Webmaster

    Garnaqsigii Xisbiga UCID iyo Oday-dhaqameedka Soomaaliya (Maxaa kala Qabsaday UCID iyo Weftigii madax-dhaqameedka Soomaaliya) Daawo

    Hargaysa 15.May 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Ucid ayaa Kulan qaabilaad ah u sameeyay Oday Dhaqameedyada Somalia ee Booqashada ku Joogay Caasimada Hargaysa ayaa Kulan adag oo Garnaqsi ah Waxay ku Yeesheen Caasimada Hargaysa . Madaxda Xisbiga Ucid ayaa u soo bandhigay Oday dhaqameedyada Somalia boogaha ummada Somaliland ka soo Gaadhay Midnimadii Somalia ay la gashay. http://www.youtube.com/watch?v=QYv1Tzw1PO8…

    Read More

      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 15.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

      Read More

        Munaasibad lagu Xusayo Maalintii Dhalinta SYL oo Garowe lagu qabtay iyo Madaxweyne Gaas oo ka hadlay

        Garowe 15.May 2014 (SDN/QJ)- Munaasibad lagu maamusayo curashada 13-kii dhalinyaro ee SYL isla marksana xornimadda dalka u dagaalamayay ayaa maanta 15-May.2014 lagu qabtay magalada Garowe xarunta Puntland.   Madaxwayne Cabdiwali Gaas,musuuliyiinta gollayaasha kale ee dowladda iyo dadwayne aad u faro badan ayaa xuskan oo ka dhacay aqalka Barlamaanka kasoo qayb galay waxana laga soo jeediyay…

        Read More

          Waa Maxay Sababta Xisbiga Ucid Madaxdiisa oo ku sugnayd London ay si wada jira Ula kulmi wayeen Lamaha Uk

          London15May14(SDN)waxa dhawaan ku sugnaa Caasimada London ee uk Madaxda sare ee xisbiga Ucid Gudoomiye Faysal Cali Warabe , Gudoomiyaha Sadexad ee Xisbiga ee  Mujahid Cali Gurey ,Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen , waxa jirta in siyaabo badan loo tarjumay iyada oo sida sharciyiada xisbiyada u yalaa in xisbiyada maraka ay madaxdu timaado ay la kulmaan…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Maayarka Degmada Southwark ee London Sawiro+Dhagayso

            Hargaysa 15.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Maayarka Degmada Southwark ee London Uk, Councillor Abdul Mohamed oo ay wehelinayeen Cabdifataax Siciid Axmed la-taliyaha Madaxweynaha ee  Arrimaha Hay’addaha Caalamiga ah  iyo  Kuwa Maxaliga ah iyo Mulkiilaha Televisionka Caalamiga ah ee Horn Cable Tv Mudane Farxaan Xaaji Cali Axmed….

            Read More

              War-saxaafadeed: Dabaaldegyada Madaxbanaanida Somaliland ee Magaalada Bristol

              London15May14(SDN) War-saxaafadeed: Dabaaldegyada Madaxbanaanida Somaliland ee Magaalada Bristol Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol oo ka mid ah Hormuudka Jaaliyadaha Somaliland ee ku nool Dalka debadiisa ayaa waxay bilihii u danbeeyay dedaal weyn ugu jireen laba arrimood oo kala ah 1. In Magaalada Bristol ay taageerto Aqoonsi ay hesho Jamhuuriyada Somaliland, si la mid…

              Read More

                Daawo Sawiro…Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo London soo gaadhay aadna loogu soo dhaweeyey.

                London 15May14(SDN) Waxa abaaro 6 subaxnimo ee maanta oo ahayd Arbaca 14.5.2014 kasoo degan daroonka diyaaradaha ee Caalamigaa Heathrow International Airport kasoo degan Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),Waftiga oo u yimid sidii ay shacabka reer Somaliland ee dalkan Ingiriiska degan ula qaadan lahaayeen debaal-dega maalintii Somaliland ku dhawaaqday…

                Read More

                  Maraykanka oo ay soo Gaadheen Weftigii Somaliland ee Xuska 18 May

                  Washington 15.May 2014 (SDN/QJ)- Weftigii uu hoggaaminaayay Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Mudane Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa gaadhay Caasimadda waddanka Maraykanka ee Washington DC. Weftigan oo ay xubno ka yihiin Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax, Xildhibaan Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabilay) iyo Marwo Sacdiya oo ka tirsan guddida qaran ee dhismaha wadada…

                  Read More

                    Britain Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay U Safraan Magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa

