Maalgeliyihii Ururro Argagixiso OO Al-shabaab Ka Mid Tahay Oo Xilkii Laga Qaaday
Riyadh:20-April-2014 (SDN/QJ)-Sida ay baahiyeen Warbaahinta Reer Galbeedku, waxa muddo laga Joogo toban cisho shaqadii uu hayey laga Ruqseeyey masuulkii ugu sarreeyey sirdoonka dalka Sucuudiga Bandar Bin Sultan. Bandar Bin Sultan waxaa lagu tilmaami jiray inuu ahaa Ninka Aas’aasay Ururka Al-Qaacida Qeybta Yaman, Al Shabaabta Soomaaliya iyo Argagixiso farabadan sida “Free Syrian Army” oo lo Asaasay…
