Ra’isal Wasaaraha Dawlada Somalia oo Canbaareeyay Dilka Xildhibaan Isaaq Maxamed Cali Riino
Muqdisho 21.April 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay dilkii loo gaystay xildhibaan Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo ka mid ahaa xubnaha baarlamaanka Soomaaliya. Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa Alle uga baryay marxuumka in uu jannadiisa ka waraabiyo, isagoo caafimaad deg deg ah u rajeeyay xildhibaan kale oo ku…