                    London:May,15,2014(SDN/QJ)-Dawladda Britian ayaa ugu baaqday Muwaadiniintooda ku nool magaalladda Mombasa ee dalka Kenya inay isaga soo huleelaan magaalladaasi, isla markaana waxay ka digeen weeraro Argagixiso oo ka dhaca magaalladaasi.  Hadal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqa-sooranka ee dalka Britain (FCO), lana soo marsiiyey Komishinka Sare ee British ku leeyihiin Mombasa ayaa waxaa Muwaadiniintooda…

                    Read More

                      Laba Ka Mid ah Haweenka Wasiirrada Ka ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Dhex Dagaallamay Marwada Koowaad Horteeda iyo Sababta Keentay

                      Hargeysa:May,15,2014(SDN/QJ)-Waxa uu Dagaal Gacanta la isula Tegi Gaadhay Maalintii shalay Xarunta VIP-da Garonka Cigaal Internaional Airport ku dhex maray Wasiirka Deegaanka Shugri  Xaaji Baandare iyo Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan. Sida ay Qurbejoog.com u sheegeen Xubno Xilligaas Joog-joog ka  ahaa dhacdadaasi, waxa Dagaalkani Bilaabmay xilli ay labadan masuul iyo Raxan Kale oo  Xaawalayda Madaxtooyada ku…

                      Read More

                        Xil-ka-qaadistii Cago-weyne Oo La Ogaaday Inuu Wasiir Cukuse Sababteeda Lahaa

                        Hargeysa:May,15,2014(SDN/QJ)-Dadka u Dhuun Daloola sababta keentay xil ka qaadista Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland, ayaa sheegaya in Wasiirka warfaafinta Somaliland oo ay Isku Beel ka soo jeedaan uu Madaxweynaha u Gudbiyey Warar liddi ku ah. Wararka aanu Hayno ayaa intaas ku daraya in Wasiir Cukuse uu ka   cadhooday Saaxiibtinimo iyo Tolliimo…

                        Read More

                          Al-shabaab Oo Bogaadiyey Tallaabada Lagu Af-duubay Habalaha Reer Nigeria ee Boko Xaram Gacanta Ugu Jira

                          Bardhere:May,15,2014(SDN/QJ)-Xarakadda Al-shabaab ee ka dagaallanta Somalia, ayaa la sheegay inay Hambalyo u direen Kooxda Boko Xaramka Nigeria, oo dhawaan in ka bdaan 200-gabdhood  oo ay Afduub u haysteen islaamiyey.  Wargeyska Enca report, ayaa qoray in Afhayeen u hadlay Xarakadda Alshabaab sheegay in Gabdhahaasi Ciyaal-iskuulka ah rabitaankooda uga soo tageen Dugsigooda, si ay ugu biiraan Kooxda…

                          Read More

                            Dawladda Xasan Sheekh Oo ka Muraara-Dillaacsan Xafiiska Kenya Hargeysa Ka Furan Doonto, Dacwadna Gudbisay

                            Nairobi:May,15,2014 (SDN/QJ)-Dawladda Federal-ka ah Somalia ee uu Hoggaamiyo Xasan Sheeekh Maxamud, ayaa la sheegay  inay si aad ah uga cadhootay Tallaabada ay Kenya ku doonayso inay Xafiis  Diblomaasiyadeed kaga Furato Xarunta Somaliland ee Hargeysa. Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalada Nayrobi ee dalka Kenya, ayaa cadadkiisii Salaasadii baahiyay in sababta ay dawladda Somaliya…

                            Read More

                              Daawo Hees Cusub oo Loo Sameeyey Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

                              London May 15,2014(SDN/QJ)-Taageeradii Buuxdey ee qurbajooga reer Somaliland UK ay Siiyeen Aqoonyahanka kaliya ee ah Musharaxa Rasmiga ah ee ilaa hada si dastuuriya ugu taagan Musharxanimada madaxtinimo Xisbiga UCID ee doorashooyinka Lafilaayo inay dhicidoonaan 2014 ee madaxtinimada ayaa Sicad ay utaageereen Mr. Jamaal oo ah Qofka kaliya ee Maanta Badbaainkara Somaliland oo ay Qaranimadiisa iyo…

                              Read More

                                Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka

                                Mogadishu May15, 2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Qaranka Soomaaliyeed Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa marka hore Duubaabka Soomaaliyeed uga warbixyey sababaha uu ugu yeeray islamar-kaana u sheegay in ujeedada kulanka tahay wada-tashi, talo-bixin iyo hiigsiga mustaqbalka dalka. “Dalab…

                                Read More