Ergayga Madaxweyne Siilaanyo u Qaabilsan Wada Hadalka Somaliland iyo Somalia oo Kulan la Yeelatay Madaxweynaha Jabuuti DAAWO

Jabuuti 09. August 2017 (SDN/QJ):- Marwo Edna Aadan Ismaaciil oo ah ergayga Somaliland u qaabilsan wada hadalka ay kula jirto Somalia ayaa waxay Kulan kula qaadatay Qasrigiisa Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

https://www.youtube.com/watch?v=mIGaG5Pecus