Webmaster

    Immigrant mothers are strong, resilient

    KITCHENER — There were times when Rahima Issa just wanted to give up. Like the morning in the depths of winter, when the Somali single mother of five had to take two of her children to the doctor. Because the bus to her son’s school ran only every half-hour, and she then had to take…

    Read More

      Madaxtooyada Somaliland Oo Si Weyn u Saluugtay Qaabkii Uu Cukuse u Shaaciyey Musharaxnimada Siilaanyo iyo Madaxweynaha Oo Ka Fal-celiyey

      Hargeysa:May,10,2014(SDN/QJ)-Wararka Hoose ee laga helayo aqalka madaxtooyada Somaliland, ayaa muujinaya in Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacgelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse) si weyn loogu canaantay iclaaminta musharaxnimada Madaxweyne Siilaanyo ee shanta sano ee soo Socota. Sida ay wararku sheegayaan, waxa Hadalkaas si kedis ah oo aan talo wada-jir ah lagu sheegin ay afkiisa uga…

      Read More

        Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Maanta Laga Filayo Inay Gudo Gasho Dhegaysiga Eedaha Loo Haysto MasuuliyiintaWargeyska Haatuf

        Hargeysa:May,10, 2014(SDN/QJ)-Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex ayaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa inay Gudo gasho dhegaysiga Dacwadaha loo haysto Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf oo muddo u xanniban xukuumadda Madaxweyne Siilaayo. Maxkamadda ayaa hore ugu qabatay in 10-ka bishan may oo maanta ku eg ay qaadi doonto dacwadda masuuliyiinta Haatuf loo Haysto, taas oo keentay in Gebi…

        Read More

          Cali Maxamed Geeddi Oo Shaqo Muhiim ah Looga Magacaabi Doono Villa Somalia

          Muqdisho:May,10,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geeddi oo ay siyaasadda aad iskugu hayeen Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa la sheegayaa inuu xil ka Helayo Aqalka maddaxtoyada Somalia. Wararka laga Helayo Madaxtooyada Somalia ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan uu Cali maxamed Geeddi ka dhigayo La La-taliyihiisa Gaarka ah, maadaama uu hore shaqadaas uga Tegay Eng. Yariisow….

          Read More

            Weerar Xalay Lagu Qaaday Safaaradda Turkiga Ee Muqdisho

            Muqdisho:May,10,2014(SDN/QJ)-Waxa xalay fiidkii hore Bambo Gacmeed Lagu Tuuray xarunta Safaaradda u ah dalka Turkiga eek u taalla magaalada Muqdisho. Ma cadda khasaaraha ay gesatay bambaanada lagu tuuray safaaradda oo aad loo ilaaliyo, waxase Qaraxeeda laga maqlay meelo badan oo magaalada ka mid ah. Markii bambaanada lagu tuuray kaddib waxaa nawaaxiga safaaradda laga maqlay rasaas xooggan…

            Read More

              Xildibaano Muxaafid ah Oo Madaxweyne Siilaanyo ka Difaacay Eedo Uga Yimi Xubno ka Tirsan Baarlamaanka

              Hargeysa:May,10,2014 (SDN/QJ)-Xubno ka Tirsan Golaha Baarlamaanka Somaliland, ayaa ka Falceliyey Dhaliilo ay xildhibaano  kale oo isla Golahooda ka tirsani u jeediyeen Khudbaddii uu dhawaan Labada Gole u jeediyey Madaxweyne Siilaanyo. Kooxdan  xildhibaanada ah oo caan ku ah muxaafidnimo ayaa sharci-jebin ku eedeeyey xildhibaanada Naqdiyey khudbadda madaxweynaha, waxana ay sheegeen inay qaanuunka meel kaga dhaceen.  …

              Read More

                Muj. Cali Gurey Oo Si Kulul U Naqdiyey Khubad-sanadeedkii Madaxweyne Siilaanyo

                London:May,10,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf (cali-gurey), ayaa ka fal celiyey Khudbadii uu Toddobaadkii hore madaxweyne Siilaanyo u jeediyey Labada Gole ee Somaliland. Cali gurey waxa uu si weyn u dhaliilay Hannaankii khudbadaasi u dhacaysay iyo waliba jiritaanka waxyaabihii inay qabsoomeen laga dhigay ee Khudbadda ku jirey. Waxa uu khudbadan ku sifeeyey mid…

                Read More

                  Live..Toos….Xafladii soo dhaweynta madaxda Xisbiga UCID oo qaban-qaabadiisii galbeedka London ka socoto..Lasoco sawiro dheeraada.

