Webmaster

    Wasiiro ka Socda Somaliland oo Jabuuti Kulamo kula qaatay Wasiiro ka Tirsan dalkaas ka Daawo Qurbejoog

    Jabuuti 17.April 2014 (SDN)- Wasiirada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Hawlaha Guud Mudane C.risaaq Khaliif Axmed oo Booqasho ku Jooga Magaalo Madaxda Jamhuuriyada Jabuuti ee Jabuuti ayaa Kulamo la Yeeshay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Jabuuti. Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland ayaa ka Hadlay Kulamadii dhex maray Wasiirada Jabuuti. Jabuuti SDN. Contact@Qurbejoog.com…

    Read More

      Golaha Wasiirada ee Somaliland oo Xeerar Cusub Meel Mariyay, Iyo Kenya oo Xafiis ka Furanaysa Somaliland{DHAGAYSO}

      Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Somaliland ayaa Maanta Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Ka Hortaga iyo la dagaalanka argagixisada iyo Xeerka Waxbarashada. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Waramay Arrimo door ah oo lagaga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland…

      Read More

        Kooxda Khaatumo oo ku Tuntuunsatay Taleex iyo Jiidaheeda inaan la haysan iyo Talaabooyin kale oo Somaliland qaaday

        Taleex 17.April 2014 (SDN)- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo State Mr Maxamed Yuusuf Jaamac Indho Sheel oo u Waramayay Warbaahinta Punt land ayaa ku Goodiyay inaanay Degmada Taleex iyo Nawaaxigeedu Noqon doonin Goob ay Somaliland Haysashadeeda Mahadiso,Isagoo Sheegay in Taleex ay tahay Hoygii Gumaysi la dirirka ee Daraawiish. Waxa uu Hogaamiye Indho Sheel uu Xusay inay Wadaan…

        Read More

          Maayarka Gebilay oo la rabo in Xilka laga qaado iyo Cida rabta inay Maayar ka noqoto

          Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Tan iyo doorashooyinkii Golaha deegaanka Ee Somaliland ka qabsoomay waxa Is riix riix ku yimid cida Noqon Lahayd Maayirka Magaalooyinka Qaarkood Iyadoo magaalada Gabileyna Ka mid ahayd Maayir Shucayb  maxamed  Muuse oo ka soo baxay Xisbiga  muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa Loogu doortay Inuu noqdo Maayirka Magaalada Gabiley Iyadoo markii Dambe…

          Read More

            Ra’isal Wasaaraha Somalia oo ka Baaqday Maanta Gaalkacayo Kuna Sugan Kismaayo

            Kismaayo 17.April 2014 (SDN)- Ra’iisul wasaraha DF Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa maalinkii shanaad ku sugan magalada Kismaayo xarunta mamulka Jubba. Shirar kala duwan oo looga hadlayo hormarka Jubba ayuu la qaatay mamulka,haweenka,dhalinyaradda iyo waxgaradka wuxuna ugu baaqay inay si cadaalad ah ula shaqeeyaan mamulka Axmed Madoobe. Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa sidoo kale ciidanka Jubba ku…

            Read More

              Muqdisho Xarumaha Qaramada Midoobay oo loo samaynayo Ciidamo ilaalo oo u gaar ah

              Muqdisho 17.April 2014 (SDN)- Ciidan gaar ah oo ka socda dalka Uganda oo ilaalin doona shaqaalaha iyo xarumaha hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho. Ciidanka oo ay tiradooda gaareyso 60 askari ayaa garoonka waxaa ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka socday Qaramada Midoobay oo uu jiro danjiraha Qaramada…

              Read More

                POLICE SUMMON FARAH OVER AL SHABAAB

                Former Deputy Speaker Farah Maalim yesterday denied any link to Al Shabaab. He has been summoned to appear before the Anti-Terrorism Police Unit at 11 this morning to respond to allegations that his remarks yesterday morning on Citizen TV  constituted hate speech. “They have asked me to appear before the Anti-Terrorism Police Unit at 11….

                Read More

                  DHGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Canada oo afkaartooda ka bixiyay habkii Xukuumada Axmed Siilaanyo ula dhaqantay Ardeyda Jaamacada Hargeysa

                  Edmonton April 17,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa afkaartooda ka bixiyay sida ay  xukkumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ula dhaqantay Ardeyda Jaamacada Hargeysa oo cabasho ka muujiyay koror lagu sameeyay qarashaadkii ay ku dhiganayeen kuliyadaha kala gedisan ee Jaamacada Hargeysa. Xukuumada ayaa ilaa iyo haatan xabsiyada ku haya ilaa 50…

                  Read More

                    Jubbaland: Ma Eeday Ku Adkaysasha​da In Gedo Lagu Daro Jubbooyink​a?

                    Waxaa dadka reer Jubbaland iswaydiinayaa xaqiiqada fikradii la yiri waxaa soo jeedisey Dowlada Federaalka oo ahayd in Gedo laga reebo Dowlad Goboleedka Jubbaland, laguna daro Baydhabo iyo Bakool. Warkaan oo xaqiiqadiisa aan la hayn, ayaa la isla dhexmararey waqtigii uu socday waanwaantii Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo hogaankii la magac baxay Ras-kiyamboni oo uu hogaaminaayey Mudane…

                    Read More

                      Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Soo Saartay Amar Hawada Lagaga Saarayo Shabakadda Haatuf.net iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo La Sugayo Jawaabta ay Bixiyaan

