Webmaster

    President Hadi receives Djiboutian Information Minister

    SANA’A (Saba)- President Abdu Rabbu Mansour Hadi received on Sunday in his office at the Presidential Palace a delegation of Djibouti led by the Minister of Information, Ali Hassan Bahdon. Hadi during the meeting indicated to the depth of strong relations between Yemen and Djibouti at various fields, praising highly the level of the two…

    Read More

      Somali President: “The culture of lawlessness that has plagued Somalia for the last 23 years is coming to an end.”

      Mogadishu, 20 April 2014 – H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia today attended the opening of the National Security Conference in Mogadishu. Attendees included representatives of all segments of Somali society along with experts from the security apparatus and the international community. The conference aims to achieve successful engagement…

      Read More

        Madaxwey​ne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanay​aa.”

        Mogadishu, 20 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno, khubaro dhanka amniga iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, ujeedadiisuna tahay in arrimaha amniga la gorfeeyo oo talo ka timid shacabka Soomaaliyeed ay noo horseedo…

        Read More

          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

          Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarAxad20a.mp3″] Hargaysa SDN….

          Read More

            “Labadii Jariiradood ee Haatuf iyo Hubaal ba way xidhan yihiin, waxay ku xidhan yihiin Sharci daro” Maxamed Xaashi {DHAGAYSO}

            Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, Madasha wadatashiga, , ururka Suxufiyiinta Somaliland iyo Saxaafada Somaliland ayaa maanta kulan ay Hargeysa ku yeesheen ku shaaciyey Xulufo dhinacyadaasi ka tirsan oo Difaaci doonta Xuquuqda Xoritul qawlka. Waxay cabaareeyeen Xadhiga Xukumaddu kula kacdo Xarumaha warbaahinta iyo weriyeyaasha. Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi oo ku hadlayay Afka Madasha wadatashiga…

            Read More

              “Waxaanu Shacabka iyo Saxaafaddaba u sheegaynaa in Sharcigii iyo Dastuurkii waddanka ay Xukumaddani ku tumatay” C.rashiid Riyo Raac {DHAGAYSO}

              Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Cabdirashiid Riyo-raac oo isna ku hadlayay Afka Xisbiga Waddani ayaa Maanta  Cambaareeyay Cabudhinta Saxaafadda Mas’uulkan u Hadlay Xisbiga Waddani waxa uu Sheegay in Sharcigii Waddanka ay Xukuumadu ku Tumatay Isla markaana ay Subax kasta Jebinayso Qodob distoori ah . Cabdi rashiid Riyo Raac Waxa uu Sheegay in qofka Bini’aadanka ahi u…

              Read More

                Jeelka Hargeya: Xubno ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Xabsiga Oo Lagu Tuhmay inay Hubeeyeen Maxaabiista, Shir Haatan Socda iyo Saraakiil Xadhig Loo Diyaariyey

                Hargeysa:20-April-2014(SDN)-Waxa warar dheeraad ah laga Helayaa dhacdadii Maanta gelinkii dambe ka dhacday Jeelka weyn ee Hargeysa oo ay maxaabiisi rasaas la dhaceen ciidankii Halkaas ilaalinayey. Sida uu wasiirka wasaaradda Caddaalada Somaliland Xuseen  Cabdi Ducaale u sheegay Idaacadda BBC-da, waxa dhintay Hal askari, halka uu midkalena dhaawacmay. Ciidankan dhibaatadu gaadhay, ayaa la sheegayaa inay rasaas Nool…

                Read More

                  Maxbuus Rasaaseeyay Ciidanka Jeelka Weyn ee Hargaysa iyo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac leh oo ka dhashay

                  Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Hal Askari ayaa ku dhintay Mid kalena waa dhaawac ka dib markii Nin ka tirsan Maxaabiis Budhac badeedah oo ku xidhan Jeelka Weyn ee Hargeysa uu Tacshiirad ku furay Askarta Duhurnimadii maanta. Dhawr Maxbuuska ayaa Wararku Sheegayaan inay la soo baxeen Baastoolado ay ku dhex haysteen Gudaha Xabsiga oo aan la…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo Qasrigiisa ku Casuumay Xubno Marba Xisbi ku Biira

                    Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Qasriga Madaxtooyada Kulan soo dhawayn ah kula yeeshay Masuuliyiintii ka soo diga rogtay Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, kuna soo biiray Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye. Kulankan uu madaxweynuhu la yeeshay Xubnahaasi ayaa ahaa mid la xidhiidha soo dhawayntii iyo ku biiritaankii Xisbul…

                    Read More

                      Xildhibaan Cabdixakiim Cige Guleed oo ka tarsin xildhibaanada Somalia kana soo jeeda Gobolka Awdal oo sheegay in dhibaato ka jirto gobolka awdal daawasho wacan

                      London 20April14(SDN) Xildhibaan Cabdixakiim Cige Guleed oo ka tarsin xilshibaanada Somalia kana soo jeeda Gobolka Awdal oo sheegay in dhibaato ka jirto gobolka awdal shegay in gobolka Awdal uu khilaaf ka jiro kuna tilmamay in waxa taleex ka dhacay iyo wax wayn ka dhici doono waraysigan oo dhamaystiran daawasho wacan.