                  London 10May14(SDN)Xaflad aad loo soo agasimay oo soo qaban qabiyeen tageerayasha Xisbiga Ucid oo lagu soo dhawaynayo Madaxda Xisbiga Ucid Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali Warabe iyo Gudoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga Cali Gurey Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen xafladan oo noqonaysa xaflad noocada ku cusub oo xubnahii xisbiga ee u sareyey ay tageerayshadoo kula hadlaan kala…

                  Read More

                    DHEGEYSO:Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka warbixiyay safarkii uu dhawaanta ku tegey Goobolka Sh. Hoose

                    Muqdisho May09,2014(SDN/QJ)-Raiisul wasaaraha dawlada federaalka Soomaaliya Md Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa caawa Muqdisho ku soo guryo noqday ka dib safar shaqo uu ku tegey gobolka Shabeelada Hoose. Raiisul Wasaaraha ayaa xafiiskiiba ku qabtay shir jaraaid oo uu uga waramayo safarkiisa shaqo, halkan hoose ka dhegeyso. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/weli.mp3″] Codka Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo ka war…

                    Read More

                      Tacsi ku socota Qoyska iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Reer Sheekh Muhumed Haji Abdalle

                      Inaa lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraaabiyo Marxuum Fuaad Sheikh Muhumed Abdalle oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Rochester MN.  Magaca Reer Hassan Haji Adan aniga oo ku hadlaaya Waxan Tacsidan Gaadhsiinayaa Reer Sheekh Muhumed Haji Abdalle Gaar Ahaan Caruurtiisii, Dr, Saeed Sheekh, Haji Adan Ahmed Derira iyo Reerkiisa, Ehelkii, Asxaabtii…

                      Read More

                        Minnesota Somalis strive to alleviate Kenyan pressure on Refugees

                        The Somali-American community in Minnesota have made tremendous efforts to help the Somali refugees and Somali-Kenyans who had been ethnically profiled, detained, tortured, abused, extorted and deported by the Kenyan Government. Therefore upon rallying at the State Capital, writing letters, petitions, phone calls, e-mails, meeting with high level officials, finally we have being heard today…

                        Read More

                          African solutions for African problems?

                          One of the most potent intoxicants in Africa today is the canned phrase “African solutions for African problems”. While “ASAP” is an acronym that connotes a timely and efficient result, most if not all, operations that are veiled with the romantic motto, have proven that they are not indigenously conceived, funded or driven. Since this…

                          Read More

                            Anti-Terror Swoops Dehumanise Somalis

                            Popular history does not record whether Sojourner Truth ever received an answer to her question, “Ain’t I a Woman?” In taking this question as rhetorical, the answer as self-evident, we assume that being human is self-evident, an assumption that is historically and conceptually inaccurate. We risk forgetting (or agree to forget) that much of what…

                            Read More

                              Xogo Ku Saabsan Kulamadii Uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maanta Ku Yeeshay Xarunta Xalane iyo Ciddii uu La Kulmay

                              Muqdisho:May,09,2014 (SDN/QJ)-Waxa isa soo taraya Xogaha iftiiminaya Ujeeddada uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maanta u tegay Xarunta Xalane ee Magaalada oo looga arrimiyo Hawlgalka AMISOM.  Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu halkaas kula kulmay saraakiil ka socda beesha caalamka gaar ahaan kuwa deeq biyaasha oo uu si weyn u danaynayey la kulankooda. Madaxweynaha waxaa kaloo uu…

                              Read More

                                Maxkamad Muqdisho Ku Taalla Oo Baafinaysa Mulkiilaha Uversal TV

                                Muqdisho:May, 09,2014 (SDN/QJ)-Waxa ay Maxkamadda Rafcaanka ee  Gobolka Banaadir bafinaysaa Madaxa Telefisinka Unversal, Axmed Abuubakar Mubaarak, waxana ay Mulkiilahan ka dalbtay inuu Muddo Bil ah ku hor yimaaddo Maxkamadda Horteeda. Ilaa iyo 3 sano waxaa socotey dacwad ka dhan ah Mulkiilaha Tv-ga Universal, Axmed Abuubakar Mubaarak oo la haystay Dacwado kala duwan. Dacwaddaha loo haystay…

                                Read More

                                  Xasan Sheekh Maxamuud Oo Looga Yeedhay Xarunta Xalane

                                  Muqdisho:May,09,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga yeedhay Xarunta Xarane ee Garoonka Aadan cadde maanta oo jimce ah. Madaxweynaha ayaa waxa uu halkaasi kula kulmi doona Saraakiisha AMISOM iyo waliba Saraakiil cadaan ah oo ka kala socda Dalalka Talyaaniga, Britain, Mareykan iyo Faransiiska.   Sidoo kale, kulanka ayaa waxa uu barbar socdaa Mooshino ay wadaan…

                                  Read More