Qurbejoog ka Dhagayso Tebinta Tooska ah ee Xuska 18 May ee Caasimada Hargaysa iyo Gobolada Waaweyn
Hargaysa 18.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Saaka Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka ay ka Kooban tahay Somaliland ka dhacaya Qabanqaabada Xuska Sadex iyo Labaatan Guuradii ka Soo Wareegtay Markii ay Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii 18.Bishii May 1991kii taas oo ka dhalatay Shirweynihii beelaha Somaliland uga Socday Magaalada burco. Shabakada Qurbejoog waxay idiin soo Tebinaysaa…
