Webmaster

    War Deg-Deg ah: Nin Shicib ah Oo Lagu Dilay Deegaanka Qorilugud iyo Xaalad Colaadeed Oo Bilaabantay

    Qorilugud:May,14,2014(SDN/QJ)-Wararka Naga  Soo Gaadhaya Deegaanka Qorilugud ee Gobolka Buuhoodle, ayaa sheegaya in  halkaas lagu dilay Nin ka mid  ka soo jeeda Deegaankaas. Dilka Marxuumkan ayaa waxa la  sheegay inay Geysteen Koox Hubaysan oo ka soo jeedda Deegaanka Buuhoodle, kuwaas oo saacado ka hor ku khaarajiyey Deegaanka Gadhyare oo  dhinaca  Waqooyi Bari kaga Beegan Magaalada Qorulugud….

    Read More

      Mid ka mid ah Fannaaniintii ugu Caansanayd Soomaalida Oo Xalay Ku Geeriyootay Muqdisho

      Muqdisho:May,14,2014(SDN/QJ)-Allah Ha u Naxariistee Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Muqdisho ku Geeriyootay Fannaandii weynayd  ee Xaawa Maxamed Yuusuf (Xaawo-jeesto) oo Muddo badan ku soo jirtay Fanka Soomaaliyeed. Wararka aanu ka heleyno geerida Marxuumadda aya waxaa ay sheegayaan in Marxuumadu ay in mudda ahba ay ku xanuunsaneysey Magaaladda Muqdisho, iyadoona sida eheladeedu ay Warbaahintaakaalada  u sheegen uu…

      Read More

        Turkiga Oo Shaaca Ka Qaaday In Bil Kasta ay 4.5 Milyan oo doolar Gacanta Ka Geliyaan Dawladda Xasan Sheekh

        Ankara:May,14,2014(SDN/QJ)-Wasiirka arimaha Dibada dowlada Turkey Ahmet Davutoglu ayaa sheegay in la’aanta kaabayaasha bangiga Soomaaliya ay lama huraan ka dhigtay in dhaqaalaha gargaarka ay si toos oo kaash ah u siiyaan dowlada Soomaaliya. Ma jiro wax adeeg bank oo ka jira Soomaaliya””,sidaasi ayuu yidhi wasiirka arimaha dibada Turkey, isagoo sheegay in dowladiisa bil kastaa ay ugu…

        Read More

          Talyaaniga Oo Soo Saaray War Farxad Gelinaya Tahriibayaasha Yurubta Galbeed Beegsanay

          Rome:May,14,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Dalka Talyaaniga, ayaa Hanjabaad u dirtay Dalalka Reer Yurub, taas oo la xidhiidha Tahriibayaasha Afrikaanka ah ee Dalkeeda soo Gelaya. Talyaanigu waxa uu ku Hanjabay inuu Oodda ka qaadi doono Tahriibayaasha uu ka Hayo Yurubta Kale Haddii lagu siin waayo Caawimaaddii hore loogu heshiyey. Dawladdu waxay sheegtay inaan loo adkaysan Karin tirada Dadka Dalkeeda…

          Read More

            Masuuliyiin Mar-dhoof U Badan Oo Safaf Dhaadheer u Galay Helitaanka Dal-ku-Galka Ingiriiska, Musuqmaasuq Madaxtooyadu Abaabushay Iyo Xubno Diidmo Caddaan ah La Siiyey

            Hargeysa:May,14,2014(SDN/QJ)-Waxa Toddobaadyadii ugu dambeeyey Masuuliyiinta Sare Ee Somaliland dhexdooda ka socday Tartar iyo Yoo-yootan ay ugu jiraan sidii ay u heli lahaayeen Fiisayaal(dal-ku-gal) Xukuumaddu ka dalbatay dalal ka mid ah yurub, gaar ahaan ingiriiska oo inta badan ah meesha ay jecel yihiin inay si gaar ah u tagaan. Waxa ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay caado …

            Read More

              Marwada Koowaad Ee Somaliland Oo La Sheegay Inay Huteel Casri ah ka Furatay Muqdisho iyo Cidda ay U Wakiilatay

              Hargeysa:May,14,2014 (SDN/QJ)-Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Somaliland  Aamina Sheekh Maxamed Jirde ayaa La Sheegay inay Huteel Weyn oo Casri ah  ka furatay magaaladda Muqdisho ee xarunta dalkaasi Somalia. Marwada ayaa la sheegay inay ku qanacday Koritaanka ganacsi iyo Fursadaha ka Bannaan Magaalada Nolosheedu Bilowga tahay ee Muqdisho, waxana warku intaas ku darayaa inay Wakiil ugu Dhigatay…

              Read More

                Somalia Envoy Back in Nairobi Yesterday

                THE Somalia ambassador Mohamed Nur Ali has returned to Nairobi after three weeks in Mogadishu. He was recalled following the arrest of a diplomat Siyad Mohamed Shire, late last month.Speaking to the Star yesterday, Nur said Kenya wrote to the Hassan Shiekh Mohamud-led administration apologising for the arrest of the consul. “The matter has been…

