Wasiirka Macdanta Oo Faraqa Haysta Ciidamo Loo Aasaasayo Shirkadaha Shidaal-qodista Iyo Muran Soo Kala Dhex Galay Wasaaradaha Macdanta iyo ta Arrimaha Gudaha
Hargeysa:19-April-2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Macdanta iyo tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa lagu Eedeeyey inuu Farogelin ku Hayo Cutubyo Ciiddamo ah oo la Aasaasayo, kuwaas oo gaar u ah ilaalinta Shirkadaha Shidaalka ka qodaya Somaliland. Sida ay sheegayaan warar aanu ka helay Saraakiil sare oo wasaaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ka Tirsani, waxa muran ka Taagan yahay Qaabkii…
