Webmaster

    “Qodobka labaad ee axdiga qaramada midoobay ayaa odhanaya cidna laguma qasbi karro wax aanay rabin, markaas waxaa u furan..” Jandai Frazer

    Washington 27.April 2014 (SDN/QJ)- Jandai Frazer oo  hore u ahayd  Kaaliyihii hore ee xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka u qaabilsayd Afrika Xukuumaddii Madaxwyne Cliton,ayaa sheegtay in aanay garanayn sababta Caalamku u dheaysan la,yahay Umadda Somaliland ee go,aanka ku gaadhay inay goostaan Xorriyadooda. Waxaanau sidaa ku sheegtay waraysi dhinacyo badan taabanayay oo ay la yeelatay Idaacadda BBC-du,…

    Read More

      “Abuuritaanka xidhiidhkan waxa uu balaadhin doona iskaashiga dhaqaaale iyo midka farsamo ee laba dawladood”

      Hargaysa 27.April 2014  (SDN/QJ).Guddidii farsamo ee Kenya ee uu wehelinayay wakiilka Somaliland u fadhiya Kenya Md. Maxamuud Jaamac ee Arbacdii 23-kii April dalka yimi, ayaa shalay 26-kii April dalka ka amba baxay.   Guddidu waxay ka koobnaayeen afar ruux, iyadoo ujeedada socdaalkooduna ahayd inay qiimayn ku sameeyaan waxyaabaha lagama maarmaanka u ah aasaaska safaarada Kenya…

      Read More

        “Meherad Maxkamad Lama Saaro Ee Waxa Maxkamadda La Saaraa Qofka Dambiga Galay Ee Loo Haysto Oo Dacwadda Loo Furaa” C.laahi Jawaan oo ka Hadlay Xayiraada Haatuf

        Hargaysa 27.April 2014 (SDN/QJ)- Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) Ayaa Soo Jeediyay In Si Odaytinimo Leh Loo Dhammeeyo, Xalna Loogu Helo Xayiraada Saaran Wargeyska Haatuf Iyo Dareenada Ka Dhashay Qormooyinkii Uu Wargeysku Hore U Baahiyay. Cabdilaahi, Oo Shalay Warbaahinta La Hadlay Wuxuu Soo Jeediyay Si Aanay Qaddiyadani U Jiitamin Inay Muhiim Tahay In Daawo Loo…

        Read More

          “Waxaan U Soo Noqday In Aan Shirweynaha Kulmiye Ka Qayb-galo” Gudoomiye ku Xigeenka Kulmiye Talyanle

          Hargaysa 27.April 2014 (SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle Oo Ah Guddoomiye Xigeenka Guddiga Qaadhaan Ururinta Wadada Ceerigaabo, Sidoo Kalena Ah Guddoomiye Xigeenka 3aad Ee KULMIYE, Oo Maalmihii U Dambeeyay Magaalada Addis Ababa Joogay Ayaa Sheegay Inuu U Soo Noqday Sidii Uu Uga Qayb Geli Lahaa Shirwenaha KULMIYE. Xildhibaan Talyanle, Oo Ka Mid Ahaa Wefti Somaliland…

          Read More

            Raiisul Wasaaraha Dalka Koonfur Kuuriya oo isu casilay Dooni dalkaa xeebehiisa ku degtay iyo casharka Siyaasiyiinta Soomaalida ka baran karaan

            Seoul  April 2014(SDN)-Raiisul wasaaraha dalka Konfur Kuuriya Mr. Chung Hong-won ayaa shaaciyay in uu xilkii iska casilay ka dib kolkii xukuumada uu madaxda ka yahay ay ku fashilantay maareyta doon dhawaan xeebaha dalkaas ku degtay oo siday boqolaal. Doonta degtay ayaa siday 476 ruux oo u badnaa ardey iyo macalimiin waxaaney degtay bishan aynu ku…

            Read More

              Rukunada Dublamaasiyada

              Bulsho wada dhisatay qaran, waxa hubaal ah in ay u baahan tahay cid si dhaba ugu istaagta dhawrida danaha ay leeyihiin, kana celisa cid kasta oo u soo holata in ay danahaas dhaawacdo ama meeshaba ka saarto, waxana dhaba in danta ugu weyn ee bulsho u dhisato qaran ay tahay dhawrida danaha wadarnimo, danahaas oo…

              Read More

              Giggs oo Dhoola Cadeeyey Rooney Iyo Mata oo Ku Durduriyey Markii Man United 4-0 Ku Suldaartey Norwich.By Jaahuur.

