Webmaster

    Dalada Sonsaf oo Ka Hadashay Kulamo Xidhiidh ahaa oo ay Qaybaha Warbaahinta la yeesheen iyo Talooyinkii ka soo baxay

    Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Tan iyo Markii Saxaafadda Somaliland iyo Hay’adda Jilayaasha Aan Dawliga Ahayn ee Somaliland (SONSAF) ay si wada jir ah u bilaabeen in ay iska kaashadaan wax ka qabashada baahiyaha badan ee haysta saxaafadda Somaliland. Waxa u suurta-gashay in ay SONSAF qabato kulamo iyo cilmi-baadhis isdaba-joog ah, kuwaasi oo noqday kulamadii ugu…

    Read More

      Somali MPs threaten to withdraw from Jubilee

      SEVEN MPs from northern Kenya yesterday threatened to withdraw their support for Jubilee in defence of Majority Leader Aden Duale. Some MPs from TNA have been agitating for his removal saying that he is undermining the Jubilee government. The MPs, from all three main political parties, accused the TNA MPs of “political terrorism” saying that…

      Read More

        Security downturn in Mogadishu

        MOGADISHU, 9 April 2014 (IRIN) – Three years after Al-Shabab insurgents withdrew from the city, security in Mogadishu remains a serious problem for residents and aid workers, with threats from Al-Shabab incursions, criminals and militia. Often-deadly attacks attributed to Al Shabab or its sympathizers involving mortar rounds, rocket propelled grenades and improvised explosive devices occur…

        Read More

          Suspect of killing Somali man caught

          On Tuesday night in Leek, a 23-year old man was arrested in relation to the fatal abuse of a Somali man in Groningen. The man from Leek was caught with the help of witnesses, the police say. According to RTV Noord, witnesses declared that a total of four men were involved in the incident. A…

          Read More

            Gobolka Sool oo uu soo Gaadhay Madaxweyne Xigeenka Puntland iyo Somaliland oo ka Aamustay

            Laascaanood 09.April 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdilaahi Xaaji Cumar iyo Wefti uu hoggaaminayo,ayaa maanta socdaal ku yimi deegaanno ka tirsan Somaliland gaar ahaan gobolka Sool socdaalka Madaxda Puntland ku soo galeen gudaha Somaliland,ayaanay ka hadal Xukuumadda Somaliland oo hore u ballan qaaday inay dalka  Xuduudihiisa sugtay isla markaana aanay taako ka mid…

            Read More

            Madaxweyne Dr.Gaas oo kala dooday shacabka amaanka Gobolka Mudug SAWIRO

            Gaalkacayo 09.April 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali oo maanta Gaalkacyo uga qayb galay dood cilmiyeed looga hadlayo xaalada Gobalka Mudug ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in hormarka laga wada shaqeeyo. Dooda waxaa soo qaban qaabiyay saraakiisha Hay’adda PDRC ee Gobalka Mudug waxana kasoo qayb galay inta badan dadka waxgalka ah ee Gobalka…

            Read More

              Wararkii Dal iyo Dibad ee Shabakada Somalidiasporanews {DHAGAYSO}

              Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Ku soo Dhawaada Warkii Shabakada Qurbejoog.com oo Idiinka Imanaya Xafiiska Somalidiasporanews.com ee Magaalada Hargaysa Warka waxaa idiin soo Tebinaya Weriyahayaga Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA QURBEJOOG.COM [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarkaKhamiis09(1).mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog@gmail.com

              Read More

                Gogoll Dulin Badan

                Bulsho meel eebe wada dhigay, oo isku yool iyo higsiba wadaagtaa, kama maaranto, mid iyaga ka mida oo caynaanka u qabta kuna hogaamiya halka ay u xadhko xidhatay, iyada oo taasi tahay rukunka guusha ee bulshadaasi asaageed ku dhaafi karto, hadii se kii ay duubka ugu xidhay in uu wanaaga iyo samaha u hor-kaco, uu…

                Read More

                  Somali Prime Minister Meets EU and UNMAS

                  His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed attended a meeting with the European Union and UNMAS to discuss on-going accomplishments in regards to safety and security within Mogadishu. The Prime Minister and members of EU and UNMAS unfolded the news of the elimination of all explosive objects within Mogadishu. The government led by the Prime…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo ku dhawaaqay in Muqdisho laga sifeeyey Waxyaalaha Qarxa

                    Muqdisho, 09, April, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qaybgalay kulan lagu shaacinayey guul laga gaaray waxyaalaha qarxa oo laga sifeeyey magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaraha ku weheliyey saraakiil ka socotay Midowga Yurub, hay’adda Qaramada Midoobey ugu qaabilsan la dagaalanka miinada ee UNMAS…

                    Read More

                      Wasiiru Dowlaha Arriamaha Dibadda oo maanta Garoonka Diyaaradah​a ee Aden Cadde ku soo dhoweeyey muwaadinii​n laga soo tarxiilay Kenya

                      Muqdisho, 09,April, 2014(SDN)-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Burci Xamza ayaa maanta ku soo dhaweyey Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cade 81 qof oo laga soo tarxiilay dalka Kenya, Wasiirka oo war fidiyeenanada kula hadlayey Garoonka Diyaaradaha ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aysan ka gaabin doonin kaalinteeda ku aadan daryeelka…

