GUREY IYO KHUDBADII MADAXWAYNAHA EE 18ka MAY

                  London May 18,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga UCID ayaa ka fal celiyay khudbadii madaxweyneaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo uu ka jeediyay munaasibadii sanad guurada 23aad ee May 18 ee sanadkan,hadalka Cali Gurey ayaa waxa ka mid aha;Waxan ka mid ahaa intii saluugtay ee naqdiday Khudbad Sanadeedkii Madaxwayne Silanyo uu ka hor jeediyay labada gole taas oo…

                  Read More

                    Xukuumada Madaxwayne Hassan Sh, Mohamoud: ‘Ma Ka Seexatay Qaxootiga Soomaaliyeed ee Kenya’

                    Waxaan dhagaystey waraysi ay gabar Soomaaliyeed siisey Radioyaha ku hadla Afka Dowlada hada jirta ee Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud. Gabarta Soomaaliyeed ee la wareystey, ayaa waxay ka codsatey in Hassan Sheikh Mohamoud iyo xakuumadiisa ay dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalka Kenya usoo gurmadaan madaama uu isgu masuulka guud iyo mid gaar ah ka yahay…

                    Read More

                      Kenya Oo Culaysku Ku Sii Batay Iyo Dhawaaq Dhiillo Leh Oo Ka Soo Baxay Safaaradda Maraykanka ee Nairobi

                      Nairobi:May,18,2014(SDN/QJ)-Masuuliyiinta Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Dalka Kenya, ayaa Dalbaday in Ciidamo dheer ah la geeyo, kadib markii qaraxyadu Bateen Dalkaasi Kenya. Ambassador Robert Godec oo ah safiirka Dowladda Mareykanka ee dalka Kenya, ayaa sheegay inay ka dalbanayaan Dowladda Kenya iyo Dowladda Mareykanka ciidamo dheeraad ah oo ku aadan ilaalinta xarunta Safaarada Mareykanka ee Kenya. Robert…

                      Read More

                        Damaashaadka 18-ka May Oo Aan Loo Kala Hadhin Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland

                        Hargeysa:May,18,2014(SDN/QJ)-Waxa Guud ahaanba Somaliland si weyn looga Xusay Sanad-guurada 23-aad eek a soo wareegtay markii Somaliland ay dib xorriyaddeeda ugala soo Noqotay Dawladdii Somalia. Sida ay kusoo warramayaan wariyayaashayada Gobolada iyo Degmooyinka kala duwan ee Somaliland, ayaa saaka looga dareeray Munaasibaddan, waxana ay shacabku muujiyeen farxadda ku aaddan maalinta agtooda qiimaha ku leh. Magooyinka Burco,…

                        Read More

                          Oday-dhaqameedkii Dhawaan Koonfurta Somalia Ka Yimi Oo Saaka Markhaati ka AHaa Wacdarihii 18-ka May

                          Hargeysa:May,18,2014(SDN/QJ)-Odayaashii  iyo Madax-dhaqameedkii Dhawaan ka yimi koonfurta Somalia  ayaa marag iyo Markhaati ka noqday  Wacdarihii ay shacabka Somaliland iyo dawladdiisa oo isku duubani ka dhigeen Maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May. Odayadan ayaa  oo in muddo ahba ku sugnaa Caasimadda Hargeysa, waxana ujeedada ay Halkan u joogeen ahayd inay Goob-joog ka noqdaan Xuska maalinta qaranimada…

                          Read More

                            Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo soo Bandhigay Gaardis ka qiiraysiiyey Shacabka iyo Hoggaanka Dalka

                            Hargeysa:May,18,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Kala duwan ee Jamhuuriyada somaliland ayaa Gaardis iyo Gaaddo-ka-ciyaar la yaab leh ku soo Bandhigay Barxadda hore ee Waddada hor marta aqalka Madaxtooyada somaliland oo ay ku sugnaayeen Madaxda qaranka oo halkaas salaan ku qaadanaysay. Cutubyo soo jiidasho badan oo ka tirsan ciidamada kala duwan ee Somaliland, ayaa si qiiro leh u maray Aqalka…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar Kale U Quus-gooyey Dhiggiisa Somalia

                                Hargeysa:May,18,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa mar kale Khudbad uu Maanta u jeediyey Shacabka Reer Somaliland ugu Quus Gooyey Dhiggiisa Somalia oo Hadallo Midnimada  la xidhiidha Warbaahinta ka sheega. Madaxweyne Siilaanyo ayaa khudbad kooban ka jeediyey Barxadda hore ee Madaxtooyada, ayaa sheegay in  shacabka reer Somaliland Go’aansadeen inaanay dib dambaysa ugu Noqonnin midowgii hore…

                              Read More

                                18MAY iyo Maanka Dhalinyaradeyda!! (QORMO)

                                Aniga, Waxaan ku Indha-furtay kuna garaadsaday Muqdisho iyadoo aanay Dowladi jirin. Soomaaliduna Toban Magac iyo Maamullo is diidan ku kala hoos jirto. Waxaanse Sheeko ku hayaa inay Dadkaasi is diidani Berri ahaayeen Walaalo Is-jecel, oo Wiil Hargeysa ka yimid Gurigeena oo Xamar ah Marti ku ahaan jiray, Reerkeenuna si wanaagsan u soori jireen.   Wax…

                                Read More

                                  Cutubka Ilaalada Qaramada Midoobey oo Muqdisho ka howl billaabay

                                  Muqdisho May 18,2014(SDN)-Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa maanta guddoomiyey caleema saarkii rasmiga ahaa ee Cutubka Ilaalada Qaramada Midoobay, ciidan u dhisan difaac loona xilsaaray ilaalinta shaqaalaha QM iyo dhismayaashooda Muqdisho. Cutubka Ilaalada QM wuxuu ka koobanyahay 410 ciidan oo ay bixisay Xoogagga Difaaca Shacaka…

                                  Read More

                                    Ambassador Sifir:Dunida oo idil ayaa og in Somaliland tahay dal nabdoon,waana naga goan tahay in aanu dalalka Jaarka ee sida Kenya safaarado ka furano

                                    Hargeysa May 18,2014(SDN/QJ)-Dawlada Kenya ayaa shaacisay in ay xafiis ka furaneyso Somaliland isla markaana Nairobi laga furi doono safaarad ay Somaliland leedahay. Xoghayaha wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Kenya Dr Kibicho Karanja ayaa sheegay in ay dawlada Kenya ka goantahay in ay xafiis safaaradeed ka furato Hargeysa iyada oo Somaliland na ay xafiis ka furaneyso…

                                    Read More