Webmaster

    Farmaajo Oo Ka Hadlay Iscasilaadda Baarlamaanku Ka Dalbadeen Madaxweyne Xasan Sheekh

    Muqdisho:May,09,2014(SDN)-Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladdii KMG ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ahna hoggaamiyihii loogu jeclaa intii ka dambaysay Burburkii Somalia, ayaa ka hadlay baaqii is-casilaada ee loo jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh. Mudane Farmaajo qoraal farriin ah oo uu soo dhigay boggiisa Twitterka ayaa waxa uu ku sheegay in dalka Soomaaliya uu marayo marxalada…

    Read More

      Qaramada Midoobay iska Fogaysay Ku-lug-Lahaanshaha Mooshinka Madaxweynaha Ka Dhanka ah

      Muqdisho:May,09,2014(SDN/QJ)-Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan somalia Nickolas Kay, ayaa iska fogeeyey wararka sheegaya in Beesha caalamka iyo qaramada  Midoobay ay cadaadis ku saareen Baarlamaanka in mooshin ka dhan ah la keeno. Nickolas Kay oo maalintii shalay Warbaahinta shir ugu qabtay xafiskiisa, ayaa sheegay inaanay qaramada midoobay wax lug ah ku lahayn in…

      Read More

        Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya Oo Ku Hawlan Mooshin Ciidamada Kenyanka ah Lagaga Saarayo Somalia

        Nairobi:May,09,2014(SDN/QJ)-Midka ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa sheegay inay Ku Hawllan yihiin qorshe Gollaha lagu hor keenayo mooshin ka dhan  ah Joogitaanka Ciidanka Kenya ee Somalia. Mr Ronald Toni oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in Mooshin uu ka gudbin doono sida uu udoonayo Askarta Kenya ee howlgalka AMISOM katirsan…

        Read More

          Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Waxaa loo baahan yahay in la soo celiyo walaaltini​madii ka dhaxayn jirtay dadka dega gobolka Shabeelada Hoose”

          Marka May 09,2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagay gobolka Shabellaha hoose ayaa waxa uu kulamo kala duwan la qaatay odayaasha dhaqan degmada Marka, wuxuuna ka dhageystay warbixino ku aadan xaaladda gobolka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kala hadlay odayaasha dhaqanka arrimaha nabadeynta…

          Read More

            Mareykanka oo ka muquurtay in uu hubeeyo mucaaridka Syria

            Washington May 03, 2014(SDN/QJ)-Madaxa mucaaridka dalka Syraia Axmed Al-Jarba  ayaa booqasho rasmi ah ku jooga caasimada dalka Mareykanka isla markaana xod xodanaya kaalmo ciidan oo ay isaga caabiyaan ciidamada dalka Syria oo ay sadex sanadood la dagaalamayeen. Dawlada Mareykanka ayaa mudo badan taageero feejignaan ku dheehan tahay la garabtaagneyd mucaaridka Syria. Halka Dawlada Ruushku taageero…

            Read More

              Police Nab Man Linked To Somalian Terrorist Group

              PETALING JAYA – The arrest of a 34-year-old east African man, believed to be a member of Somali-based militant group Al-Shabaab which has links to Al-Qaeda, has raised questions on how he managed to enter the country and if he was involved with other local militants detained over the past few days. Deputy Inspector-General of…

              Read More

                Full 9th Circuit to Assess When Orders Are Final

                 (CN) – A Somali refugee who endured genital mutilation as a child and now seeks U.S. asylum will face an en banc rehearing, the 9th Circuit said. A victim of female genital mutilation when she was just 3 or 4 years old, Sama Abdisalan also witnessed the executions of her aunt and uncle during Somalia’s…

                Read More

                  Socdalka Hargeysa, Samata Bixinta Hawiye iyo Sansaanka Somaliweyn (The Greater Somalia) maha mid lagu khasaaridoono

                  Madax dhaqmeeedka Muqdisho ka yimid ee ka soo degay Hargeysa waxay naruuro u tahay Samata bixinta Hawiye waana Saadaal Somaliweyn ( the Greater Somalia) Maalin aan Fogayn. Tan iyo markii Muqdisho dagaalku gaadhay ee laga saaray Caasimadda madaxweynihii Somaliya Maxamed Siyaad Barre, waxaa uu dagaalku isubedelay qaab qabiil oo ay labada qabiil ee ugu tuunka roon…

                  Read More

                    RW. Cabdiwali ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Qoryooleey

                    Muqdisho, 8, May, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo safar dhanka dhulka ah saaka aroortii kaga soo ambabaxay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose ayaa maanta duhurkii gaaray degmada Qoryooleey oo kamid ah deeganadii dhawaan laga xoreeyay kooxaha Nabad-diidka Al-shabaab. Safarkan oo…

                    Read More

                      Golaha Wasiirada oo ku dhawaaqay in xaalad biyo iyo cunto yari ah ay ka jirto Soomaaliya

                      Muqdisho, May 08, 2014 — Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya. Shirka golaha wasiirada ayaa maanta si gaar ah waxaa diiradda loogu saaray dhibaatada cunta yarida iyo gabaabsiga biyaha…

                      Read More

                        Madaxweyne Xasan Sheekh “ Halla soo maro waddada saxda ah ee Dastuurkee​nna tilmaamayo​”

                        Mogadishu, 08,May, 2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galabta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Xildhibaannadii Baarlamaanka ee bayaanka soo saaray. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka guddoomay Xildhibaanadda Bayaanka ay ku soo jeediyeen ra’yigooda. Madaxweynaha ayaa u sheegay Xildhibaannada in uu aad u qadarinayo ra’yiga qof…

                        Read More

                          The President Hassan Sheikh Mohamud today commented that the correct channels should be followed as the provisiona​l Federal Constituti​on stipulates​

                          Mogadishu, 8 May 2014: Today the President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, received a delegation of Members of Parliament at the State House. They presented to him a statement made earlier this week. The President acknowledged the written statement and confirmed his respect for the right of every citizen to…

                          Read More