Webmaster

    Maamul Goboleedka Punt land oo Diiwaangelin ku Samaynaya Dhakhaatiirta ka Hawl Gasha Deegaanka Maamulkooda

    Garowe 26.April 2014 (SDN/QJ)- Amar maanta oo Sabti ah 26.April.2014 kasoo baxay xafiiska wasiirka caafimaadka Puntland Dr.Saadiq Eenow ayaa lagu sheegay in Dhakhaatiirka Puntland ay is-diiwaan galiyaan. Wasiirka Caafimaadka ayaa sheegay mudo 20-cisho ah inay haystaan Dhakhaatiirta ka shaqaysta gobaladda Puntland ayna iska soo diiwaan galiyaan xarumaha ururka dhaqaatiirta ay gobalada ku lee yihiin. “Waxaa…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Berbera Salaada Roob doonta ah la Tukaday SAWIRO

      Berbera 26.April 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Saaka Saalada Roob doonta La Tukaday Dadweynaha Reer Berbera Oo isugu Soo Baxay Barxada Lagu Tukado Salaada Cida waxaana Madaxweynaha halkaasi ku wehelinayay Masuuliyiinta Badhasaabka gobolka Saxil, Maayarka Berbera iyo Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Xoor Xoor iyo Xubno la socday Madaxweynaha Oo…

      Read More

        Hoggaamiyaha Ururka Al-shabaab Oo Xabsiga Dhigay 11-Sarkaal Oo Ururkiisa Ka Tirsan

        Baraawe:April,26,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Degaanka Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose, Hoggaamiyaha Kooxda Alshabaab Axmed Cabdi Godane ayaa xabsiga u dhaadhiciyey saraakiil sare oo kooxda ka mid ah. Saraakiisha la taxaabay ayaa lagu eedeeyey inay Baalmareen amarka hoggaamiyaha, waxana la amray in la xidhxidho.   Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in Shalay gaar…

        Read More

          Sheekh Aadan Siiro oo Dhaleeceeyay Talaabada ay Shirkadaha Isgaadhsiintu Internet-ka kaga Jareen Cidii Xukuumadu aanay rabin,iyo Kalsoonidii Garsoorka oo uu Meesha ka saaray

          Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Siiro), ayaa shirkadaha is gaadhsiinta ku dhaliilay sida ay dadka qaar uga xayiraan internetka iyo telefoonada, isaga oo sheegay in shacbigu uu ka jawaabi doono sida arimahooda loo faro galiyay. Sida oo kale waxa uu xukuumadda ugu baaqay in ay dulqaad u yeelato arimaha dalka ka dhacaaya,…

          Read More

            Baaxaadega Xisbiga Kulmiye +Muuse Biixi oo Waayi doona Xubnihii ay Halganka Dheer ee Hogaaminta Xisbiga Soo Wada Galeen iyo Bedelkoodii oo la sii Calaamadiyay

            Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)-Loolanka kala riixashada Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye ayaa Sadexdii Habeen ee u danbeeyay Cirka isku sii shareeray kadib markii ay soo baxeen Siyaasiyiin damac ka hayo Kuraasta Xubno ka Mid ah Madaxda Kulmiye. Inkastoo ay Wax Waliba ku Cadaan doonaan Marka uu Shir Weynaha Sadexaad ee Xisbiga Kulmiye Furmo maalinta Isniinta…

            Read More

              TACSI AY DIRAYAAN JALIYADA BIRMINGHAM

              Ina Ilaahu ina ilayhi rajucuun. Jaaliyada West Midlands Somaliland Community,gudiga Odayada reer Birmingham iyo wax garadka kale ee ku dhaqan malagada Birmingham oo isku duubanani waxay Tacsi u dirayaan. Walalaakood Mohamed Diriye Nuur Ciid ( fariid) geerida naxdinta leh ee ku timid,Alle naxariistiisa Janatul fardawsa ha ka waraabiyee Aabihii Diiriye Nuur Ciid.oo kamid ahaa Odayadii…

              Read More

                DAAWO:Madaxweynaha Somaliland oo cashar Diblomaasiyadeed u dhigay Nicholas Kay

                London April 26,2014(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa mar uu ka jawaabayay suaal la xiriirta qadiyada Somaliland waxa uu soo bandhigay cashar diblomaasiyadeed ee uu u dhigay madaxweynaha Somaliland. Ergeyga oo jabkiisa ku qarinayay hadalo ay inta badan ku hadaaqaan nacabka Somaliland ayaa waxa uu sidoo kale qirtay in reer Somaliland…

                Read More

                  Somaliland: Shaqaalaha Dawladda Oo Saaka Fasax ah iyo Salaad Roob Doon ah Oo Dalka Laga Oogayo

                  Hargeysa:April,26,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba Shaqaalaha Dawladda  Somaliland ayaa Maanta Shaqooyinka ka nasanayo kadib amar ka yimi wasaaradda Qoyska iyo Arrimaha Bulshada xilli la filayo in Salaad Roob Doon ah dalka laga Oogo. Salaadda Roob Doonta ayaa lagu waddaa in laga Oogo Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland, waxana amarkaasi ka yimi dhinaca Wasaaradda Diinta iyo Awqaafkta Somaliland. Masuuliyiinta Xukuumadda…