              London-27-April-(SDN)-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu eegeynaa tababaraha cusub Man United  una soo kifaaxay Ryan Giggs ayaa dhoola caddeeyey galabta markii kooxdiisu badisey una ahayd tii ugu horeysey. Giggs oo shaqada kala wareegey Moyes oo toban bilood oo kaliya hayey ayaa sii wadi doona inta ka hadhsan horyaalka si ku meel gaadha ah. Haddaba ciyaartii dhexmartay Man…

              Read More

                Madaxtooyada Somaliland Oo Si Weyn Uga Muraara-Dillaacday Erayo Ku jirey Khudbad Marxuum Cigaal Hore u Jeediyey Oo Lagu Xardhay Caasimadda Dhexdeeda

                Hargeysa:April,27,2014(SDN/QJ)-Wararka Hoose ee ay shabakadda Qurbejoog.com ka helayso Aqalka Looga Taliyo  Somaliland ayaa sheegaya in Madaxtooyadu si weyn uga cadhootay Qoraallo hal-ku-dheg looga Dhigay Boodhadh Suuqa lagu Dhejiyey oo lagu muujnayo Xuska Geerida Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Ibraahim Cigaal. Waxa ay wararku intaas ku darayaan in Madaxtooyadu si weyn u dhibsatay, ugana Muraara-dillaacday Erayada…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo Oo Hargeysa Ku Noqday una Diyaargaroobaya Xadhig-ka-jarista Shirweynaha Kulmiye

                  Hargeysa:April,27,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland oo labadii maalmood ee ugu dambaysay ku sugnaa Magaalada Bebera, ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.   Madaxweynaha oo aan la shaacin sababta uu u tegay Berbera oo kaliya lagu sheegayo arrimo shakhsi oo gaar u ah, ayaa Sallaadii Jimcaha iyo middii Roob-doonta la Tukaday shacabka Reer Berbera, waxana…

                  Read More

                    Kenya Oo Jawaab Adag Ka Heshay Dhiggeeda Sucuudiga kadib Xadhigii Sucuudiyaanka ay Shabaabka ku Eedaysay

                    Nairobi:April,27,2014 (SDN/QJ)-Safaaradda Dawladda Sucuudigu ku leedahay Dalka Kenya ayaa si cadho leh uga jawaabtay Xadhigga nin sucuudiga  u dhashay oo kenya ku xidhay Dalkeeda, kaas oo ay ku eedeeyeen inuu shabaabka ka tirsanaa. Ibraahim Barnawe, oo ah ku-xigeenka safiirka Sacuudiga ee dalka Kenya ayaa beeniyay arrintaasi lagu soo xidhay ninkaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda…

                    Read More

                      Xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ka Hadashay Tallaabadii Xabsiga Loogu Taxaabay Qunsulka Somalida u Fadhiya Kenya

                      Muqdisho:April,27,2014 (SDN/QJ)-Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Somalia, ahna wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Ridwaan Maxamed Xirsi, ayaa Galabnimadii shalay Golihiisa wasiirrada iskugu yeedhay shir aan caadi ahaynXubnaha golaha wasiirada. Shirkan ayaa muhiimadda ugu weyn ee laga lahaa ay  ahayd sidii wax la iskala meel dhigi lahaa Tallaabooyinka foosha xun ee Dawladda Kenay ay ku hayso Dadka somalida…

                      Read More

                        Shabaabka Oo Xalay Weeraray Xeryo ay Deggen yihiin Ciidamada AMISOM Oo Ku Yaalla Duleedka Muqdisho

                        Muqdisho:April,27,2014 (SDN/QJ)-Waxa Habeenkii xalay ahaa uu Dagaal xooggani ka dhacay Deegaanka Arbacow ee   Duleedka Magaalada Muqdisho. Dagaalka oo uu u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa socday muddo ku dhow 30-daqiiqo, waxaana la issku adeegsaday hub culus sidda ay lee yihiin dadka deeganka. Dagaalka ayaa ku billowday markii dagaallamayaasha…

