Webmaster

    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 25.April 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer…

    Read More

      “Waxaan abaabulayaa oo Socota Mudaharaad lagaga soo Hor jeedo …………..” Boqor Raabi C.laahi {DHAGAYSO}

      Hargaysa 25.April 2014 (SDN/QJ)- Boqor Raabi Yuusuf C.laahi oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Somaliland ayaa Sheegay inuu ku Hawlan yahay Sidii Bulshada Caasimadu u samayn lahayd Mudaharaad ay kaga Soo Horjeedaan Golaha Deegaanka ee Caasimada hargaysa oo uu ku eedeeyay Waxqabad la’aan baahsan. Boqor Raabi ayaa Sababaha ku kelifay inuu abaabulo Mudaharaadkan waxa uu…

      Read More

        “Inuu Wiilkaygu Naftiisa Khatar Geliyo Waxaa ugu Wacan Aabaha Dhalay oo u Sheegay in Hooyadood Dhimatay” Hooyada dhashay Wiilkii Diyaarada Taayiradeeda Galay {DHAGAYSO}

        Sheed-dheer 25.April 2014 (SDN)- Hooyo Ubax Maxamed Cabdule oo ah Hooyada dhashay Yahye Cabdi oo ah Wiilkii Yaraa ee dhawaan ku dhex dhuuntay taayarka diyaarad ka duushay California oo u socotay Hawaii ayaa Dareen Murugo leh kaga Fal celisay falka uu Wiilkeedu ku Talaabsaday Waxaanay ku Eedaysay aabaha dhalay Wiilkan inuu Caruurteeda oo Sadex ah…

        Read More

          Wasiirada Arrimaha Dibada iyo Gudaha ee Somaliland oo ka qayb galaya Shir looga hadlayo Nabada Somalia Sawiro

          Addis ababa 25.April 2014 (SDN/QJ)- Waxa wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskashiga Calimaga ah ee JSL, Mudane Maxamed Bixi Yonis, Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Cali Maxamed Waran Cade, Safiirka Safaaradda JSL ee Itobiya, Mudane Aden Nux dule, ayaa Waxay ka qayb galeen Booqashada  boqoradda Ingriiska  oo ku sugan magaalada Adisababa.   isla shalay waxa kulan…

          Read More

            Somalia: Searching for Unity in a Fragmented Country; By Hussein Abdikarim

            Twenty-three years have passed since the collapse of the Somali federal government in 1991. Since then, multiple regional states constituted as separate states, including Somaliland, have emerged as breakaways with no formal recognition from elsewhere. Other eastern Somali communities built their own administrations. In 1998, in the southeast of Somalia, Puntland was formed. Lately, two…

            Read More

              Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Gaar ah Ku Joogay Magaalada Berbera Ayaa Salaada Jimce La Tukuday Dadweynaha Reer Berbera +Sawiro

              Berbera 25.April 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maalintii labaad socdaal gaar ah ku jooga magaalada Berbera ayaa maanta Dadweynaha Reer berbera kula tukaday Salaada jimcaha masjidka khalid binu walid ee u dhow xarunta gobolka saaxil taasoo ay salaada ku weheinayeen Gudoomiyaha Gobolka Saxil, Maayarka Berbera, Maareeyaha Dekeda Berbera, Taliyaha Ciidanka…

              Read More

                Caaddooyinkii Dadkii inaga Wanaagsanaa

                Berigii hore dadku soomaaliyeed waxay laasimi jireen cibaadadda iyo Alle bariga. Illaahayna (SWT) ducadooda waa ka aqbali jiray. Inkasta oo dadkaas hore badankoodu aanay si buuxda u wada aqoon diinta, hadana inta yar ee ay bartaan way ku camal fali jireen. Dadkan dambe ee soomaaliyeed, barashadda aqoonta noocyadeeda kale duwan way ku talax tegeen, laakiin…

                Read More

                  Madaxtooyada Puntland Oo Sheegatay Deegaano Ka Tirsan Somaliland, Kuna Gooddiday Inuu Gaas Dhawaan Booqan Doono

                  Garowe:April,25,2014(SDN/QJ)Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Quraan jecel oo la hadlayey warbaahinta ayaa ku hanjabay in madaxweyne Gaas uu tegi doono Gobolada iyo sanaag oo ka mid ah Somaliland,  balse ay Puntland afka ka sheegato. Afhayeenka oo la hadlayey saxaafadda ayaa si gaar ah uga Hadlay Gobolka Sool oo uu ku sheegay mid aan gorgortan geli Karin. Waxa…

                  Read More

                    Eng. Yariisow iyo Gorfaynta Sababaha Iscasilaaddiisa Keenay

                    Muqdisho:April,25,2014(SDN/QJ)-Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa iska casilay xilalkii La Taliyaha dhinaca Warbaahinta iyo Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo xilkan uu hayay muddo 12-bilood, iyadoo uu labadaa Xilba istiqaaladooda dhiibay. Eng. Yarisow ayaa caan ku ahaa dushiisana ay ka muuqatay jacayl xad-dhaaf ah oo uu hayey xilalka uu madaxtooyada ka hayey, waxana ay iscasilaaddiisanani dad badan…

                    Read More

                      Hankii Gaafaadhi Oo Taageero Ka Helay Beesha Bariga Burco iyo Maxamed Kaahin Oo Cidla Taagan

                      Burco:April,25,2014(SDN/QJ)-Beesha Bariga Burco ayaa iskugu biyo shubanaysa  sidii ay taageeradeeda u siin lahaayeen Musharax Xasan Cali Maxamed Gaafaadhi oo dhawaan iclaamiyey inuu u taagan yahay Jagada Kuxigeenka Koowaad ee Xisbiga Kulmiye oo uu ka mid yahay Haatan. Beesha inteeda badan ayaa si weyn u soo dhaweeyey Hanka iyo dhiirranaana uu xasan Gaafaadhi ka dhex sameeyey…

