Qarax lala Eegtay Saldhig Boolis oo ku Yaalla Xaafadda Islii
Nairobi:24-April-2014(SDN/QJ)-Qarax awood badan ayaa Goor Dambe oo xalay ahayd gilgilay Saldhigga booliska Pangani oo ku yaalla Xaafadda Islii ee ay soomaalidu degto. Qaraxani Markii u Dhacay Ayaa Boqolal Soomaaliya waxa laga Soo Qabtay goobta Uu ka Dhacay Iyadoona Ilaa hada Police ka Kenya Goobta la wareegeen Waxana Uu qaraxani imanayaa xili Xaalay xafada islii Ku…