                        Read More

                          Gudoonka Baarlamanka Somalia oo Xukuumada ka dalbaday inay Go’aan ka soo saarto Xadhiga Qunsulkii Somalia ee Kenya

                          Muqdisho 26.April 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka dalbaday xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya inay go’aan ka soo saarto xariggii ciidamada Kenya ay u geysteen qunsulka safaaradda Soomaaliya ee Kenya, Siyaad Maxamuud Shire. Guddoomiyaha oo maanta ka hadlay fadhigii baarlamanka ayaa sheegay in qaabka loola dhaqmay qusulka uu ahaa mid…

                          Read More

                            “Gobolka Sool dadku waxa ay cabbaan biyo qadhaadh, kuwii qadhaadhaa ayaaba hadda gabaabsi ku dhaw” Cali Sandule

                            Laascaanood 26.April 2014 (SDN/QJ)- Wasiirul Dawlaha Nabadaynta Barriga Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandule), ayaa mar kale ku celiyay baaq ku saabsan abaaro ka jira Gobolada Bariga. Cali Sandule waxa u sheegay in Gobolada Barriga ay ka jiraan Biyo yaraan iyo waliba abaar baahsan oo ku siman Gobolka Sool. Waxa uu baaq u diray Hay’adaha Caalamiga ah,…

                            Read More

                              Kulmiye oo Kadeedka Iyo Kurbada Shirweynahooda ku Dagaalansan iyo Gudoomiyaha Qabanqaabada oo Dirir kala Kulmay Beeshiisa

                              Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)- Xaalada Xisbiga Kulmiye Ayaa Meeshii Ugu Xumayd Marysa Ka Dib Markii Maanta Ay Isfarasaareen Masuuliyiin Sar Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye, Dhacdooyinkii Ugu Dambeyey Ee Ka Dhacay Saaka Xarunta Kulmiye Waxa Mid Ahaa Markii Ay Is Afdhaafeen Xildhibaan Reer Boorama Ah Iyo Guddoomiyaha Guddida Qabanqaabada Abokor Xaamud Jibriil Waxaana Dhex…

                              Read More

                                Beesha uu Ka Soo Jeedo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Kulan ay London ku Yeesheen ku Cadeeyay inay Taageero buuxda la Garab joogaan Sawiro

                                London  26.April 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mucaaraadka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo xubno ka tirsan hoggaanbka xisbiga, ayaa xalay munaasibad taageero loogu muujinayey kaga qayb-galay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Munaasibaddan oo ay soo-qaban qaabiyeen Jaaliyadda Beelaha Ciise Muuse  ee magaalada London, ayaa ujeeddadeedu ahayd sidii ay beeshu taageero buuxda…

                                Read More

                                  Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Markii Kowaad ka Hadlay Dhacdadii Jeelka Hargaysa iyo Dad ay u qabqabteen {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Asluubta ee Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Xuseen Xiirane ayaa Maanta Markii u horaysay Waxa uu ka hadlay Dhacdadii Dhawaan ka Dhacday Jeelka Weyn ee Magaalada Hargaysa kadib Markii ay Maxaabiis Falal kala duwan u Xidhani ay damceen inay ka baxsadaan Jeelka arrintaas oo sababtay in Hal askari oo ka…

                                  Read More

                                    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

                                    Read More

                                      FAA’IIDOOYINKA IYO DHIBAATOOYINKA SHAAHA Waa Qallinkii Deeqa Cali Saalax.

                                      Shaahu wuxuu kamid yahay nolol maalmeedka dadkeena soomaalida ah, meelaha qaar sida miyigane waxaaba loo cabaa si ka badan biyaha, hadaba geedkaa saaxibka la’ah soomaalida waa maxaay? Muxuu faa’iido leeyahay? Muxuuse dhibaato leeyahay?   -FAA’IIDOOYINKA: (Shaaha cagaaran ama akhtarka ah  ayaa ka faa’iida badan kan madow ee ey soomaalidu cabto) 1. SHAAHA & CHOLESTEROL: Shaaha…

                                      Read More