Webmaster

    DAAWO:Waraysi doorka dhalinyarada ee Qurbaha oo HCTV la yeeshay Suxufi Abdi Xarago

    Hargeysa April 22,2014(SDN)-Waa barnaamijka dhalinyarada ee ka baxa TV-ga HornCable ayaa todobaadkan waxa marti ku ah suxufiga Cabdi Baaruud Yuusux oo xarado lagu naaneyso waxaana looga hadlayaa Dhalinyarada iyo Qurbaha. Cabdi Xarago ayaa si mug leh uga waramaya waayaha Qurbaha,fursadaha iyo caqabadaha ay dhalinyaradu kala kulanto Qurbaha. SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com

    Read More

      Wariye Ka Tirsanaa Idaacadda Dalsan Oo Habeenkii Xalay Lagu Dilay Muqdisho

      Muqdisho:22-April-2014(SDN/QJ)-Mid ka mid ah Wariyayaashii ka hawlgeli jirey Idacaadda Maxalliga ah ee Dalsan Magaagalada Muqdisho, ayaa Kooxo Hubaysani Makhribkii xalay ku dileen Magaalada Muqdisho. Wariyaha la Dilay ayaa lagu Magacaabi jirey Maxamed Xasan Camaar, waxana lagu dilay Suuqa weyn ee Bakaaraha xilli uu Halkaas marayey. Marxuumka ayaa la sheegay in ay dileen rag ku hubeysan…

      Read More

        “Kooxdaasi Kamay Mid Ahayn Ciidanka Qaranka Somaliland-e Waxay AHaayeen Fallaago Habeen Meel u Hoyata….”Badhasaabka Gobolka Badhan

        Badhan:22-April-2014(SDN/QJ)-Madaxda Sare ee Gobolka Badhan, gaar ahaan Badhasaabka Gobolka Badhan Cadixakiin Maxamed Wahaabi, ayaa ka Hadlay Ciidamo ka  tirsnanaa kuwa Gobolkaas Somaliladn u joogay uu isu dhiibay Maamulka Puntland. Guddoomiye Wahaabi oo u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa ciidankaas ku sheegay kaliya wax aan ka badnayn Soddon Askari oo watay Laba gaadhi oo…

        Read More

          Somali-Kenyans launch ‘I am not a terrorist’ campaign

          Kenya Police have recently begun terror crackdown in Nairobi’s Eastleigh State – dubbed as little Mogadishu, after series of explosions that killed several people in the neighborhood. Eastleigh, which is located east of the Central Business District, nicknamed Somalia’s capital due to its large Somali inhabitants. The neighborhood is the home of a large number…

          Read More

            Tiro ka Tirsan Ciidanka Somaliland ee Aagga Bariga Sanaag Oo Isu Dhiibay Maamulka Puntland

            Garowe:22-April-2014(SDN/QJ)-Caasimadda Puntland ee Garowe waxa Galabnimadii shalay lagu soo Dhaweeyey Ciidamo ka Tirsanaa kuwa Somaliland oo Fadhiisimo ku lahaa Deegaanada Carmaale iuyo Laasqoray ee Gobolka Sanaag, kuwaas oo isku dhiiba Maamulka Puntlnad. Gaashaanle sare Maxamed Saalax Tus-baxle oo ahaa taliyaha ciidamada Soomaaliland ee bariga Sanaag ayaa horkacayey ciidamada oo ku dhow ilaa 200 oo askari,…

            Read More

              DAAWO:Siyaasi Axmed Dheere”Xubnaha beelaha ee Xisbiga Kulmiye waxa ka mid ah shaqaale Dawladeed waana sharci daro”

              Berbera April 22,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga reer Berbera ee Axmed Dheere  oo ka mida gollaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa ka waramay faro-gelin ay xukuumada  Somaliland ku heyso xulitaanka ergada xisbiga Kulmiye ee khilaafkiisu daba dheeraaday. Siyaasi Axmed Dheere oo szxaafada kula hadlay Berbera ayaa sheegay in xukuumadu shaqaale dawladeed ku dartay ergadaXisbiga taas oo sharciga baalmarsan,HOOS KA…

