Webmaster

    RCMP tracking ‘high-risk’ Canadians to prevent radicalized youths from joining foreign terrorist groups

    Canadians at risk of joining foreign terrorist groups in Syria and elsewhere are now being tracked under a program led by the RCMP, a senior counter-terrorism officer has revealed in an interview. The program has brought together police and federal agencies to identify “high-risk travellers” and disrupt their plans using methods such as denying them…

    Read More

      Qurbejooga reer Jabuuti oo abaabulaya isu soobax looga soo horjeedo Safarka Madaxweyne Geelle ee Mareykanka

      Washington April 28,2014(SDN/QJ)-Jaaliyadaha reer Jabuuti ee Woqooyiga America iyo Yurub iyo Dallada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa wada jir u abaabulaya isu soo baxyo looga soo horjeedo Booqasho uu madaxweynaha Jabuuti ku imanayo wadanka Mareykanka. Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle ayaa lagu wadaa in uu kulan la qaato madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Labada Masuul ayaa lagu…

      Read More

        WAX KA BARO 18 MAY IYO SOOYAALKA TARIIKHDA SOMALILAND

        Somaliland wali caalamka kama helin aqoonsi buuxa. Somaaliland waxay xad la wadaagtaa Jabuuti,Itoobiya iyo Soomaaliya. Somaliland waxey kamid aheyd dalalkii Ingiriisku gumaysan jirey, waxeyna xornimadda qaadatey Juun 26 1960 afar maalmood ka dibna waxay la midowday  Soomaliya oo Talyaanigu guumeysan jiray. Sanadkii 1991 ayey Somaliland ku dhawaaqday inay midawgii Soomaaliya ka noqotay, waxayna la baxday magaca Somaliland magaalo-madaxna…

        Read More

          Garnaqsi Xalay Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Xasan Gaafaadhi iyo Ballan-qaadyo ay Xil wasiirnimo Ugu Horrayso Oo Xasan Ku Ilaaway Hankiisii Hore

          Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii Ururkii Dhacay ee Rays Xasan Gaafaadhi ayaa ugu dambayntii lagu qanciyey inuu ka tanaasulo hankiisa ah inuu Hurgureeyo Kursiga Ku-xigeenka Koowaad oo uu haatan ku fadhiyo Maxamed Kaahin Axmed. Haddaba Mudane Xasan Gaafaadhi oo  hore munaasibado ugu sheegay inuu u taagan yahay Kursiga Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga, ayaa la saaray Culays badan  sidii uu…

          Read More

            Xatooyada Shaqaalihii Loo Qaadanayey Diiwaangelinta Dadweynaha Oo Bilaabantay iyo Warwarka Ardaydii Xaqa u Lahayd Oo Cirka isku Shareeray

            Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Kadiba markii ay Guddida Farsamo ee Madaxweynuhu u magacaabay Dhamaystirka Hawsha Diiwaangelinta Dadweynuhu ku dhawaaqeen in la qaadan doono Tiro shaqaale ah oo ku dhaw 600, oo qof, ayey Masuuliyiinta Dawladdu Bilaabeen inay  tartan u galaan sidii ay shaqaalahaas  cid gaar ah uga dhigan lahaayeen. Inkastoo ay Guddida Hawshan Gacanta ku haysaa shaaciyeen in Ardayda…

            Read More

              Xaraaradda Kulmiye Oo Hoos U Dhacday iyo Tanaasulkii Gaafaadhi Oo Xiise Tiray Shirweynaha

              Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Tan iyo  markii uu soo baxay warka ah inuu Guddoomiyihii hore ee Urur-siyaasadeedkii Rays ka tanaasulay dhaqaaqiisii ahaa inuu u taagan yahay Kursiga Guddoomiye-ku-xigeenka Kowaad ee Xisbiga, ayaa waxa Hoos u dhacay Xiisihii iyo Xamaasaddii laga filayey Shirweynaha Maanta Furmayya. Is-sharraxaadda Xasan Gaafaadhi ayaa xiiso gaar ah u yeelaysay Shirweynaha, maadaama oo uu ahaa shakhsiga…

              Read More

                Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Axmed Madoobe Oo Xalay Kismayo Lagu Dilay