                      Read More

                        Amarkii Xukuumadda iyo Shirkadaha Isgaadhiinta Oo Iskaashanayaa Albaabada ugu Laabeen Websayt-ka Haatuf Oo Barkuma-taal Noqday

                        Hargeysa:20-April-2014(SDN/QJ)-Waxa wali si caadi ah gebi ahaanba Somaliland looga Booqanayaa Shabakadii uu Wargeyska Xayiran ee Haatuf ku lahaa Barta Internet-ka oo ay dhawaan Amar ka yimi xukuumadda ku xannibeen Shirkadaha  isgaadhsiinta ee Somaliland ka hawlgalaa. Tallaabadaas ay shirkaduhu qaadeen markii ugu horraysay taariikhda ayaa barkuma taal noqotay, waxana gebi ahaanba ay tahli kari waayeen inay…

                        Read More

                          DHEGEYSO:Gabayga Diilintii Cagaarayd”Xirsi dalab halkuu doonayiyo darajo loo dhiibye, Morganyare dilaalbuu noqdoo doonyo soo raraye”

                          Ottawa April 20,2014(SDN/QJ)-Abwaan Khadar Keyse ayaa mar kale curiyay gabay isugu jira jawaab iyo ka waranka wacdiga dalka oo la yidhaahdo Diilintii Cagaareyd. Abwaanka ayaa na soo gaar-siiyay Gabayga oo qoraal iyo maqalba ah ee ka bogta. [peckplayer id=”1″ sound=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/diilintii.mp3]   Diilintii Cagaarayd   Dhaaxaan dulqaad muujiyoon daahay hadalkiiye Dhaaxaan waxbadan daa lahaa doodna aan…

                          Read More

                            Kooxda Alshabaab Oo Sheegtay Inay Qudha Ka Jareen Taliye-ku-xigeenkii Labaad ee Ciidanka Djibouti u Joogay Hiiraan

                            Buulo-burde:20-April-2014(SDN/QJ)-Dagaal Qadhaadh oo Maalintii shalay Dhex maray Ciidamada Huwanta ah iyo Kooxaha Al-shabaab ayaa waxa Haatan Guulo ka Sheeganaya Kooxda Al-shabaab. Afhayeenka dhanka dagaalada iyo dilalka ururka Al-Shabaab C/Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay Buulo Burde ay ku dilleen sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Jabuuti. Abuu Muscab ayaa sheegay in…

                            Read More

                              Hay’adda UNHCR Oo Markale Walaac Ka Muujisay Naxariis Darrada Kenya Ku Hayso Somalida Nairobi Deggen

                              Muqdisho:20-April-2014 (SDN/QJ)-Tallaabooyinka Qalafsan ee Kenya ku Hayso Somalida Deggen dalkeeda, ayaa waxa mar kale ka Hadlay Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR. Warbixinta ayaa lagu sheegay in hay’adda UNHCR ay ku guuleystay inay dib u sii deyso dadka Soomaalida ah ee haysatay kaadhka aqoonsiga ee Qaxootiga, kuwaasi oo xabsi ahaan loogu xidhay garoonka…

                              Read More

                                Dhaqdhaqaaqyo Militari Oo Puntland Ka Waddo Deegaanada Sool, Masuuliyiin Guubaabo ula Yimi Ciidanka iyo Somaliland Oo Aan Tallaabo Qaadin wali

                                Garowe:20-April-2014(SDN/QJ)-Ciidamada Puntland eek u sugan Deegaanada ku Teedsan Xuduudda Somaliland ayaa Halkaas ka wada dhaq-dhaqaaqyo iyo diyaar garow  dagaal oo ka dhan ah Ciidanka Qaranka Somaliland ee Halkaasi ku sugan. Sida ay sheegayaan wararka deegaankaas ka imanaya waxa Ciidanka  Puntland ee Halkaas ku sugani ay farriimo ka helayaan Madaxdooda iyo masuuliyiintooda, kuwaa oo ku dhiirrigelinaya…

                                Read More