              Read More

                Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Isaaq Maxamed Cali (Rino)

                Mogadishu, 21 April 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo maanta Qarax lala beegsaday isaga iyo gaarigiisa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun,…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Caddaladda Waa in la gaarsiiyaa Goboblada Dalka, lana dadajiyo dib habaynta shuruucda Garsoorka”

                  Moqdisho, 21, April, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka  ka furay simnaar aqoon kororsi ah oo loo qabanayey Shaqaalaha Wasaaradda, Siminaarka ayaa waxaa ka soo qayb galay kaabayaasha Garsoorka, sida Ciidanka Asluubta, Garyaqaanada, Nootaayooninka, iyo Garsoorayaal. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caddaaladda iyo…

                  Read More

                    Please send this petition to your Canadian MP

                    Please send this petition to your Canadian MP . Email title could be Somaliland deserves internation recognition/Le Somaliland mérite une reconnaissance internationale You may also forward this message to Canada foreign affair minister  John Baird       john.baird@parl.gc.ca Liberal Leader   Justin Trudeau                 justin.trudeau@parl.gc.ca NDP leader Thomas Mulcair…

                    Read More

                      Somali PM vows to bring those behind killing of MP

                      MOGADISHU, April 21 (Xinhua) — Somali government on Monday deplored the killing of a lawmaker in Mogadishu as “a cowardly attack” and vowed to bring to justice those behind the deadly bomb blast, an official statement said. Isaq Mohamed Riino, member of the Somali federal parliament, was killed in the blast while another MP, Mohamed…

                      Read More

                        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarIsniin21a.mp3″]…

                        Read More

                          Somali lawmaker killed by Mogadishu car bomb: PM

                          Mogadishu (AFP) – A Somali lawmaker was assassinated and another wounded on Monday by a car bomb in Mogadishu, the prime minister said, the latest in a series of bomb attacks in the war-ravaged capital. “Somalia has today lost a committed parliamentarian who worked tirelessly to serve the people of Somalia and help rebuild our…

                          Read More

                            ‘Support Somali state or risk takeover’

                            Jens Mjaugedal, Special Envoy of Norway to Somalia, is frustrated… which is hardly surprising given his mission to try to turn Somalia, the world’s most failed state for many years, into a success. The biggest problem in Somalia is how to keep the deadly al-Qaeda-affiliated Islamist militant group al-Shabaab at bay. The AU’s robust peacekeeping…

                            Read More

                              Xeer Ilaalinta Somaliland oo Ugu Baaqday Madaxda Wargayska Haatuf inay ka Soo Baxaan Xabsi Guriga Cadaaladana Qaabilaan {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Madaxa Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi Jeex Axmed Cismaan Mire Ayaa Ka Hadlay Eedaymo Uu Sheegay In Ay Uga Yimaadeen Maamulka Wargayska Haatuf Oo Dhawaan Xukumada Ay Xayirtay. Waxa Uu Intaasi Ku Daray In Maamulka Wargayska Haatuf U Banaan Tahay In Ay Iska Difaacaan Dawcada Maxkamada U Taal, Isla Markaana Marar…

                              Read More

                                Xisbiga Ucid oo Wax aan la Aqbali karin ku Tilmaamay Dhacdadii Jeelka Hargaysa Dawladana ka dalbaday inay War cad ka bixiso

                                Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID,ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay war cad ka siiso bulshada reer Somaliland dhacdadii jeelka weyn ee Hargeysa  ee ay maxaabiistu ku baxsatay isla markaana hal askari ku dhintay laba kalena ku dhaawacmeen. Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga UCID Marwo Faadumo Siciid oo maanta ka hadashay dhacdada jeelka weyn…

                                Read More

                                  Madashii Daahfurka Xarunta Mu’asasada Khayriga ah ee Suldaan Xasan Bare Warsame {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Madax kale ayaa maanta ka qayb galay Xaflad balaadhan oo lagu daah-furayey aas-aaska xarunta khayriga ahee Suldaan Xasan Barre Warsame Shire taas oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa. Kulanka lagu Daahfurayay Xaruntan ayaa Waxa ka hadlay Madax ka…

                                  Read More