                Read More

                  “Death toll doubles to 19 in Somali attack”

                  Mogadishu, May 13 (AFP) African Union forces in Somalia today said a “cowardly” bomb attack the previous day had killed 19 people, nearly double the number initially reported. The car bomb exploded yesterday outside a bank on a busy street in the southern Somali town of Baidoa. “The blast killed 19 innocent victims and destroyed…

                  Read More

                    Wasiirka Ganacsiga oo ka Hadlay Waxa Dawlada uga Meel Yaal Sibidh ka Yimaada Itoobiya Qurbejoog ka Daawo

                    Hargaysa 13.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar oo in Mudo ah ku Maqnaa dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta iyo Nayjeeriya ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Hargaysa. Wasiir Maxamed C.laahi oo Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal kula hadlayay Warbaahinta ayaa Sheegay in Magaalada Abuuja ee Nayjeeri…

                    Read More

                      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 13.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                      Read More

                        Wasiirka Warfaafinta oo Markii 1aad ka Hadlay Aragtida Xukuumada ee Weftigii Duqayda Dhaqanka Somalia ka Daawo Qurbejoog

                        Hargaysa 13.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo uu Weheliyo Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaale ayaa Maanta ka dhoofay Gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airpote ee Caasimada Hargaysa iyagoo u sii Jeeda Wadanka Ingiriiska . Wasiirka Warfaafinta oo Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal kula Hadlayay Warbaahinta ayaa…

                        Read More

                          “Xukuumada waxaan leeyahay waar dalkii waad dhisteen oo ilaa Ceerigaabo waddo ayaad wadaan, lakiin dadkii ilaa halkaa xoreeyay diif bay qabaane” Gudoomiyaha Jimciyada Sooyaal

                          Hargaysa 13.May 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha jimiiciyada Mujaahidiinta SNM ee Sooyaal Xasan Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay xaalada ay ku sugan yihiin agoonta ay ka tageen mujaahidiintii dalkan xoraysay ee SNM. Guddoomiyahu waxa sheegay in xukuumada maanta talada haysa aanay qorshahoogu ugu jirin inay wax u qabtaan agoontan ay dhaleen mujaahidiintu, sidaasna waxa uu ka sheegay…

                          Read More

                            Dawladda Nayjeeriya oo shaacisay inay sii daynta 200 oo gabdhood oo dugsi laga afduubay wada-hadal kala gelayso kooxda qafaalatay ee Boko Haram

                            Abuja 13, May 2014 (SDN)- Dawladda dalka Nayjeeriya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay kooxda Islaamiyiinta dagaal-yahanka ah ee Boko Haram kala hadasho siidaynta inka badan 200 oo gabdhood oo kooxdaasi ay dhowaan ka afduubteen dugsigii ay wax ka baranayeen. Wasiirka Shaqooyinka khaaska ah Mr. Tanimu Turaki ayaa Salaasadda maanta u sheegay qaybta dunida…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo Nidar ku Maray inuu Dacwaynayo Xildhibaano Boorama ah

                              Boorama 13.May 2014 (SDN/QJ)- Badhasaabka Gobolka Awdal Md. Cabdoo Axmed Aayir, ayaa Xeer-ilaalinta u gudbieyy dacwad ka dhan lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha Degaanka Boorama, kadib markii xildhibaannadu ku eedeeyeen arrimo musuqmaasuq iyo maamul-xumo ah. Xildhibaan   Maxmed Xuseen Maydhane oo ka tirsan    Golaha Deeganka Boorama, ayaa Jamhuuriya u xaqiijiyey dacwada Badhasaabku u gudbiyey Xeer-ilaalinta,…

                              Read More

                                Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka Somaliland oo Madaxtooyada ku qaabilay Aqoon yahano Qurbejoog ah oo Ka soo Jeeda Gobolka Awdal

                                Hargaysa 13.May 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, iyo Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Xafiiska Madaxweynaha kula kulmay Aqoon-yahanka iyo wax garadka gobolka Awdal  ee degan waqooyiga maraykanka Kuwaas oo qoraal ay soo gaaadhsiiyeen  madaxwaynaha iyo madaxwayne ku xigeenka, waxay ugu hambalyeeyeen horumarka  ay ka saameeyeen dhinac…

                                Read More

                                  Ammaankii Madaxtooyada Oo Wax Laga Beddelay, Shakhsiyaad Sida Guryahooda U Gaalaa-bixi Jirey Oo Gacan-ka Hadal Bilaabay iyo Awaamiir cusub oo la soo Rogay

                                  Hargeysa:May,13,2014(SDN/QJ)-Qaabkii loo geli jirey Aqalka Looga Arrimiyo Somaliland ayaa  wax laga Beddelay Tan  markii uu Ciidanka ilaaliya Taladooda la wareegay Tododbaadkii hore Taliye Axmed Cali Maygaag. Isbeddelkan ayaa salka ku haya  Hannaan habaqle ah oo markii hore madaxtooyada loo geli jirey, iyadoo  Masuuliyiin, Ganacsato iyo Shakhsiyaad kale oo Been ma Sheega-yaalnimo caan ku ihi xilliga…

                                  Read More