                  Kismayo:April,28,2014(SDN/QJ)-Sarkaal Boolis ah oo ka tirsan Maamulka Jubba Land ayaa Habbeenkii xalay lagu dilay Magaalada Kismayo. Sarkaalkan oo aan wali  magaciisa la sheegin ayaa koox Hubaysani ku toogteen Aagga Impeatoria oo ka mid ah Xaafadda Calanley ee Magaalada Kismayo. Lama garankaro wali cidda ka dambaysay Sarkaalkaas, balse waxa la sheegayaa in Kooxdii dilka Geysatay…

                Read More

                  Ururka Codka Haweenka Beelaha la hayb-soocoee loo yaqaan VOSOMWO. Waxaanu si buuxda u Cambaaraynayaa xadgudubyada joogtada ah ee lagu hayo Beelaha Gabooye ee kunool gobolka Awdal garahan magalada Boorama

                  Ururka codka haweenka laga tiradabadan yahay ee VOSOMWO una dooda xuquuqda beelaha laga tirade badan yahay eeSomaliland ,waxay si xooggan uga waalacsan yihiin xad-gdubyada isa soo tarayaee bilihii ugu dambeeyay lala beegsanayay qaybaha bulshada Somaliland ugu nugulee dadyowga laga tirade badan yahay ee Gobolka Awdal, Ururka codka haweenkalaga tirade badan yahay ee VOSOMWO oo si…

                  Read More

                    Baahintii Maanta ee Iddaacada Hilaac iyo Dood xiiso badn oo u dhexeysa Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Wadani,UCID,Prof Axmed Ismaciil Samatar iyo Marwo Faadumo Siciid

                    Helsinki April 27,2014(SDN)-Dhegeysteyaal waa idaacadeenii caawa baahinteena caawa ood ku maqli doontaan dood aad u kulul oo ay ka qayb qaadanayaaan gudoomiyaha baarlamanaka Somaliland Mudana Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi  Pro. Axmed Ismaaciil Samatar Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe  iyo xooghaya Qasnajiga ee Xisbiga Ucid Faadumo Siciid,dhegeysi haboon. [peckplayer id=”1″ sound=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/hillac.mp3] HALKAN KA DHEGEYSO BAAHINTA IDAACADA…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeer ku tagay saddex wasaaradoo​d

                      Axad, April 27, 2014 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeer ku tagey Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha iyo Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka, waxaana halkaas uu warbixinno uga helay qaar kamid ah hawl-wadeennada wasaaradahaas. Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa intii uu kormeerkiisa ku…

                      Read More

                        MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH MAXAMUUD WAA IN UU IS CASILA AMA WAA IN UU WAX MUUQDA UU QABTA SHACABKIISA LABADAAS MID KOOD HA YEELO

                        Shacbiga Soomaaliyeed Waxay dhahaan ” Run iyo Ilko waa la cadeeya” sababta aan hadal kaas u soo qaatey waxay tahay markii aan u adkeysan waayay dhibka heysta Shacbiga soomaaliyeed meel kaste ha jooggan, Qaas ahaan Reer Nairobi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu beryahaan danbe ku fashil may siyaasadda sababtoo ah…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia oo Gaadhay Tunisia

                          Tunisia 27.April 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia. Wasiirka arrimaga dibadda dalka Tunisiya, Mongi Hamdi ayaa soo dhoweeyay wafdiga ka socda dowladda Soomaaliya oo uu ka mid yahay wasiirka maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane. Wafdiga ayaa…

                          Read More

                            Maxkamada Gobolka Hargaysa oo Mudaysay Xiliga Dhagaysiga Dacwada Haatuf +Xeerka Saxaafada oo aan lagu qaadayn + Dhibanayaasha oo Noqday Qaranka JSL

                            Hargaysa 27.April 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa mudaysay  dacwada loo haysto  mas’uuliyiinta Wargeyskii la xayiray ee Haatuf. Maxkamadu waxay u cayintay dhegaysiga dacwada loo haysto mas’uuliyiinta Wargeyska Haatuf  04/05/2014 oo ah maalin Axad ah, sidaasna waxa lagu sheegay  qoraal baafin ah oo uu maanta    soo saaray Garsooraha Maxkamada Gobolka Hargeysa Jamaal Axmed Maxamed…

                            Read More

                              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 27.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

                              Read More