                  Read More

                    Xiisad Colaadeed Oo Ka Aloosan Deegaanka Sool, Ciidamada Puntland Oo Dhoola-tus Sameeyey, Somaliland Oo Hore U sii Socota iyo Maleeshiyada Khaatumo Oo isu Habarwacatay

                    Holhol:April,26,2014(SDN/QJ)-Waxa uu dhaqdhaqaaq ciidan oo xooggani ka jiraa Deegaanada Gobolka Sool, gaar ahaan Goobaha ku dhaw Xuduudda U Dhaxaysa Somaliland iyo Puntland oo labada dhinac ay iskaga soo dhawaadeen. Wararka ay helayso Qurbejoog.com ayaa sheegaya in ciidanka Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maalintii shalay Aagga ay ku sugan yihiin ka sameeyeen Dhoolotus ballaadhan oo la…

                    Read More

                      Kalfadhigii 24-aad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Toddobaadkan Furmaya, Mudanayaasha Oo U Miciyo Lisanaya Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Soo Dubbaridanaya Khudbad-Sanadeed Baarixi ah

                      Hargeysa:April,26,2014(SDN/QJ)-Waxa Badhtamaha Toddobaadkan aynu jirno lagu wadaa inuu furmo Kalfadhigii 24-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, iyadoo madaxweyne Siilaanyo Khudbad-sanadeedkii labada Gole  oo muddo dhaaf ah laga sugayo. Aqalka Baarlamaanka oo  ay ku jiraan Mudanayaal Mucaarid u badani ayaa waxa  ka socda Abaabul dheeraad ah oo la xidhiidha su’aalo la doonayo in madaxweynaha laga weydiiyo arrimaha…

                      Read More

                        Ciidanka Kenya Oo Si Milgaha Siyaasadda Ka Baxsan Xabsiga Ugu Taxaabay Qulsulkii Somalia u fadhiyey Nairobi iyo Siyaasiyiin Kale

                        Nairobi:April,26,2014 (SDN/QJ)-Bahdilaadda iyo Dhibaatada ay Ciidanka Booliska Kenya ku Hayaan Dadka Somalida ah ee Dalkooda ku sugan ayaa xadhkaga Goosatay, waxana xabsiga la dhigay Siyaasiyiin uu ku jito Qusulka Somalia u fadhiya Nairobi Siyaad Maxamed Shire. Qunsulka ayaa habeenkii Jimcihii laga Soo qabtay Xaafadda Hellingam ee magaalada Nairobi iyadoo loo dhaadhiciyey dhinaca Saldhigga. Siyaad ayaa…

                        Read More

                        Goolhayihii Iyo Kabtankii Chelsea Ayaan Ka Soo Xaadiri Doonin Inta Ka Hadhsan Horyaalka Iyo Champion League Dhaawac Awgii.(By Jaahuur)

                        London-26-April-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu bidhaamineynaa Kabtankii iyo goohayihii naadiga Chelsea oo ku dhaawacmey ciyaartii aay la ciyaareen Atletico Madrid ee horyaalka Yurub,waxayna ka soo xaadireyn kulamada ka hadhsan horyaalka Ingiriiska iyo ciyaarta iskugu hadhey  oo lugtii labaad ah kana dhici doonta Stam Ford,walow lugtii hore 0-0 ku kala tageen. Horyaalka Ingiriiska Premier League wuxuu…

                        Read More

                          Taliyaha Boooliska iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Oo ka Badbaaday Qarax la Doonayey in Lagu Khaarajiyo

                          Nairobi:April,26,2014 (SDN/QJ)-Sida ay sheegtay Warbaahinta Dalka Kenya, waxa warar dheeraad ahi ka soo baxayaan weerarkii habeenkii arbacadii ka dhacay Afaafka hore ee Saldhigga Pangani ee magaalada Nairobi. Xogaha la helay ayaa sheegaya in labadii nine e Qaraxaasi fulinayey uu qorshahoodu ahaa sidii ay isku qarxin lahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya iyo Taliyaha Guud ee ciidanka…

                          Read More

                            Stowaway’s Mother Wants to Reunite With Her Kids

                            The mother of Yahya Abdi, the Somali-American teen, who stowed away in the wheel well of a Hawaii-bound flight from California, says her son was trying to reach her in Africa. Speaking to VOA’s Somali service from “Sheed Dheer” a refugee camp in eastern Ethiopia, Ubah Mohamed Abdulle, expressed shock and said she burst into…

                            Read More

                              Kenya: Somalis Available for Genocidal Imaginations

                              Speaking last week during the commemoration of two decades since the genocide in his country, Rwandan strongman, Paul Kagame, argued that the catastrophe had been decades in the making. “The most devastating legacy of European control of Rwanda was the transformation of social distinctions into so-called “races”. We were classified and dissected, and whatever differences…

                              Read More

                                Somalia names acting central bank chief as governor

                                MOGADISHU, April 25 (Reuters) – Somalia’s acting central bank governor Bashir Issa Ali has been confirmed in the role, the country’s prime minister said on Friday, tasking Ali with turning around an institution at the heart of graft allegations against the government. Western donors who are funding Somalia’s recovery after 23 years of conflict, including…

                                Read More