Labada Jilaa ee Caanka ah Sooraan iyo Jawaan oo Si Weyn London loogu soo dhaweeyay Daawo
London 17.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Magaalada London Si diiran loogu soo dhaweeyay Labada Jile ee Reer Somaliland ee Sooraan iyo Jawaan kuwaas oo Shacabka Somaliland ee Dalka Uk ku dhaqan kala qayb galaya Xuska Munaasibada Qaran ee 18 May oo Maalinta beri ah looga dabaal degi doono Guud ahaan Adduunka. Labadan Jilaa Waxaa Soo Dhawayntooda…