                      Read More

                        Wadaad Soomaali ah Oo Ku Dhawaaqay inuu Hayo Daawada HIV/Aids-ka, Baaqna u Diray Soomaalida Xanuunkan la Nool iyo Caalamkaba

                        Kismayo:April,25,2014(SDN/QJ)-Sheekh Caan ah oo ku sugan Magaalada Kismayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose ayaa shaaciyey inuu hayo Daawadda lagu Daweeyo cudurka HIV/Aids-ka oo aan wali dunidu u helin wax daawo ah. Sheekh Maxamuud Bukhaari ayaa sheegay inuu Allaah u saqiray daaweynta ilaa toddobo bukaan ah oo qabay cudurka, isla-markaana ay haaan caafimaad qabaan. Wuxuu sheegay…

                        Read More

                          Jimciyadda Quruumaha Ka Dhexaysa Oo Shaacisay Qorshe Lagu Samaynayo 10500 Oo Askari Oo Ciidan Soomaaliyeed ah

                          Nairobi:April,25,2014 (SDN/QJ)-Jimciyadda Quruumaha ka Dhexaysa, ayaa wadda Qorshe lagu Abuuro Ciidamo Gaadhay 10,500  oo Askari, kuwaas oo noqonaya Ciidamada Xoogga Dalka Somalia. Ujeeddada Ciidankan loo abbuurayo ayaa lagu sheegay sidii ay wax uga qaban lahaayeen Baahiyaha Dhinaca ammaanka ah ee jira iyo Waliba caqabadaha dhinaca bani’aadanimo eek a jira Somalia. Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan…

                          Read More

                            Hooyada Dhashay Wiilkii Taayirka Diyaaradda Galay Oo Si Murugo Leh Uga Sheekaysay Sababta Keentay Haliska Wiilkeedu u Badheedhay

                            Sheed-dheer:Apri,25,2014(SDN/QJ)-Hooyada Dhashay wiilkii dhawaan isku qariyey Taayirka Diyaaraddii maraykanka iskaga kala duulaysay, ayaa si Murugo leh uga warrantay dhacdadaas adduunka oo dhami ka sheekaynayo. Hooyada Wiilkan yar dhashay oo magaceeda ku soo koobtay Ubax, una warramaysay qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida, ayaa Eedda Dhacdadaas uu wiilkeedu geerida ugu badheedhay dusha ka Saartay Aabaha Dhalay…

                            Read More

                              Maayarka Berbera oo Maalgaliya Meelaha Dhaliyarta lagu Dhaqan Xumeeyo iyo Gudida Wanaagfarista oo aan waxba ka ogeyn

                              HargaysaApril 25,2014(SDN/QJ) Mudo kudhawaad 6 bilood waxaanu ukuurgalney bal warar si qarsoodiya nagu Soogaadhey in aanu wax ka ogaano taasi oo aanu aakhirkiina ku sameyney dabagal balaadhan oo aanu ku raadineyno xogta rasmiga ah ee ku saabsan arintan oo nagu noqotey fajiciso aan bulshada inteeda badani ka war qabin. Maayarka magaalada Berbera C/shakuur Cidin ayaa…

                              Read More

                                DAAWO:Sifooyinka qoyska iyo Saamaynta Edbinta Ubadka- Mushkilada​ha guurka -5

                                Ottawa April 25,2014(SDN/QJ)-Waa barmaamijkii 5-naad oo ka mid ah barmaamijyadii taxanaha ahaa ee aan ku eegayay guurka iyo mashakilaadkiisa isla markaana aan ku soo bandhigaynay xuluul aan u aragno in ay xal keeni karaan. “Aqalku waa halka ay caruurtu ku barbaaraan, waana meesha ay edbintoodu ay ka bilaabmato. Cilmi baadhisyo badan oo la sameeyay waxa ay sheegayaan in…

                                Read More

                                  Laba warbixin oo aad iyo aad u Muhiim ah oo ka hadlaayo Soomaalida Nairobi ku nool Silica ay ku jiraan

                                  Waxaan marka hore si xushmad iyo Qadarin leh ugu soo gudbinaya Shacabka Soomaaliyeed meel kaste ha jooggan labo warbixin oo ka hadlaaya dhibka Soomaalida Joogta Nairobi oo kaas oo ah Xadgudub Xaquuqda Aadamiga ee Fadlan Hoos ka aqriso ayadoo English ah:   Al Jazeera investigation uncovers allegations of beatings and rape in Kenya’s ongoing anti-terrorism…

                                  Read More

                                    Cabinet approves Central Bank Governor and his deputy and discusses the establishment of regional administrations

                                    Mogadishu, April 25, 2014 – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed chaired the Somali Cabinet’s regular session today, during which cabinet members discussed the approval of the Governor of the Central Bank and his deputy. Members also discussed the formation of administrations in the country’s regions and…

                                    Read More

                                      Mobile Phones Promote Literacy in Poorest Countries: UN Report

                                      A new report from UNESCO suggests that mobile phones aren’t just promoting communication and commerce in the world’s poorest countries, they’re also encouraging literacy — especially among women. But technical and content barriers remain. The United Nations Educational, Scientific and Cultural Organization surveyed thousands of mobile phone users in Africa, India and the Middle East…

                                      Read More

                                        Many In High Office Aren’t So Powerful

                                        In the early months of the Grand Coalition Government (early 2008) the Kalenjin community was considered to have staged a grand return to the corridors of power. For in the general election five years earlier (2002) the community, following the lead of the outgoing president, Daniel arap Moi, had cast their lot with presidential candidate…

                                        Read More