                      Hargeysa:17-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa Faysal Dhagodhago ayaa la sheegay inuu Soo saaray amar uu Shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland  ku amrayo inay Khadka internet-ka ka Xannibaan Shabakadda wararka ee Haatuf.net. Warqadda uu Guddoomiyuhu qoray ayaa la geeyey dhammaan xafiisyada Shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland, taas oo lagu farayo inay fuliyaan amarkaas Maxkamadda ka socda. Shirkadaha isgaadhsiinta ayaan wali ga’aan…

                      Read More

                        Wufuud Ballaadhan Oo Iskugu Jira Siyaasiyiin iyo Waxgarad ka Soo Jeeda Garabka Barre Hiiraale Oo Maanta Gaadhay Kismayo

                        Kismayo:17-April-2014(SDN/QJ)-Wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Col, Warfaa Sheekh Aaden iyo xubno iskugu jira odayaal dhaqan iyo siyaasiyiin ayaa saaka u ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Socdaalka Xubnahan ayaa yimid kaddib markii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wada hadaladii u dhexeeyay Col,…

                        Read More

                        Real Madird Ayaa Ku Guuleysatey Copa Del Rey Markii Aay 2-1 Ugu Madax Salaaxdey Barcelona.(By Jaahuur)

                        Spain-17-April-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku qaadaadhigeynaa Real Madrid oo Barcelona 2-1 kaga xayuubsatey Copa Del Rey Final-na ahayd. Labadan kooxood ayaa ah kuwa ugu awoodda roon Spain badakana koobabka kala qeybsada waxaana ka dhaxaysa xurguf iyo is nacayb ciyaareed. Haddaba koobkan lagu magacaabo Copa Del Rey ayaa ka mid ah kooobabka ugu faca weyn…

                        Read More

                          91-Qof Oo Soomaali ah Maanta Lagu Wado In Muqdisho Laga Soo Dejiyo

                          Muqdisho:17-April-2014(SDN/QJ)-Waxa lagu wadaa inay Maanta Garoonka Aadan Cadde International Airport ka soo Degaan Qaybtii labaad ee Soomaalida laga soo Mustaafurinayo Nairobi. Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Ambassador. Mohamed Ali Ameriko oo isagoo ku sugan Garoonka Diyaaradaha Jomma Kenyatta la hadlay Idaacada BBC, ayaa wuxuu sheegay in saaka ay celinayaan Soomaali gaadhaysa 91-qof. Cali Ameeriko ayaa…

                          Read More

                            Ethiopia Oo Cali Waran-cadde Fartay Inuu Abaabulo Mooshinno Xilka Lagaga Qaadayo Maayarka Gabiley Oo ay Godob Ka Tirsanayaan

                            Hargeysa:17-April-2014(SDN/QJ)-Madaxda Dawladda Ethiopia ayaa cadaadis Ku saaray Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland inuu Riixo Mooshino Xilka lagaga Qaadayo Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Gabiley oo lagu Eedeeyey inuu tacaddi u geystay Saraakiil Ethiopian ah oo Kala-baydh lagu qabtay. Tallaabada saraakiishan Ethiopian-ka ah lagu fatashay, ayaa waxa si weyn uga Biyo diiday Madaxda Dawladda Ethiopia, waxana ay taasi…

                            Read More

                              Ciidamo ku Abtirsada Qaramada Midoobay Oo Maanta Muqdisho Imanaya iyo Ujeeddadooda

                              Muqdisho:17-April-2014 (SDN/QJ)-Qaarka mid ah Saxaafadda Dunida ayaa sheegaya inay Maanta Magaalada Muqdisho iman doonaan Cutubyo ciidan ah oo ka socda Dalka Uganda kuwaas oo Magaca Qaramada midoobay ku Hawlgeli doonaa. Ciidamadan ayaa waxaa dalbaday wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nick Key kaddib markii sannadkii horre weerar lagu qaaday xafiisyada QM ee…

                              Read More

                                Qaar Ka Mid ah Shaqaalaha Madaarka Hargeysa Oo Cadaadis Wasiirku Saaray Darteed La Sheegay Inay Ka Dambeeyeen Dabkii Dhawaan Ka Kacay Qaybo Ka Mid ah Garoonka

                                Hargeysa:17-April-2014(SDN/QJ)-Warar ku Dhaw dhaw Saraakiisha sarsare ee Madaarka Cigaal International Airport ayaa sheegaya inuu Soo Baxay Tuhun la Xidhiidha in koox ka mid ah shaqaalaha Garoonku ay ka dambeeyeen Dabkii dhawaan Halkaasi ka kacay. Xogaha Soo Gaadhaya Qurbejoog.com ayaa sheegaya  shaqaalaha Dabkaas aan Khasaaraha badan geysanin ka dambeeyey ay yihiin  kuwo Wasiirka ka tirsanaya caddaalad…

                                Read More

                                  DAAWO:Kulankii Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Wasiirka Arrimaha Afrika U Qaabilsan Dawlada Ingiriiska

                                  Hargeysa April 17.2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds oo booqasho ku yimid dalka. Kulankan oo ahaa mid saacado badan qaatay ayaa kadib makii u soo idlaaday waxaa si wada jira xogwaran uga bixiyey waxa ay ka wada hadleen Wasiirka…

                                  Read More

                                    Golaha uu Hogaamiyo Barre Hiiraale oo eedayn kulul dusha uga tuuray R/W Abdiweli Sheikh Ahmed

                                    Kismaayo April 16,2014(SDN/QJ)-Shir Jaraa’id oo maanta ku qabteen magaalada Muqdisho golaha Nabadda iyo Midnimada gobolada Jubbooyinka ayay uga hadleen xasaraha kasoo cusboonaaday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose kaddib socdaalkii Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shekh Axmed. Dr Cabdi Shire Warsame oo wakiil uga ah golahaasi Col, Barre Hiiraale ayaa ku eedeeyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya…

                                    Read More