                      Read More

                        Wasiirka Macdanta ee Somaliland oo ka Jawaabay Eedihii Wargayska Haatuf ka qoray Qurbejoog ka daawo

                        Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda  Macdanta iyo Tamarta Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta warar been abuur ah oo xaqiiqada ka fog ku tilmaamay  eedaymo iyo qoraalo lixdii bilood ee u danbaysay lagu faafinaayay Wargayska Haatuf  ee kasoo baxa Magaaladda Hargaysa. Wasiirka Macdanta iyo Tamartu Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha Wargayska Haatuf Media…

                        Read More

                          “Waxaanu Wax ka Qornay Wiil Madaxweynuhu Sodog u yahay oo Talada dalka Meel ka soo gelin iyo Musuq Maasuq Shiidaal” Gudoomiyaha Haatuf

                          Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Wargeysyada Haatuf iyo Somaliland Times Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa sheegay in xayiraada ay Saartay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Wargeysyadaasi ay ka dambaysay kadib markii ay xukuumada ka qoreen maqaalo la xidhiidha musuqmaasuq hadheeyey heshiisyada shidaal baadhista ee ay la gasho shirkadaha shidaal baadhista. Mr Gaboobe waxa kale oo uu tilmaamay in…

                          Read More

                            “Qofku wuu Khaldami karaa, Laakiin Hay’ad Warbaahineed in Mar kaliya Albaabada loo Laabo Waa Bar madow oo Dimuqraaddiyadeena ku taall” Mustafe Sacad Dhagayso

                            Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Dalada Sonsaf Mustafe Sacad Dhinbiil ayaa Warbaahinta Somaliland u soo Jeediyay inay Ilaaliso Karaamada iyo Sharafta Muwaadinka . Waxa uu sidoo kale Gudoomiyaha Sonsaf Tilmaamay in Dimuquraadiyada Somaliland ay Bar madow ku tahay albaabo u Xidhista ay Xukuumadu ku hayso Warbaahinta Madaxa bannaan. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Ururka Solja oo Wasiir Cukuse Kula Garnaqsaday Tacadiyada ay Xukuumadu ku Hayso Saxaafada {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Ururka Solja ee Saxaafada Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf ayaa Maanta Kula Garnaqsaday Wasiirka Warfaafinta Hagar daamooyin ay Saxaafada Madaxa banaaani ka  Tirsanayso Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Gudoomiyaha Solja waxa uu Sheegay in loo baahan yahay Sidii ay Maxkamaduhu ugu dhaqmi lahaayeen Xeerka Dhaqan galka ah ee aan badalkiisa la hayn ee…

                              Read More

                                “Meherada Haafut la Yidhaa in la Xidho Kuma Faraxsani,Sidoo kale 15 Cisho inay nin aan dalkaba u shaqayn Maagtana kuma Faraxsani” Wasiir Cukuse {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta markii u horaysay ka hadlay Albaabo u Xidhida Wargayska Haatuf oo uu  sheegay inaanu ku faraxsanayn isagoo intaas ku daray in aanu sidoo kalena ku faraxsanayn in Wargayska Haatuf uu mudo Shan iyo Toban Cisho ah aflagaadeeyo Shakhsi…

                                Read More

                                  “Haatuf Waxa uu si badheedh ah u aflagaadeeyay Madaxda Qaranka oo aan ku Jiro” Wasiirka Arrimaha Gudaha

                                  Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa ka hadlay sababta xayiraada loogu soo rogay wargeysk madaxa-banaan ee Haatuf  iyo mataantiisa  Somaliland times ayaa xayiraadaasi ku tilmaamay mid sharciga dalka u yaalla waafaqsan, isla markaana uu wargeyska Haatuf ku xad-gudbay  qawaaniinta dalka u yaalla. Cali Warancadde, oo Xalay  u waramay laanta af-soomaaliga…

                                  Read More

                                    Dawlada Waddanka Kenya oo Dufcadii 1aad ee Somali ah u Masaafurisay Muqdisho

                                    Nairobi 09.April 2014 (SDN)- Siddeetan iyo labo qof oo Soomaali ah oo ka tirsan dadkii lagu qabqabtay howlgallada ay ciidamada Kenya ka wadaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayay maanta diyaaraddii wadday ka duushay Nairobi iyadoo ku sii jeedda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Nairobi, Ambassador Maxamed Cali Nuur (America), oo…

                                    Read More

                                      Amiin Caamir oo Documentary soo saaray, Daawo horudhaca

                                      Edmonton April 09,2014(SDN)-Farshaxan yahanka Soomaaliyeed ee Amiin Camir ayaa soo saaray Documentary uu uga hadlayo Farshaxankiisa iyo dedaal uu doonayo in uu dhalinyaro Soomaalyeed ku baro xirfada Farshaxanimada. Documentary-ga oo dhawaan Lagu soo bandhigay magaalada Toronto ayaa ah mid si wanaagsan looga shaqeeyay,hoosta ka daawo Horu dhac kooban oo laga diyaariayay.

                                      Read More