Webmaster

    President Ahmed (Silanyo) vs Muse Bixi

    When we heard someone with military background, then first thing normally comes to our mind is war. However, when we think about the civilian world the one thing that stands out is freedom. As a result, in order to maintain that freedom we must have our military go out and fight wars and not involve…

    Read More

      R.W Cabdiwali ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa saraakiil Talyaani ah

      Moqdisho May14, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha guud ee Ciidamadda Talyaaniga u qaabilsan hawlgalada dibedda oo Soomaaliya kamid tahay general Batarooni. Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Taliyaha oo uu goob-joog ka ahaa Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa diiradda lagu saaray arrimaha ammaanka dalka, tababarada iyo…

      Read More

        Fannaanada Caanka ah ee Sahra Halgan oo Sheegtay inay Maxkamad ka Dacwaynayso Telefishanka Qaranka Daawo

        Hargaysa 14.May 2014 (SDN)- Fannaanada Sahra Axmed Halgan ayaa Maanta Sheegtay inay Telefishanka ay Xukuumadu maamusho ee Somaliland National Tv ay Maxkamad Sharci ah ka dacwayn doonto hadii ay sii daayaan Heesaha ay qaado. Hadalkan Fannaanad Sahra Halgan ayaa ka danbeeyay kadib markii uu Telefishanku baahin waayay Hees Cusub oo ay kaga qayb qaadanaysay Xuska…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo ka Tacsiyadeeyay Turkiga Muhalako ku timid Laba Boqol oo Muwaadiniintooda ah

          Hargaysa 14.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dawladda iyo shacbiga dalka Turkiga ka tacsiyadeeyay khasaarihii balaadhnaa ee ka dhashay godad macdanta laga qodo oo dab qabsaday gelinkii dambe ee maalintii Salaasadii todobaadkan, halkaasi oo ay ku dhinteen dad ka badan 200 oo qof. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu…

          Read More

            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

            Hargaysa 14.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

            Read More

              Beelaha Degaannada Xeebta (Xarshaw Ilaa Geelweyte) Gobolka Sanaag Oo Qaylo-dhaan ka muujiyey Boob iyo Xaalufinta Ajnebigu ku hayo Khayraadka Baddooda

              Ceerigaabo 14.May 2014 (SDN/QJ)- Madax-dhaqameedyada iyo guurtida bulshada ku dhaqan degaannada Xarshaw, Laasasurad, Waqderiya iyo Geelweyte ayaa shir-jaraa’id oo ay ku qabteen beerta xorriyadda magaalada Ceerigaabo Waxay halkaas qaylo-dhaan ka muujiyeen Boob iyo Xaalufinta Ajnebigu ku hayo Khayraadka Baddooda iyo Buuro-macdaneedyo degaannadaas ku yaalla arrimahaas oo ay ku eedeyeen wasiirrada kalluumaysiga iyo macdanta Waxayna baaqyo…

              Read More

                Su’aal Hor leh oo la iska Weydiinayo in Magaalada Buuhoodle laga Xusi doono Munaasibada 18 May

                Buuhoodle 14.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise (Xaglo-toosiye),ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku suganaa magaalada Buuhoodle isla markaana ka soo fuliyay mashaariic horumarineed oo  dhanka caafimaadka ah. Wasiir Saleebaan Xagla-toosiye,ayaa intii uu joogay magaalada Buuhoodle waxaa uu kullammo kala duwan la yeeshay wax-garadka-duqayda,dhalinyarad iyo qaybaha kala dawn ee reer Buuhoodle. Magaalada Buuhoodle,ayaan wali laga…

                Read More

                  Warqad furan oo ku socota madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland W/Q: Rashiid Sulub Caalin

                  Ujeeddo: Codsi samayn guddi qaran oo soo baadha, iskuna ururisa taariikhda sidii aynu Soomaaliya 1st  July 1960kii aynu ugu biirnay iyo inqilaabkii ka dambeeyey ee saraakiishii reer woqooyigu ay sameeyeen. Mudane, Madaxweyne, marka hore salaam. Marka xigtana, waxaan rabaa fursaddan inaan kaga faa’iidaysto codsi aan kaa codsanayo in guddi heer qaran ah aad u saarto …

                  Read More

                    DHEGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee Canada oo dhaliilay safarkii Odeyaasha Soomaaliya ay ku tegeen Somaliland

                    Edmonton May 14,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa si weyn u dhaliilay safar ay odey dhaqameedyo iyo siyaasiyiin ka socda dalka Soomaaliya ku tegeen dalka Somaliland. Safarka oo ujjeedadiisa lagu sheegay mid aan siyaasad aheyn ayaa hadana aan weli war waafi ah aanu ka soo bixin. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ed.MP3″] HALKAN GUJJI SI…

                    Read More

                      Press Muted: Journalists Are Put Behind Bars

                      The media is important if democracy is important but that is not the case under Silanyo’s coterie regime which crossed the all red lines and casted doubt the secession. The dwindling freedom of press under President Silanyo’s regime severely suffered after one journalist and an editor thrown into Africa’s Guantanamo Bay in Hargaysa where pirates…

                      Read More

                        Daawo Feysal Cali Waraabe iyo qabyaalada waxa kala heyso

                        London May 14,2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristayaashena sharafta leh halkaan idinku soo gudbineynaa muuqaalka eng Feysal Cali Waraabe oo sheegay halka ay qabyaalada ka soo bilabatay iyo sida looga bixi karo. Halka hoose ka daawo sida uu guddoomiyaha xisbiga UCID uu sharaxaada uga bixiyo Qabyaalada Mohamed Omar The professionals video and photos http://www.somalimedia.co.uk/ Tel:07572291094 London, UK

                        Read More

                          Kenya should consider pulling out of Somalia

                          LAST month the Somalia ambassador to Nairobi, Mohamed Ali Nur, was recalled to Mogadishu. The Star later exclusively reported that the appointment of a Kenyan consul in Kismayu had upset Somalia. It looked like Kenya was joining a carve-up of Somalia. The Somalia government was also unhappy that Kenya sent a delegation to Hargeisa, the…

                          Read More

                            In Somalia, Collecting People For Profit

                            Last year I took a drive through the streets of Mogadishu, Somalia, in a bulletproof SUV. My seatmate was Justin Brady, who at the time was working for the U.N. We were both wearing body armor — standard issue for these trips — and we were followed by a second car with more guys with…

                            Read More

                              Safiirkii Soomaaliya ee dalka Kenya oo shaqadii dib u bilaabay xili Kenya ay Xafiisyo ka furaneyso Kismaayo iyo Hargeysa

                              Nairobi May 14, 2014(SDN/QJ)-Safiirka dalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya ayaa mar qura hawshiisii dib uga bilaabay magaalada Nairobi iyada oo aan wax xal ah laga gaarin fadaxadii ka dhalatay xarigii loo geystay qunsulkii Soomaaliya ee Nairobi. Dawlada Soomaaliya ayaa dawlada Kenya ka dalbatay in ay raali gelin ka bixiso xariga qunsulka isla markaana dalbatay…

                              Read More